Forwarded from Telefishinka Qaranka (SNTV)
Ciidamada Xoogga Dalka ee Danab iyo kuwa Jubbaland ayaa soo afjaray Khawaarijtii soo weerartay deegaanka Kudhaa ee hobolka Jubbada Hoose, iyagoo warbaahinta u soo bandhigay meydadka maleeshiyaad badan oo ka tirsan Khawaarijta iyo horjoogayaashoodii oo lagu laayey dagaalka.
Sidoo kale, Ciidamada ayaa soo bandhigay gaadiid dagaal iyo hub ay dagaalka Kudhaa uga furteen Khawaarijta, kuwaas oo lagu furtay cadowga kadib markii lagu laayey dagaalka.
Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in dagaalkaan oo soo bilowday waaberigii hore ee shalay ay saakay soo afjareen, kadib markii ay hareereeyeen cadowga, kadibna ay ku laayeen halkaas, iyagoo ugu dambeyn soo bandhigay meydadkooda oo tiro beel ah.
Sidoo kale, Ciidamada ayaa soo bandhigay gaadiid dagaal iyo hub ay dagaalka Kudhaa uga furteen Khawaarijta, kuwaas oo lagu furtay cadowga kadib markii lagu laayey dagaalka.
Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in dagaalkaan oo soo bilowday waaberigii hore ee shalay ay saakay soo afjareen, kadib markii ay hareereeyeen cadowga, kadibna ay ku laayeen halkaas, iyagoo ugu dambeyn soo bandhigay meydadkooda oo tiro beel ah.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax dhigay dhismaha Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Xogta Howlgalka Seefta Qarsoon ee Khawaarijta looga sifeeyey Muqdisho ilaa Marka.?
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo loo magacaabay Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo leh khibrad shaqo ciidan oo 18 sano ah, iyo aqoon waxbarasho oo gaarsiisan heerka labaad ee jaamacadda.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo loo magacaabay Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo leh khibrad shaqo ciidan oo 18 sano ah, iyo aqoon waxbarasho oo gaarsiisan heerka labaad ee jaamacadda.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Muqdisho oo ka gudubtay mahadhooyin adag ayaa cagta saartay hilinkii nabadda, horumarka iyo kala dambeynta | Warbixin.
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Horumarinta iyo Afrika Marwo Jenny Chapman.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya tallaabada taariikhiga ah ee ay ku ansixiyeen Dastuurka dalka, kaasi oo soo maray geeddi socod dheer oo dib u eegis iyo wax ka baddal ah.
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Daawo howlgalkii lagu dilay Horjooge Kamaaludiin oo soo abaabulay weerarkii Godka-jilicow iyo qaraxyo ka dhacay Muqdisho.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Askari Ku Eedeysan Dilka Saaxiibkiis Ciidanka Kala Tirsanaa - Abdirahman Gacan
#CCTVCAMERA
#CCTVCAMERA
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Waxaa lagu soo eedeeyay Israsaasayn ay ka dhalatay Dhimashol & Dhaawac #CCTVCamera Maxkamadda Ciidamada
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Dooda Maxkamadda & Garmaqalka Askari Ku Eedeysan Dilka Muwaadin.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, Waddada laamiga ah ee isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, taasi oo uu hirgaliyay maamulka Gobolka Benaadir.
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Waxaa lagu eedeeyay Isku day dil, Basaasnimo & Daaweynta Xubnaha Argagaxisada.