Taran App
1.61K subscribers
115 photos
7 videos
57 links
Your Easy Bridge from Mobile Money to Digital Currency
Download Telegram
⏰ Maanta 09:00 Am
Waxaa soo socda war weyn oo aad ku farxi doontan ! πŸŽ‰πŸ”₯

Fursad aad Taran App lacag uga sameyn karto πŸ‘‹

Ha moogaanin! πŸš€

#TaranApp #BigAnnouncement
❀7
🚨 War Farxadleh πŸŽ‰

Dhammaan macaamiisha Taran App waxay heli doonaan 1% lacag-celin (Cashback) mar kasta oo ay ku lacag ku sarifyaan Base Network.
πŸ’Έ Dhaqdhaqaaq kasta oo aad ku sameyso Taran App – Swap, Send, ama Payments – waxaad hadda ka heli kartaa lacag-celin joogto ah
βœ…οΈ Tusale hadii $100 aad Ku sarifto Taran app adiga oo Adeegsanayo Base Network Waxaad Dib u heli doonta $1 oo Lacag Celin ah .

Update ku Samey Taran App maanta oo isla markiiba tijaabi! πŸš€

πŸ‘‰ Google Play
πŸ‘‰ App Store

Ka dhig noloshaada mid fudud, isla markaana saaxiib nala noqo 🀝

πŸ’¬ Su’aal ma qabtaa?
Nala soo xiriir markasta β€” 24/7 Support!

πŸ”‹ Powered by YIKSI LTD
🟒 Trusted · Fast · Secure
πŸ‘6πŸ€·β€β™‚2❀1
War wayn ayaa soo socda cawa
πŸ‘8❀2
πŸ’‘ Wax weyn ayaa soo socda!

La soco Oo halkaan isha kuhay ... πŸ‘€

U diyaar garow Adeeg cusub iyo fursado kale ballaaran.

πŸ“² La soco oo update garey Taran app β€” Google Play & App Store dhawaan!

#TaranApp #AdeegCusub #SooSocda #CryptoMadeEasy #FursadoBallaaran
πŸ‘5❀2πŸ”₯2πŸ€”1
09:30 πŸ‘€ indhaha ku hay halkaan War wayn oo lawada sugayay ayaa soo socda
πŸ‘5πŸ‘2πŸ‘€1
✨ Rasmi

Solana Network hadda waxaad si toos ah uga heli kartaa Taran App! πŸš€

Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in Solana Network si buuxda loogu daray Taran App!

Taasi waxay ka dhigan tahay:
⚑ Xawaare degdeg ah
πŸ’° Khidmadeda oo hooseeya
βœ… Trading fudud & seamless

Bilow mustaqbalkaga crypto trading maanta oo adeegso Taran App

Update ku Samey Taran App maanta oo isla markiiba tijaabi! πŸš€

πŸ‘‰ Google Play
πŸ‘‰ App Store

Ka dhig noloshaada mid fudud, isla markaana saaxiib nala noqo 🀝

πŸ’¬ Su’aal ma qabtaa?
Nala soo xiriir markasta β€” 24/7 Support!

πŸ”‹ Powered by YIKSI LTD
🟒 Trusted · Fast · Secure
πŸ‘8πŸ”₯5❀3
πŸŽ‰ Sadali oo ku guuleyso $25! πŸ’Έ

Tartankan xiisaha leh e u dhexeeyaa degmooyinka Warshiiq iyo Howlwadaag ee biri 06 Nov 2025 πŸ†

πŸ‘‰ Si aad uga qayb gasho saadalintaas , raac dhammaan shuruudaha iyo habka saadlinta adigoo booqanaya linkigan Facebook:
πŸ”— https://www.facebook.com/share/17SwsRu6ov/

Ha seegin fursaddan
❀2
New year, new goals, new energy, and yes, new profile pictures too πŸ˜„πŸ˜†
As we step into 2026, it’s the perfect time to refresh your Taran App profile and leave those 2025 vibes behind.πŸ₯³πŸ₯³
Your profile picture might seem like a small detail, but it’s part of how you show up in the Taran ecosystem.
πŸ“² If you haven’t already, download or update the Taran App and make the switch today.😎
❀1
πŸ‡¨πŸ‡¦ Quick update from Canada πŸ‘€

The Bank of Canada wants stablecoins to be backed by high-quality liquid assets. In simple terms: more transparency, more safety, more trust.

