WEEK 1
Maalintii 2aad xisaabxidh: 29-July
----
1 Trade: -1R (-3%)
Live account Balance: $224 (no trade taken)
FP 10K (1): $9900 (1 loss trade -3%)
FP 10K (2): 10,000 (no trade taken)

๐ WEEK 1 ยท DAY 3
๐ 29 July
โโโโโโโโโโโโโโ
๐ TRADES
Wax trade ah ma qaadan maanta!
๐ผ ACCOUNTS
- Live โ $224 ยท no trade
- FP 10K (1) โ $9,900 ยท no trade
- FP 10K (2) โ $10,000 ยท no trade
๐ Xisaabxidh
In aad trade garayso maalin arrimo kale oo nolosha ahi ku mashquulinayaan oo focuskaagu fiicnayn waxa ka fiican in aad nasato tradingkuna meel kaama tagayo e maskax degan aad ku shaqaysato. Joogtayntu iyadoo muhim ah hadana fiiro u yeelo naftaada.

๐13
๐ WEEK 2 ยท DAY 1
๐ 02-Aug
โโโโโโโโโโโโโโ
๐ TRADES
1 Trade = -1.5% (Loss)
๐ผ ACCOUNTS
- Live โ $224 ยท no trade
- FP 10K (1) โ $9,700 ยท -3%
- FP 10K (2) โ $10,000 ยท no trade
๐ Bayaamin:
laba qodob aan bayaamiyo setupyada aan isticmaalo sidan uma guul hooseeyaan, lkn wiigii tagay performancekaygu aad buu u liitay reoprtka usbuuca oo hada editingka ku jira ayaan ku sharaxi doonaa meelaha aan ku liitay iyo ka trader ahaan sidaad wax uga qaban karto.
qodobka labaad sxbyaal,qorshahaygu wuxu ahaa in accountka aan pass gareeyo ama gubo hal wiig gudahii, so wiigii tagay maadaama aan performancekaygu ahayn 100% waxaan miss gareeyey trade yo dhowr ah oo win ahaa oo setupkayga ahaa. Marka aad wiigii dib u qiimayn samaynayasona waxa ay tahay inaad eegto waa wiigan shaqadaadu siday ahayd PNL ka ama faaido iyo khasaare ma aha waxa ugu wayn ee laga fikiro, shaqada ayaa ka horaysa.
Traders barnaamijkan waa dhab ka hadal waxba idin qarin maayo hhh!! maalin wanaagsan

๐8๐ฅ3
๐ก Shaqada maalintii: Kaalay shaqadaada, sug inta trade lagu siinayo, marka lagu siiyo qaado, LOSS iyo WIN midkaad qaadato journal garayso โ DONE!!
๐ก Shaqada Wiigii: Wiigan maxaan ku liitay, ku fiicnaa, u baahan inaan horumariyo, Farqiga u dhaxeeya shaqadaan qabtay iyo setupkaygu siduu u perform garayn lahaa. Gapkaa sidaad usoo yarayn lahayd waa wiiga dambe shaqadiisa.

โค12๐1
Asc sxbayaal wiigan waxoogaa ayaan Yara xanuunsaday. Muuqaal reportkii labada usbuuc ah ayaan berri Soo galinayaa insha Allah.
Journey gan aad ayaan transparent uga ahayd sida cardigayga ah sxbayaal, wax kale idinkagama maqnayn. Wiig wanaagsan ayaan idin wada rajaynayaa.
Wiigana maalin kasta insha Allah reportka waan idinla Soo wadaagayaa

โค14๐5๐ฅ1