Forwarded from Shabakadda EnG YaSiN
Shabaakadda EnG YaSiN oo dib usoo laabatay...
Waxaan halkaan mahad balaaran uga jeedinayaa Allaah SW oo inoo suura galiyay mar kale kusoo laabano hawada, mahadcelinta allaah kadib waxaan iyana umahadcelineynaa dhamaan asxaabtii mar walba inalasoo xiriiri jirtay naguna dhiiragaliyay inaan dib u bilawno Soo aruurinta Barnaamijyada aan u aragno in ey dhalinta soomaaliyeed ka caawin karaan dhinac walba oo Tiknaloojiyada ah.
Mahadcelinnada markaan halkaas uga gudbo sida idiin muuqata shabakadda wey soo laabatay howlihii aad uga barateenna dib ayey usoo celineysaa alle idinkiisa.
Mahadsanidiin
https://engyasin.com

Si aad isaga diiwangeliso fadlan kusoo biir channelka ugaarka ah ee @SahanBPP