Students Somalia Exam
6.42K subscribers
264 photos
9 videos
70 files
99 links
Welcome S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso Ardyada soomaliyeed > kana dhisto dhanka waxbarashada >Aqoon faa.iid✅️
Download Telegram
OEGYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH

Jadwalka imtixaanka Finalka F.8aad waxa bilowday is diwan galinta imtixaanka hadaba iska diwaan gali ciwaanka hoose
👇👇👇👇👇
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir

MAHADSANIDIIN

《 Mahadsanidiin 》
Murajicada Caawa 7:30 inoo balan ah,intaasna sher siidhaha Arday badan ayaa jiraan aan ogeyn

Labada garuubka waa kuwaan lingiyadooda sher udhaha sey ey waxdaban uga faa,iidaan insha,Allah

Telegram
👇👇👇👇
https://t.me/Fasalka_8aad

What's up
👇👇👇👇
https://chat.whatsapp.com/CVejyDNz4xs7bwKOdx3a7L

Waxaan idin rajeynayaa bari guul insha,Allah
Kooxda S.S.E murajicadeeda Maka faa'iideysatay?
Anonymous Poll
65%
Haa
35%
May
Murajicada Caawa 8:00 inoo balan ah,intaasna sher siidhaha Arday badan ayaa jiraan aan ogeyn

garuub kana waa kan lingigiisa sher udhaha sey ey waxdaban uga faa,iidaan insha,Allah

Telegram
👇👇👇👇
https://t.me/Fasalka_8aad

4k waxyar ayaa inooga Dhiman fadlan nagaarsiiya oo Jon dhaha🙏

Waxaan idin rajeynayaa bari guul insha,Allah
~{ Hambaliyo} dhamaan ardayda Fasalka 8aad ee kuxiran garubkan F.8aad koxda S.S.E

~Alle waxan idinkaga rajeynaa natiiijo qurxan iyo waxaad kufarxdaan maanta waa maalin aad sugeyseen intaaso biloow Alxamdulilaah wuu idin dhamaaday imtixaanaka download 2023-2024

~Horay usiiwada dadaalkiina nolosha waa step 🚶‍♂️ heerba heer ayaa kasareya guul marlabaad idin rajeynaa dhamaantiiina

《 MAHADSANIDIIN 》
Asc Ardayda 8aad, kooxda S.S.E waxey idinla qaadaneysaa farxada iyo hampaliyo waxeeyna idin rajeynaa idin  natiijo qurxoon inaad keesan doontaa imtixaanka dowlada 2023-2024

Sanadkaan waxaan mareynaa 8aad kii 3aad aan sidaan murajicada usiino horay usii socda.

Waxaana idin sameynay f1 kaas oo aad waxbadan kafaa,idi doontaan insha,Allah

Marka horay waxaa Mahad leh Alle oo noosurta galiyay inaan idin soogubino murajicada, Marka xigatana @Ustaad_Naasir oo ahaa macalinka qaabilsan F.8aad kaas oo dadaal iyo juhdi badan idinki bashay sidaad wax ubara laheedeen.

Ugu dambeyn waxaan Alle idinkaga rajeynayaa inuu inaad heshaan natiijo qurxoon imtixaanka dowlada 2023-2024.

Wabilaahi Towfiiq
Waa goormeh waqtiga ducada malinta carafo?

Waa salada subax laga bilaawo ilaa maqribka
Qaas ahaan duhurka laga bilawo ilaa maqribka Xooga saar oo ku dadaal

■ see u duceysana ?
■ maxana ka bilawaa ?
■ maxana dhahaa ?

