Students Somalia Exam
6.78K subscribers
284 photos
10 videos
70 files
107 links
Welcome S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso Ardyada soomaliyeed > kana dhisto dhanka waxbarashada >Aqoon faa.iid✅️
Download Telegram
saynis_f8_students_somalia_exam_TRADE_PRINT_READY_1_5_1_2_1.pdf
151.7 KB
Madada saynis bdf waa diyaar 14 chapter
Laxariir ciwaanka hoose
👇👇👇
@Ustaad_Naasir
somalia-f8-students-somalia-exam-TRADE-1-7 (1) (1) (1).pdf
367.2 KB
Madada somaliya bdf waa diyaar 
Laxariir ciwaanka hoose
👇👇👇
@Ustaad_Naasir
F.g Murajicada soo socota maahin inaad kaligiina kaliya faa'iidaan ardayda aan ogeen ee sanadkan ah 8aad garubkan sher udhaha si ey ugu faa'iideystaan insha.alaah lingiga garubka waa kan
👇👇👇👇
https://t.me/Fasalka_8aad
WAR-SAXAAFADEED KU SAABSAN ARDAYDA LAGA JOOJIYEY IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE FASALKA 12-AAD
BOOK IS BAR ENGLISH MACALIN LA'AAN
LAXARII CIWAANKA HOOSE
👇👇👇
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
Asc Ardayda rabaan iney is diwaan galiyan imtixaanka Fiinaalka Fasalka 8aad ee soo socdo kaliya ciwaanka hoose ha.iska diwaan galiyan waqtiga wuu kooban yahay
👇👇👇👇👇
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naadir
Marabtaa Inaad hesho Imtixaanka Dowlada ee gobolka Banaadir 2022-2023.

insha'Allah Waxbadan Baad kafaa,idi doontaa kaliya kadalbo Ciwaanka hoose
👇👇👇👇
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir

            Wabilaahi Towfiiq
Ogeysiis Ogeysiis muhiim ah bari ay tariikhdu tahay 28/5/2024 waa maalinta lashaaci doono 10 Arday ee ugu sareya imtixaan bileedka 2aad Fasalka 8aad

Wixii su,aalo ah laxariir
ciwaanka hoose
👇👇👇👇👇👇
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir

MAHADSANIDIIN
Shaacinta natiijada 10 Arday ee ugu horeeyay fasalka 8aad imtixaan bileedka 2aad 2023 2024

Hambaliyo Hambaliyo 👏

wixii su,aalo ah laxariir ciwaanka hoose
👇👇👇👇
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir

MAHADSANIDIIN
OEGYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH

Jadwalka imtixaanka Finalka F.8aad waxa bilowday is diwan galinta imtixaanka  hadaba iska diwaan gali ciwaanka hoose
👇👇👇👇👇👇👇👇
@studentssomaliexam

MAHADSANIDIIN

        《 Mahadsanidiin 》
OEGYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH

Jadwalka imtixaanka Finalka F.8aad waxa bilowday is diwan galinta imtixaanka hadaba iska diwaan gali ciwaanka hoose
👇👇👇👇👇
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir

MAHADSANIDIIN

《 Mahadsanidiin 》
Murajicada Caawa 7:30 inoo balan ah,intaasna sher siidhaha Arday badan ayaa jiraan aan ogeyn

Labada garuubka waa kuwaan lingiyadooda sher udhaha sey ey waxdaban uga faa,iidaan insha,Allah

Telegram
👇👇👇👇
https://t.me/Fasalka_8aad

What's up
👇👇👇👇
https://chat.whatsapp.com/CVejyDNz4xs7bwKOdx3a7L

Waxaan idin rajeynayaa bari guul insha,Allah
Kooxda S.S.E murajicadeeda Maka faa'iideysatay?
Anonymous Poll
64%
Haa
36%
May
Murajicada Caawa 8:00 inoo balan ah,intaasna sher siidhaha Arday badan ayaa jiraan aan ogeyn

garuub kana waa kan lingigiisa sher udhaha sey ey waxdaban uga faa,iidaan insha,Allah

Telegram
👇👇👇👇
https://t.me/Fasalka_8aad

4k waxyar ayaa inooga Dhiman fadlan nagaarsiiya oo Jon dhaha🙏

Waxaan idin rajeynayaa bari guul insha,Allah
~{ Hambaliyo} dhamaan ardayda Fasalka 8aad ee kuxiran garubkan F.8aad koxda S.S.E

~Alle waxan idinkaga rajeynaa natiiijo qurxan iyo waxaad kufarxdaan maanta waa maalin aad sugeyseen intaaso biloow Alxamdulilaah wuu idin dhamaaday imtixaanaka download 2023-2024

~Horay usiiwada dadaalkiina nolosha waa step 🚶‍♂️ heerba heer ayaa kasareya guul marlabaad idin rajeynaa dhamaantiiina

《 MAHADSANIDIIN 》
Asc Ardayda 8aad, kooxda S.S.E waxey idinla qaadaneysaa farxada iyo hampaliyo waxeeyna idin rajeynaa idin  natiijo qurxoon inaad keesan doontaa imtixaanka dowlada 2023-2024

Sanadkaan waxaan mareynaa 8aad kii 3aad aan sidaan murajicada usiino horay usii socda.

