P4P Trading
2.53K subscribers
11 photos
12 links
Channelka rasmiga ah ee P4P Trading.

All links: https://linktr.ee/nadiif4x

Mentor: @Nadiif4x
Download Telegram
Sharmarke waa arday ka mid ah machadka shalay tradeskii aan qaadanay wuxuu gudbiyay account kiisii phase one. 4% shalay buu koriyay account kiisa masha allah. Go forward sharmarke.
P4P Trading pinned Deleted message
Samaaynta positive ka ah, farxad wayn ayay noo tahay.
P4P Trading pinned Deleted message
Channel name was changed to Β«P4P TradingΒ»
Channel photo updated
🚨 KU: TRADERS-KA SUUQYADAN KU WAREERAY!

Waxaan hada soo galinay Xalqada koobaad ee PCP, oo ah barnaamij ardayda suuqyadan ku wareertay ka dhigaya OPERATORS. ka shaqaysta suuqa.

πŸ“ Xalqada 1: https://youtu.be/iO9Qng7tqTA

xalqada koobaad hadii aad daawatay QUIZ kii waakan linkgiisa. https://forms.gle/AkFVB6e7T7EaW4qAA


Xalqada xigta berri 22-March (6pm) Stay pinned. πŸ“Œ
Kaliya 12% ayaa meel lagu tilmaami karo OPERATOR soo gaadhay wali inkastoo waxyar oo kabis ah u baahan yihiin. 88% waa Trader wareersan.

quiz:
https://forms.gle/AkFVB6e7T7EaW4qAA
Caqabada ugu wayn ee tradingka xagee kaa haysataa?
Final Results
17%
setupka
23%
joogtaynta
15%
caadifada
35%
degdeg badan
11%
Risk managementka
COMING UP NEXT EPISODE 4 OF PCP

Forex inta uu kakan yahay in 100 jeer ka badan inagaa isku adkayna. xalqada soo socota berri ayaan kaga sheekeysan doonaa insha allah.

waxan rajaynayaa in aad waxbadan ka faaiday taxanahan.

Maalin wanaagsan
Maxay tahay sababta qofku isagoo setup fiican haysta u raadiyo strategy kale oo markaa cusub?
Final Results
31%
Raadin faaido dheeri ah
63%
ka cararid loss, isagoo isleh qofku loss ayaad ka badbaadi doontaa.
16%
Xiise
asc sxbayaal, habeen dambe isniin, salaasa soo galayso shirkan ayaan halkan ku leenahay wakhtiga 8:30pm marka ay saacada bariga africa tilmaamayso.

AMA (ASK ME ANYTHING) ama QandA session ayaan wakhti fiican ku qaadan doonaa sidoo kale. wixii suaalo ah halkan iisoo dhiga @nadiif4x