Tuse Technology
7.53K subscribers
123 photos
22 videos
14 files
153 links
SOO BOOQO YOUTUBKEENA

https://youtube.com/channel/UCyxNoqpwO220

Kusoo dhawow tuse technology ka baro course.yo free ah || kuna biie qaybaha kale ee casharada aanu kusoo gudbino sida
$[《DALBO CASHARo https://t.me/Tuse1122_bot》]
$[《OUR GROUB @TUSEteam》]
Download Telegram
ila soo dhaweeya warsan https://warsann.blogspot.com/
https://youtu.be/FJPEPjpshmc?feature=shared

isku soo Laabasho iyo isla hanaqaad fiican..
Channel name was changed to «Tuse Technology»
Forwarded from Tuse Technology
https://youtu.be/FJPEPjpshmc?feature=shared

isku soo Laabasho iyo isla hanaqaad fiican..
Halkan waxaan kusoo koobay seddex weerar oo ay gaysteen burcada internite'ku iyagoo ku bartilmaameedsaday shirkado waay-wayn. 



 1. Weerarkii Sony Pictures (2014):


 Taariikhda Dhacdada:

Bishii Nofeembar 2014, Sony Pictures Entertainment (SPE) ayaa la kulantay weerar xagga internet-ka ah oo baaxad weyn leh. Kooxda hackers-ka ee loo yaqaan "Guardians of Peace" ayaa sheegtay mas'uuliyadda weerarka.


  Sida uu Weerarku u Dhacay:

Hackers-ka ayaa helay galitaan buuxa oo ay u heleen nidaamyada gudaha ee Sony Pictures. Waxay xadeen oo faafiyeen macluumaad aad u badan oo shirkadda ah......

Halkan ka daalaco = https://tusetechnology.blogspot.com/2024/07/seddexdii-weerar-ay-gaysteen-hackersku.html?m=1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
#Free course🗃

WAA FURSADII ugu Muhiimsanayd ee sanadkan kusoo Marta 2024.

Course kan waxa si farshaxanimo ku dheehantahay inala wadaagaya "ustaad Maftuux mascuud". Waa suure inaad Hore editskiisa uga heli jirtay., laakiin maanta fursadii way kula taalaa, anaana kaa huba xitaa 200 oo dollor course noocan oo kale ah kuu ma jarteen lakiin kani waa free.

Maftuux- waa flim.maker, contact creater, graphic desinger. Intaba wuu dhalaaliyaa. Waxaan jeclahay inaad courskan aad si fiican u baran doonto.

Waa kan Course' ku ⬇️⬇️


Link 1= https://t.me/maftuuxmascuud