Somalijobs Inc
7.89K subscribers
35 photos
3 videos
2.41K links
Download Telegram
to view and join the conversation
#SRCS Is hiring Re-Advert: Admin & Finance Officer #Mogadishu, #Somalia
APPLY NOW --->>> https://test.somalijobs.com/.../e847661ceb8b14b843837153a...
#Somalijobs
#PSI Is hiring Contract Management Specialist #Mogadishu, #Somalia
APPLY NOW ——>>> https://test.somalijobs.com/jobs/display/b2b6edb9fc13ea4a2ee920cea2222a2e-0p3aac1c9c65d44ee22c948e48e679c178
#Somalijobs
#Savethechildren Is hiring Program Development and Quality Director - #Somalia/#Kenya
APPLY NOW ——>>> https://test.somalijobs.com/jobs/display/b2b6edb9fc13ea4a2ee920cea2222a2e-0p3da91d9f64da4ae22d958a4ee273c373b3
#Somalijobs
Shanta (5) Caqabadood Ee Cv-Gaagu Aanu U Guuleysan Markasta Iyo Habka Aad U Xalin Karto
Marar badan waxa aynu maqalnaa cabasho ku saabsan shaqo helidda iyo in caqabado badani ku geedaaman yihiin. Haddaba maanta waxa aynu isla eego doonaa qaar ka mida caqabadaha ugu waaweyn ee aan loo aqbalin warqad codsiyeedkaaga shaqo ( CV gaaga) iyo Cover Letter kaaga si aad ugu gudubto wajiga labaad ee shaqo helidda kaas oo ah waraysi shaqo.

Qodobadaa waxa ka mid ah:
Halkan ka sii akhri: https://test.somalijobs.com/blogs/1403757004808451/shanta-(5)-caqabadood-ee-cv-gaagu-aanu-u-guuleysan-markasta-iyo-habka-aad-u-xalin-karto
#somalijobs #Somalijobs
Maxay Loo Shaqeeyayaashu Kaa Rabaan?

Lix arrimood ayay loo shaqeeyayaashu ku qiimeeyaan shaqaalaha ay qaadanayaan. Lixdaasiba waxaa lagaa rabaa in aad muujiso in aad kartidooda leedahay. Kursiga & miiska waraysiga shaqo, haddii aad fursad u hesho waa mid mashquul badan oo aad ogtahay in ay hawl badan kaa horayso oo aad kula tartamayso tartamayaal cidhiidhsanaya halka aad rabto in aad gaadho. Marka aad isku hubsato fadhiisashada miiska waraysiga shaqo waxaa lagaa rabaa in aad muujiso in aad tahay qofkii ku habboonaa shaqadan laguu waraysanayo, il-bidhiqsi kastaa wuxuu kuu yahay dahab aad isku iibin karto - lixdan arrimood ayay loo shaqeeyayaashu kugu qiimaynayaan isla markaana kaa raadinayaan;

Halkan kasii akhri: https://test.somalijobs.com/blogs/6657670156955912/maxay-loo-shaqeeyayaashu-kaa-rabaan?
#somalijobs
Qodobo Muhiim Ah: Waraysiga Shaqo, Qaabdhismeedka, Noocyada Iyo Diyaar Garow

Loo shaqeeyayaasha qaar waxa ay qaadaan hal waraysi shaqo si ay ugu go'aan qaataan tartama ku habboon, halka kuwa kale ay qaadaan 2 iyo 3 waraysi shaqo si loo kala saaro tartamayaasha. Heerarka waraysiga shaqo iyo badnaanshaha tartamayaasha ayaa badin kara waraysida shaqo. Wax isbedela ama saameyn

Halkan kasii akhri: https://test.somalijobs.com/blogs/2290076615162832/qodobo-muhiim-ah:-waraysiga-shaqo,-qaabdhismeedka,-noocyada-iyo-diyaar-garow
#Somalijobs
#HABEENWANAAGSAN
BOOSASKII SHAQO EE AANU BAAHINAY MAANTA, SABTI, 22/01/2022

1. #Action Aid - Terms of Reference – Field Research Consultant for Feminist in Humanitarian Nexus - #Somaliland
APPLY NOW---->>>>> https://somalijobs.net/jobs/terms-of-reference-field-research-consultant-for-feminist-in-humanitarian-nexus-somaliland/
#Somalijobs

2. #UNICEF is hiring Driver (G-2) – #DireDawa, #Ethiopia
APPLY NOW---->>>>> https://somalijobs.net/jobs/driver-g-2-dire-dawa-ethiopia/
#Somalijobs

3. #UNDP is hiring Website producer – #Djibouti
APPLY NOW---->>>>> https://somalijobs.net/jobs/website-producer-djibouti-2/
#Somalijobs

4. #DRC is hiring MEAL Specialist – #DoloAdo – Somali Regional State Of #Ethiopia
APPLY NOW---->>>>> https://somalijobs.net/jobs/meal-specialist-dolo-ado-somali-regional-state-of-ethiopia/
#Somalijobs

5. #UNHCR is hiring Assc IT Service Delivery Management – #Djibouti
APPLY NOW---->>>>> https://somalijobs.net/jobs/assc-it-service-delivery-management-djibouti/
#Somalijobs

6. #UNICEF - International Consultant – Social Behavioral Change & Communication Consultant For Somalia RMNCAH communication plan – #Mogadishu, #Somalia
APPLY NOW---->>>>> https://somalijobs.net/jobs/international-consultant-social-behavioral-change-communication-consultant-for-somalia-rmncah-communication-plan-mogadishu-somalia/
#Somalijobs

7. #UNICEF is hiring Education Manager (Emergency), P-4 – #Mogadishu, #Somalia
APPLY NOW---->>>>> https://somalijobs.net/jobs/education-manager-emergency-p-4-mogadishu-somalia/
#Somalijobs

IDIL AHAANTIINBA GUUL WACAN #Somalijobs