Somali Books πŸ“š
116K subscribers
1.94K photos
110 videos
2.47K files
1.03K links
Ψ¨Ψ³Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω… Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ±Ψ­Ω…Ω† Ψ§Ω„Ψ±Ψ­ΩŠΩ€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω€Ω…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
Β© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-‡️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Download Telegram
Live stream scheduled for
Live stream started
Live stream finished (2 hours)
πŸŸ‘πŸ’¬ @somalibooks waxay ugu hambaliyaynaysaa dhamaan Asxbta nagu xidhan iyo Ummada Soomaaliyeed, Munaasibda Ciidu Al Adha, waxaan idin leenahay caafimaad ku ciida, nabad ku ciida, ilaahay waxaan idin kaga baryaynaa inuu idin ka aqbalo cibaadadii Acmaashii aad Soo gudateen, iyo in rabi idin ku daro kumanaanka kun ee naarta laga xoreeyo. Qaysaskiina iyo Asxaabtiinaba waxaan idin leenahay Markale Ciid Muubarak, Sanad walba Soo Baraara. @somalibooks
πŸ”΄β™¦οΈ Are you available right now ⁉️
ASC - WLLHA QIIMAHA IYO QAAYAHA LEH AAN KU FAANOOW....
Asc dhallinyaro aadban idin salaamaya dhammaantin waxaan rajaynayaa inaad caafimad qab iyo caloolsami aad ku sugantihiin bi'dnilaah waxaan rabaa inaan idinla wadaago!!!!!!!!!!

OGAYSIIIIS AHπŸ“’πŸ“£πŸ“’

Waxaan qaban doonnaa live stream mawduuciisu yahay γ€Š"Maraaxisha Wax akhriska."γ€‹πŸ“šπŸ“šπŸ“š

Madasha waxaa inoogu casuuman
Ustaad: @Abdinasir Haji Mahamud oo ah, qoraa iyo turjumaan markaa dhallinyaro ka faaidaysta kana soo qayb gala, soona diyaarsada su'aalaha idinka dhex guuxaya ee ku saabsan wax akhriska insha allah.

πŸ—“Taariikhda: 21/june/2024
⏰Wakhtiga : 8:00 p.m
πŸ“Barnaamijkuna : live {Somali Books}

Waana habeenimada sabtidu soo galayso insha allah.πŸ™ŒπŸ™ŒπŸ™Œ
Barnaamijkii cid inoo daadihisa helay diyaar hala ahaado insha'allah.πŸ™πŸ™πŸ™

Time kana aad haloo ilaaliyo dhallinyaro waan idinku adkaynayaa insha allah 8:00pm

Barnaamijkuna xilligiisi ayuu inoo qabsoomayaa waxba iskama baddelin sidaas ula socda.
Mhdsantihiin.❀️
Live stream started
Live stream finished (2 hours)
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Dhibbanaha aan dhala.pdf
5.6 MB
πŸ“š'Dhibbanaha Aan Dhalan'
W/Q: Faarax Maxamed Jaamac 'Cawl'

@somalibooks
Book Ila Akhri waa madal aan ugu talagalay inaan ku booriyo akhris wadareedka, waa madal u abaabulan is-jecleysiinta wax-akhriska, oo aan ku shiilno afkaaraha aqoonta iyo xogta, maadaama aan nool nahay Casriga warbixinta ( Information age).
https://t.me/BuugIlaAkhri
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Fanka Maamulka.pdf
16.1 MB
πŸ“šFanka Maamulka' Pdf
W/Q: James Menzies.
W/T: Cabdiraxmaan Xuseen Samatar.


@somalibooks
⭕️ Taabo : Share❀️