Waxa ku siinays dariiqooyin diirada saar dariqoyinkas waayo waa sasbta ducooyinkada lagaaga aqbali doono Insha'Allah

● intaa wali ducada bilaawin  waxaa 10 jeer dhaheysaa سبحان الله waxa hadana 10 jeer dhaheysaa الحمد لله ka bacdi waxa 10 jeer dhaheysaa الله اكبر

(Wuxuu yirih Anas ibnu malig Allaha ka rali noqde  waxa u timid nabiga ﷺ umu saleym waxeyna tirih : Rasuulikii illahayow waxa i bartaa kalimooyin aa ku duceysto
Wuxuu yirih nabiga ﷺ : waxaa ku tasbiixsata Allah10 jeer waxana ku xamdisaa 10 jeer waxana ku takbirsata 10 jeer  kadib waxa weydisata waxa u bahantahay
Waxa uu Allah dhahaya : waan sameyay waan sameyay )
" عن أنس بن مالك قال: جاءت أم سليم إلى النبي صلى الله عليه وسلم، فقالت: يا رسول الله، علمني كلمات أدعو بهن قال: " تسبحين الله عشرا، وتحمدينه عشرا، وتكبرينه عشرا ، ثم سلي حاجتك، فإنه يقول: قد فعلت، قد فعلت "

● waxa dhahdaa :
أللهم إني أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد

■ Markuu maqalay nabiga ﷺ nin dhahayo ducadan wax uu dhahay nabiga waxa uu Allah ku weydistay magacisa kan ugu weyn magacas oo haduu wax ku weydisto la sinayo haduu ku duceystana laga aqbalyo ducadisa .

«سمع النبي ﷺ رجلا يقول: اللهم إني أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد
فقال رسول الله صلى الله عليه وسلم:
لقد سأل الله باسمه الأعظم الذي إذا سئل به أعطى وإذا دعي به أجاب»

● ka bacdi ku duceyso wax walbo aa doneysid iyo wax walbo aa rajeeneysid

● isku day markaa dhameyso duco walbo inaa dhahdid يا حي يا قيوم

︎ tusale Allahayow ii danbi dhaaf يا حي يا قيو
waa fahmtay rajenaya .

● waxaa allaha wax ku weydiisata magacyayadiis kuwa Ugu fiican
Yacnii waxa dhaheysaa :
يارحمن ارحمني، يا رزاق أرزقني ، يا عفو اعفو عني

● ku waasi waxee ahayen qaar ka mid ah asbaabaha ducda lagu aqbalo

■ ma aqano waxa ku duceysto ama waxaa ka baqaaya ina hilmamo qaar ka mid ah waxa ku duceysanlahaa ?

● dhib malahan warqat ayaa ku qoron kartaa waxa dhihi laheed hada rabtit xata wax ku qoron karata mobelkada

■ taasi waxee ahayeen asbabooyinka ducada lagu aqbalo waxena kulmisa adunyada iyo aakhirabo

Fg: Xasuusi walalahaga kale iyo axbaabtada
الدال على الخير كفاعله
Subax wanaagsan
Maanta waa maalinta carafo.✓

waa maalin aad u qiimo badan, ha iloowina inaa ka faa'idaystaan soomkiisa iyo camal walba oo wanaagsan oo allah idin dhawaynaya ina samaysaan.

Ma taqaanid sanadka danbe carafadiisa inaa joogi doontid.

Ha iloowina walaalahiina ku dulman falastiin iyo dhul walba ina u docaysaan.
𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤 Dhamaan Ardayda soomaaliyeed hadaa nahay koxda 𝐒.𝐒.𝐄•

waxaan farxadaa laqeyb saneyn naa dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan Ardayda soomaliyeed meel kasta ey joogaan waxaanu leenahay Ciid Mubarak caafimaad iyo bash bash barwaaqo kuciida Alle waxaan kabaryeynaa inoo nagaarsiiyo ciida ciideeda kale caafimaad iyo barwaaqo nagu gaarsiiyo•

Allo Inta xanuunsan Caafi Allo Naga aqbal camalada wanaeagsan aan sameynay•

Jon dheh ciwaankeena
Kooxda
👇👇👇👇👇👇
https://t.me/studentssomaliaexam
Asc Team f4 Murajicada  iyo wixii qish ah ba waan soodhigi doonaa,intaasna sher siidhaha Arday badan ayaa jiraan aan ogeyn

