P4P Trading
2.54K subscribers
11 photos
12 links
Channelka rasmiga ah ee P4P Trading.

All links: https://linktr.ee/nadiif4x

Mentor: @Nadiif4x
Download Telegram
🚨 KU: TRADERS-KA SUUQYADAN KU WAREERAY!

Waxaan hada soo galinay Xalqada koobaad ee PCP, oo ah barnaamij ardayda suuqyadan ku wareertay ka dhigaya OPERATORS. ka shaqaysta suuqa.

πŸ“ Xalqada 1: https://youtu.be/iO9Qng7tqTA

xalqada koobaad hadii aad daawatay QUIZ kii waakan linkgiisa. https://forms.gle/AkFVB6e7T7EaW4qAA


Xalqada xigta berri 22-March (6pm) Stay pinned. πŸ“Œ
Kaliya 12% ayaa meel lagu tilmaami karo OPERATOR soo gaadhay wali inkastoo waxyar oo kabis ah u baahan yihiin. 88% waa Trader wareersan.

quiz:
https://forms.gle/AkFVB6e7T7EaW4qAA
Caqabada ugu wayn ee tradingka xagee kaa haysataa?
Final Results
17%
setupka
23%
joogtaynta
15%
caadifada
35%
degdeg badan
11%
Risk managementka
COMING UP NEXT EPISODE 4 OF PCP

Forex inta uu kakan yahay in 100 jeer ka badan inagaa isku adkayna. xalqada soo socota berri ayaan kaga sheekeysan doonaa insha allah.

waxan rajaynayaa in aad waxbadan ka faaiday taxanahan.

Maalin wanaagsan
Maxay tahay sababta qofku isagoo setup fiican haysta u raadiyo strategy kale oo markaa cusub?
Final Results
31%
Raadin faaido dheeri ah
63%
ka cararid loss, isagoo isleh qofku loss ayaad ka badbaadi doontaa.
16%
Xiise
asc sxbayaal, habeen dambe isniin, salaasa soo galayso shirkan ayaan halkan ku leenahay wakhtiga 8:30pm marka ay saacada bariga africa tilmaamayso.

AMA (ASK ME ANYTHING) ama QandA session ayaan wakhti fiican ku qaadan doonaa sidoo kale. wixii suaalo ah halkan iisoo dhiga @nadiif4x
Isla Teleramkan ayaan LIVE kasoo gali doonaa 21 saacadood ka dib see you soon!!
🚨 After 2:30, Halkan ayaa inoo ballan ah sxbayaal, live streamingka ayaan soo furan doonaa. wax badan oo khibradana ku wadaagi doonaa.

Waan hubaa in aan wax badan kala faaidi doono. see you soon!!
🚨 34 mins LEFT!! LETS GOO!!
🚨 Waa inoo bilowday webinarkeeni caawa sxbayaal
Live stream finished (9 days)
πŸ’ŽHada ayaa sessionkii aan qaadanay inoo soo idlaaday sxbayaal waxaan rajaynayaa in aan wax kala faaidnay!!

Linkga PCP operators waa kan hoose. waxaan rajaynayaa in aan wax fiican ku darsan doono safarkiina tradingka. 3 cisho ee soo socota ayuunbuu furnaan doonaa. Free weeye lkn waa high accountibility.

πŸ‘‰πŸΎhttps://www.p4ptrading.xyz/pcp

Habeen wanaagsan
Saakaba teamka shaqadooda waa qabsadeen SIMPLE SETUP, EXECUTION fiican. waaba intaas tradingka sxbayaal.

Hadii confused aad tahay PCP Waxa ka dhiman kaliya wakhtiga hal maalin FREE!! Lkn waa hadii ay kaa dhab tahay in aad trader fiican aad noqoto.

https://www.p4ptrading.xyz/pcp