Students Somalia Exam
6.27K subscribers
259 photos
9 videos
70 files
94 links
Welcome S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso Ardyada soomaliyeed > kana dhisto dhanka waxbarashada >Aqoon faa.iid✅️
Download Telegram
Ogeysiis Ogeysiis muhiim ah

Koxda S.S.E waxey shacisay Jadwalka murajicada imtixaan Bileedka 2aad fasalka Fasalka 8aad 2023-2024 

Wuxuna bilaaban donaa 28/3/2024 insha.alaah guul

Kubiir fasalka 8aad
👇👇👇👇👇
https://t.me/Fasalka_8aad
                                          《 Mahadsanidiin 》
biology-f1-students-somalia-exam-TRADE (1) (1) (1) (8) (2).pdf
1.5 MB
Madada biology bdf waa diyaar 3 chapter
Laxariir ciwaanka hoose
👇👇👇
@Ustaad_Maahir
Ardayda rabaan iney is diwaan galiyan imtixaan bileedka 2aad Fasalka 8aad ee soo socdo kaliya ciwaanka hoose ha.iska diwaan galiyan waqtiga wuu kooban yahay
👇👇👇👇👇
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naadir
biology-f2-students-somalia-exam-TRADE (1)-1-42-1-8 (1) (2).pdf
390.9 KB
Madada Biology f2 waa diyaar 6 chapter
Laxariir ciwaanka hoose
👇👇👇
@Ustaad_Qaasim
OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH

¤ Shaacinta waqtiga ey galidonaan ardayda Fasalka 8aad ee koxda S.S.E imtixaan Bileedka 2aad ee sanad dugsiyeedka 2023 2024

¤  Hadaba iska diwaan gali ciwanka hoose waqtiga uu koban yahay
👇👇👇👇👇👇
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir

                   《 MAHADSANIDIIN 》
Marabtaa Inaad hesho Imtixaanka Dowlada ee gobolka Banaadir Sanadkii Horay Ee 2020-2021.

insha'Allah Waxbadan Baad kafaa,idi doontaa kaliya kadalbo Ciwaanka hoose
👇👇👇👇
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir

            Wabilaahi Towfiiq
saynis_f8_students_somalia_exam_TRADE_PRINT_READY_1_5_1_2_1.pdf
151.7 KB
Madada saynis bdf waa diyaar 14 chapter
Laxariir ciwaanka hoose
👇👇👇
@Ustaad_Naasir
somalia-f8-students-somalia-exam-TRADE-1-7 (1) (1) (1).pdf
367.2 KB
Madada somaliya bdf waa diyaar 
Laxariir ciwaanka hoose
👇👇👇
@Ustaad_Naasir
F.g Murajicada soo socota maahin inaad kaligiina kaliya faa'iidaan ardayda aan ogeen ee sanadkan ah 8aad garubkan sher udhaha si ey ugu faa'iideystaan insha.alaah lingiga garubka waa kan
👇👇👇👇
https://t.me/Fasalka_8aad
WAR-SAXAAFADEED KU SAABSAN ARDAYDA LAGA JOOJIYEY IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE FASALKA 12-AAD
BOOK IS BAR ENGLISH MACALIN LA'AAN
LAXARII CIWAANKA HOOSE
👇👇👇
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
Asc Ardayda rabaan iney is diwaan galiyan imtixaanka Fiinaalka Fasalka 8aad ee soo socdo kaliya ciwaanka hoose ha.iska diwaan galiyan waqtiga wuu kooban yahay
👇👇👇👇👇
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naadir
Marabtaa Inaad hesho Imtixaanka Dowlada ee gobolka Banaadir 2022-2023.

insha'Allah Waxbadan Baad kafaa,idi doontaa kaliya kadalbo Ciwaanka hoose
👇👇👇👇
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir

            Wabilaahi Towfiiq
Ogeysiis Ogeysiis muhiim ah bari ay tariikhdu tahay 28/5/2024 waa maalinta lashaaci doono 10 Arday ee ugu sareya imtixaan bileedka 2aad Fasalka 8aad

Wixii su,aalo ah laxariir
ciwaanka hoose
👇👇👇👇👇👇
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir

MAHADSANIDIIN
Shaacinta natiijada 10 Arday ee ugu horeeyay fasalka 8aad imtixaan bileedka 2aad 2023 2024

Hambaliyo Hambaliyo 👏

wixii su,aalo ah laxariir ciwaanka hoose
👇👇👇👇
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir
@Ustaad_Naasir

MAHADSANIDIIN