Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Ciidanka Daraawiishta Puntland oo deegaano cusub kala wareegay argagixisada Daacish ee ku dhuumanaya buuraha Gobolka Bari.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Hawlgal khasaare ballaaran loogu geystay Khawaarijta oo ka dhacay deegaano hoos taga magaalada Ceel Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
HirShabeelle waa goobta geerida Khawaarijta, waxaa la joogaa maalmihii dhamaadkooda.
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa maanta howlgal culus ka fuliyey deegaanada ku xeeran magaalada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo lagu beegsaday dhagarqabayaal ka tirsanaa Khawaarijta.
Howlgalka oo weli ka socda aagga Ceelbaraf waxaa Khawaarijta lagu gaarsiiyey khasaare culus oo isugu jira dhimasho iyo dhawaac, waxaana la burburiyey gaadiidkii ay wateen iyo goobihii ay gabaadka ka dhiganayeen.
Howlgalka oo weli ka socda aagga Ceelbaraf waxaa Khawaarijta lagu gaarsiiyey khasaare culus oo isugu jira dhimasho iyo dhawaac, waxaana la burburiyey gaadiidkii ay wateen iyo goobihii ay gabaadka ka dhiganayeen.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Ganeraal Sahal Cabdullahi Cumar oo Ciidamada Deegaanka ee gobolka Hiiraan ku wareejiyey rasaas ay ku dagaalamaan ayaa faray inay dardar geliyaan dagaalka Khawaarijta looga xoreynayo Hirshabeelle.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Taliye Odawaa Yuusuf Raage "Khawaarijtu waa naf-lacaari laba sano go'doonsanaa, waana waajib in dagaalka aan ku jirno uu noqdo mid geesinimo iyo go'aan leh."
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage "Waxaan dagaal kula jirnaa Khawaarij baneysatay daadinta dhiiga shacabka, waana muhiim inaan ka daalin xoreynta dalka, dadka iyo diinta ay ka been sheegayaan."
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Ciidanka Daraawiishta Puntland oo Khaarajiyay Madaxii Drones-ka Daacish, ee buuraha Calmiskaad.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Maxaa kasoo kordhay howlgalkii horjoogayaasha Khawaarijta lagu beegsaday ee ka dhacay Jilib?.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Howlgal qorshaysan oo Ciidamada gaarka ah ee dowladda ay ka fuliyeen Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta.
Ciidamada Amniga Baardheere ayaa toogtay dhagarqabe rabay inuu dil geysto, labo qof oo shacab ah ayaa dhaaawac ka so gaaray isaraaseynta dhacday.
Ciidamada ayaa ka furtay bistoolad uu ku fulin rabay dilka dhagarqabahaan ka tirsanaa Khawaarijta.
Ciidamada ayaa ka furtay bistoolad uu ku fulin rabay dilka dhagarqabahaan ka tirsanaa Khawaarijta.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Madaxweyne Xasan Sheekh "Dadka Soomaaliyeedow kaca maanta ma jirto meel dhexe oo la istaago cadowgeennu waa hal waana Khawaarij."
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Halgan baa lagu jiraa.