Waxaana idin sameynay f1 kaas oo aad waxbadan kafaa,idi doontaan insha,Allah

Marka horay waxaa Mahad leh Alle oo noosurta galiyay inaan idin soogubino murajicada, Marka xigatana @Ustaad_Naasir oo ahaa macalinka qaabilsan F.8aad kaas oo dadaal iyo juhdi badan idinki bashay sidaad wax ubara laheedeen.

Ugu dambeyn waxaan Alle idinkaga rajeynayaa inuu inaad heshaan natiijo qurxoon imtixaanka dowlada 2023-2024.

Wabilaahi Towfiiq
Waa goormeh waqtiga ducada malinta carafo?

Waa salada subax laga bilaawo ilaa maqribka
Qaas ahaan duhurka laga bilawo ilaa maqribka Xooga saar oo ku dadaal

■ see u duceysana ?
■ maxana ka bilawaa ?
■ maxana dhahaa ?

Waxa ku siinays dariiqooyin diirada saar dariqoyinkas waayo waa sasbta ducooyinkada lagaaga aqbali doono Insha'Allah

● intaa wali ducada bilaawin  waxaa 10 jeer dhaheysaa سبحان الله waxa hadana 10 jeer dhaheysaa الحمد لله ka bacdi waxa 10 jeer dhaheysaa الله اكبر

(Wuxuu yirih Anas ibnu malig Allaha ka rali noqde  waxa u timid nabiga ﷺ umu saleym waxeyna tirih : Rasuulikii illahayow waxa i bartaa kalimooyin aa ku duceysto
Wuxuu yirih nabiga ﷺ : waxaa ku tasbiixsata Allah10 jeer waxana ku xamdisaa 10 jeer waxana ku takbirsata 10 jeer  kadib waxa weydisata waxa u bahantahay
Waxa uu Allah dhahaya : waan sameyay waan sameyay )
" عن أنس بن مالك قال: جاءت أم سليم إلى النبي صلى الله عليه وسلم، فقالت: يا رسول الله، علمني كلمات أدعو بهن قال: " تسبحين الله عشرا، وتحمدينه عشرا، وتكبرينه عشرا ، ثم سلي حاجتك، فإنه يقول: قد فعلت، قد فعلت "

● waxa dhahdaa :
أللهم إني أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد

■ Markuu maqalay nabiga ﷺ nin dhahayo ducadan wax uu dhahay nabiga waxa uu Allah ku weydistay magacisa kan ugu weyn magacas oo haduu wax ku weydisto la sinayo haduu ku duceystana laga aqbalyo ducadisa .

«سمع النبي ﷺ رجلا يقول: اللهم إني أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد
فقال رسول الله صلى الله عليه وسلم:
لقد سأل الله باسمه الأعظم الذي إذا سئل به أعطى وإذا دعي به أجاب»

● ka bacdi ku duceyso wax walbo aa doneysid iyo wax walbo aa rajeeneysid

● isku day markaa dhameyso duco walbo inaa dhahdid يا حي يا قيوم

︎ tusale Allahayow ii danbi dhaaf يا حي يا قيو
waa fahmtay rajenaya .

● waxaa allaha wax ku weydiisata magacyayadiis kuwa Ugu fiican
Yacnii waxa dhaheysaa :
يارحمن ارحمني، يا رزاق أرزقني ، يا عفو اعفو عني

● ku waasi waxee ahayen qaar ka mid ah asbaabaha ducda lagu aqbalo

■ ma aqano waxa ku duceysto ama waxaa ka baqaaya ina hilmamo qaar ka mid ah waxa ku duceysanlahaa ?

● dhib malahan warqat ayaa ku qoron kartaa waxa dhihi laheed hada rabtit xata wax ku qoron karata mobelkada

■ taasi waxee ahayeen asbabooyinka ducada lagu aqbalo waxena kulmisa adunyada iyo aakhirabo

Fg: Xasuusi walalahaga kale iyo axbaabtada
الدال على الخير كفاعله
Subax wanaagsan
Maanta waa maalinta carafo.✓

waa maalin aad u qiimo badan, ha iloowina inaa ka faa'idaystaan soomkiisa iyo camal walba oo wanaagsan oo allah idin dhawaynaya ina samaysaan.

Ma taqaanid sanadka danbe carafadiisa inaa joogi doontid.

Ha iloowina walaalahiina ku dulman falastiin iyo dhul walba ina u docaysaan.