Dagaalka Shiicada Iyo West (Reer galbeed) Dhexdhexaad maka Noqon Karnaa?... Sababta Raaci!
π‘π¬ @somalibooks waxay ugu hambaliyaynaysaa dhamaan Asxbta nagu xidhan iyo Ummada Soomaaliyeed, Munaasibda Ciidu Al Adha, waxaan idin leenahay caafimaad ku ciida, nabad ku ciida, ilaahay waxaan idin kaga baryaynaa inuu idin ka aqbalo cibaadadii Acmaashii aad Soo gudateen, iyo in rabi idin ku daro kumanaanka kun ee naarta laga xoreeyo. Qaysaskiina iyo Asxaabtiinaba waxaan idin leenahay Markale Ciid Muubarak, Sanad walba Soo Baraara. @somalibooks
Asc dhallinyaro aadban idin salaamaya dhammaantin waxaan rajaynayaa inaad caafimad qab iyo caloolsami aad ku sugantihiin bi'dnilaah waxaan rabaa inaan idinla wadaago
!!!!!!!!!!
OGAYSIIIIS AHπ’π£π’
Waxaan qaban doonnaa live stream mawduuciisu yahay γ"Maraaxisha Wax akhriska."γπππ
Madasha waxaa inoogu casuuman
Ustaad: @Abdinasir Haji Mahamud oo ah, qoraa iyo turjumaan markaa dhallinyaro ka faaidaysta kana soo qayb gala, soona diyaarsada su'aalaha idinka dhex guuxaya ee ku saabsan wax akhriska insha allah.
πTaariikhda: 21/june/2024
β°Wakhtiga : 8:00 p.m
πBarnaamijkuna : live {Somali Books}
Waana habeenimada sabtidu soo galayso insha allah.πππ
Barnaamijkii cid inoo daadihisa helay diyaar hala ahaado insha'allah.πππ
Time kana aad haloo ilaaliyo dhallinyaro waan idinku adkaynayaa insha allah 8:00pm
Barnaamijkuna xilligiisi ayuu inoo qabsoomayaa waxba iskama baddelin sidaas ula socda.
Mhdsantihiin.β€οΈ
Time kana aad haloo ilaaliyo dhallinyaro waan idinku adkaynayaa insha allah 8:00pm
Barnaamijkuna xilligiisi ayuu inoo qabsoomayaa waxba iskama baddelin sidaas ula socda.
Mhdsantihiin.β€οΈ
Book Ila Akhri waa madal aan ugu talagalay inaan ku booriyo akhris wadareedka, waa madal u abaabulan is-jecleysiinta wax-akhriska, oo aan ku shiilno afkaaraha aqoonta iyo xogta, maadaama aan nool nahay Casriga warbixinta ( Information age).
https://t.me/BuugIlaAkhri
https://t.me/BuugIlaAkhri
Telegram
πBOOK Δ°LA AKHRΔ° π
Book Ila Akhri waa madal aan ugu talagalay inaan ku booriyo akhris wadareedka, waa madal u abaabulan is-jecleysiinta wax-akhriska, oo aan ku shiilno afkaaraha aqoonta iyo xogta, maadaama aan nool nahay Casriga warbixinta ( Information age).
Fanka Maamulka.pdf
16.1 MB
πFanka Maamulka' Pdf
W/Q: James Menzies.
W/T: Cabdiraxmaan Xuseen Samatar.
@somalibooks
βοΈ Taabo : Shareβ€οΈ
W/Q: James Menzies.
W/T: Cabdiraxmaan Xuseen Samatar.
@somalibooks
βοΈ Taabo : Shareβ€οΈ