Why does this matter?
Stablecoins are no longer just for trading. People are using them for:
β€’ Payments
β€’ Cross-border transfers
β€’ Everyday financial activity

Clear rules help protect users, keep the system stable, and make it easier for more institutions to get involved.

Feels like another step toward stablecoins becoming real digital money, not just a crypto experiment.

πŸ’¬ What do you think?
πŸ‘‰ Do stronger rules make you trust stablecoins more , or do they take away from innovation?

Let’s discuss πŸ‘‡
❀2πŸ‘1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
You’ve seen the video , now we want your take πŸ‘€
What stood out to you most?
Speed? Simplicity? Scale?
Taran App is growing because of real users solving real payment challenges every day β€” and this community is a big part of that.
Drop a πŸ”₯ if you’re proud of how far we’ve come
Drop a πŸ’‘ if you have ideas on what we should improve or add next
Let’s keep building together.
❀2
Taran App waxa ay ka haqabtiraysaa baahida Gas Fee, iyadoo kuu suurtagelinaysa in aad ka hesho Gas Fee-yada kala ah BNB, Solana, iyo TRON β€” dhammaantood hal meel.

Waxaad ku iibsan kartaa Gas Fee-ga adigoo adeegsanaya mobile money-ga Bariga Afrika, sida EVC Plus, Sahal, Premier Wallet, MTN, M-Pesa (Kenya & Tanzania).

Haddii uu jiro Gas Fee kale oo aad jeclaan lahayd in lagu daro Taran App, fadlan nala wadaag aragtidaada adigoo ku qoraya qaybta faallooyinka.
πŸ‘4❀1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
This one came out πŸ”₯
We’ve been building quietly, and this video shows exactly what Taran is about, making money movement across borders feel effortless.
Watch it and tell us what you think πŸ‘€
Which feature stands out most to you? Let's talk πŸ‘‡
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
A lot of you ask, β€œIs it easy to get started?”
So here’s a quick walkthrough showing exactly how to sign up and get into Taran App. No complicated steps ,just a smooth start.
Watch it and let us know if anything needs more explaining πŸ‘€πŸ‘‡
❀1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
A lot of you have been asking how the swap actually works πŸ‘€
So here’s a full walkthrough showing how to move between M-Pesa and stablecoins using the Taran App. Take a look, try it out, and let us know if anything needs more clarity.
Your feedback helps us improve πŸ™Œ
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Mararka qaarkood, si aad u sarifato lacag Cryptocurrencies-ka ah, waxaad martaa nidaamyo badan, dad kala duwan iyo qidmad aan si cad loo sheegin. πŸ˜•

Taran App waxaa loo Sameyay in uu si fudud oo hufan kuugu xalliyo baahiyaha sarifka lacagaha Cryptocurrencies-ka ah.
πŸ”„ Halkan, sarifku waa toos.
🚫 Ma jiro cid idiin dhexeysa.
❌ Ma jiro kharash Qarsoon,
⚑ Waqtigu waa degdeg sikimo guduhood ah.

Taran App – Buundada u dhexeysa lacagta mobile-ka iyo tan digital-ka. πŸ“±πŸ’±
❀6
Ramadan Mubarak
πŸ‘8❀3
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Speed matters.
Taran App gives you direct access between crypto and M-Pesa, without relying on slow P2P trades.
Your funds. On your time.
πŸ‘1
Ciid Mubaarak dhammaantiin!
Alle ha inaga wada aqbalo soonka iyo camalka suuban, hana ka yeelo Ciiddaan mid khayr, barako iyo nabad leh.
Farxad iyo raynrayn ku ciida 🀍

Kala soo deg Google Play & App Store.
https://taranapp.com/downloads
❀5
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Haddii aad tahay TikToker 🎁 ama YouTuber πŸŽ₯ lacag ku hela PayPal β€” Taran App ayaa kuu ah xalka! πŸš€

βœ… Lacagtaada si toos ah ugu beddel:
EVC Plus | M-Pesa | E-Dahab | MTN | Airtel | Premier Wallet

⚑ Degdeg, fudud, ammaan ah waliba ilbiriqsiyo gudahood!

πŸ“² Kala soo deg Taran App maanta:
Apple Store & Play Store https://taranapp.com/downloads

#TaranApp #PayPalToMobileMoney #EVCPlus #MPesa #DigitalPayments #AfricaTech
❀6πŸ₯°1