Telefishinka Qaranka
92.2K subscribers
3.6K photos
698 videos
8 files
1.62K links
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.
Download Telegram
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa tababar aqoon korosi ah usoo xiray 150-qof oo kamid ah dhallinyaro ka kala socotay degmooyinka Gobolka, Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa daah furay tababar ku saabsan habka oogista
Dacwadaha Madaniga ah.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow" wax ka badalka ayaan ku sameynay qodobada qaar sharciga Hay'adda NISA".
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo khudbad ka jeediyey kulanka guddiga farsamo ee ka talobixinta doorashada Qaranka ayaa yiri"Waxaa jira rabitaan weyn oo ah in dalka ay ka dhacdo doorasho mideysan"
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Wasiir Faarax Cabdulqaadir" Macallimiinta sadaxda kun ah laguma qeybin doono nidaamka qabiilka".
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Wasaaradda Howlaha Guud ee XFS ayaa qorsheyneysa in sanadkaan gudihiisa la dhiso wadooyinka Beledweyne ilaa Gaalkacyo iyo Beledxaawo ilaa Doolow, sida uu warbaahinta qaranka u sheegay agaasimaha guud ee wasaaradaas Mahdi Sheekh Cabdullahi.
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Waddada isku xirta isgooska Kaxda iyo Ex-Control Afgooye, waxaana goob ka ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha guud ee Maamulka Gobolka.
Waddadan oo aad u burbursan islamarkaana isticmaal keeda dhibaatooyin kala duwan lagu qabay ayaa dhismaha mashruucan waxaa kamid celiyay bulshada Degmooyinka Kaxda, Dharkeenley, Wadajir, Deyniile iyo Hodan.
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in deg-deg loo joojiyo dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, isaga oo tacsi u diray ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dhibaatadu soo gaartay.
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Mowqifka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo uu jeedinayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Khawaarijta waxay u tahay xilli adag, dhaqaale burbur ayaa ku dhacay, waxaana la joogaa dhamaadkooda.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa kulan gaar ah la qaatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya Mrs, Tiina Intelmann.
Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga ka dhaxeeya Maamulka Gobolka Banaadir iyo Midowga Yurub, gaar ahaan horumarrinta Amniga, dib-udhiska goobaha Danta Guud, bilicda Caasimadda, shaqa abuurka Dhallinyarada, maareenta Barakacayaasha iyo Qaxootiga, hoos u daadajinta adeegyada Bulshada, naleynta magaalada, diyaarinta doorashooyinka golayaasha deegaanka, iyo Maqaamka Caasimadda.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa'uud Aweis Jaamac oo uu wehliyo madaxa Hawlgalka ATMIS Danjire Maxamed El-Amine Souef ayaa ka hadlay guulaha dowladdu ka gaartay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta iyo gaarsiinta adeegyada bulshada.