Labada garuubka waa kuwaan lingiyadooda sher udhaha sey ey waxdaban uga faa,iidaan insha,Allah

Group 1aad
👇👇👇👇
https://t.me/Class_form_four

Group 2aad
👇👇👇👇
https://t.me/fasalka_f4

Waxaan idin rajeynayaa guul insha,Allah
Asc Team 8aad imtixaanka dowlada 2023-2024 gaar ahaan Ardayda koonfur galbeed, Murajicada  iyo wixii qish ah ba waan soodhigi doonaa,intaasna sher siidhaha Arday badan ayaa jiraan aan ogeyn

Labada garuubka waa kuwaan lingiyadooda sher udhaha sey ey waxdaban uga faa,iidaan insha,Allah

Group 1aad
👇👇👇👇
https://t.me/fasalka8aadKGS

Group 2aad
👇👇👇👇
https://t.me/fasalka8aad_kgs

Waxaan idin rajeynayaa guul insha,Allah
Ardaygaas f4 ah ID Carkiisa ayaa kalumay,waxaan kacod saneynaa dhamaan cidii Aragtay ama hada kadib arki doonta hakasoo wacaan lambarka ugu qoran

Walaalkiina Caawiya oo laraadiyaa hadaadan arkin fadlan Ardayda kale usheer garee mahadsanidiin
Ardayga f4 ee kamaqnaa ID Carka waxaad Kala xariiri kartaan
lambarkan
👇👇👇👇
0615000661

Fadlan Uraadiya intuu dhowyahay hala caawiyo Ardaygaas
👏OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH 👏

📚Fursad Waxbarasho ah free📚

Marabtaa Barashada Koorsooyinka soo socda:

1: Barashada luqada English oo bilow ah

2: Barashada luqada Carabiga oo bilow ah

3: Barashada computer-ka oo bilow ah

Hadaba Kuliyada weyn ee Waxtar Academy waxa ey qabaneysaa fasalo cusub,waxa eyna idin sameyneysaa qiimo dhimis balaaran 30% ah, Maalinta Xuriyada ee 26 Jun awgeed

#Hadaba Adigoo gurigaaga jooga baro
#Adigoo Shaqadaada jooga baro
#Adigoo safarkaaga kujira baro
#Adigoon meelna Aadin baro

Habada iska diwaan gali
Ciwaanka hoose
👇👇👇👇👇👇
https://t.me/waxtaracadeymy

"WABILAAHI TOWFIIQ "
Buuga Baro English All grammar BDF kiisa hada kadalbo ciwaanka hoose
👇👇👇👇
https://t.me/som_pdf
Marabtaa barashada luqada Carabiga oo bilow ah, hadaba waxaan qaadaneynaa fasal cusub is diwaan galiduna wey bilaabatay.

F.g Tirada Ardayda laqaadan doono wey kooban tahay kafaa,iideso.

Hadaba iska diwaan gali
ciwaanka hoose
👇👇👇👇👇👇
https://t.me/Waxtar_Academy
📚Fursad Waxbarasho oo free ah📚

Marabtaa barashada luqada English oo bilow ah, hadaba waxaan qaadaneynaa fasal cusub is diwaan galiduna wey bilaabatay.

F.g Tirada Ardayda laqaadan doono wey kooban tahay kafaa,iideso.

Hadaba iska diwaan gali
ciwaanka hoose
👇👇👇👇👇👇
https://t.me/Waxtar_Academy
Marabtaa barashada luqada English waliba si free ah hadaba kubiir lingigaas hoose
👇👇👇👇👇👇👇
https://vm.tiktok.com/ZMrAXdf89/
https://vm.tiktok.com/ZMrAXdf89/
https://vm.tiktok.com/ZMrAXdf89/

Halkaas👆👆👆