Mustafe#2058 Waa trader machadka ku soo biiray Aug-2021, dedaal badan ayuu sameeyey, one-on-coaching ka qaatay Ustaad @Nadiif4x. kadib research badan iyo dadaal badan is ahaantii u sameeyey. Wuxuu ku trade gareeya strategyga aan isticmaalno SMART MONEY CONCEPTS. wuxuu ka qaatay accounts Funding Talent kadib ku guulaystay, imika wuxuu bishii hore ka qaatay account 100k MyForexFunds. wuxuu ku gudbay mudo gaaban imika wuxuu sugayaa Payout day giisiii, oo 3 cisho ka dhiman tahay, sugaya lacag ku dhow $40,000 waxa weeye 40% accountkiisii. xaqiiqdii tani waxay ku tusinaysaa faaidada dadaalku leeyahay iyo sidoo kale in Strategygan aan isticmaalno ay aad u awood badan tahay! oo percentage 40% ay aad iyo aad macquul u tahay. Imika ardayda 3 wiig oo wada trade garaynaynay, wiigii u dambeeyey waxa noo suurtagashay in aan 9% samayno, wiigii ka horeeyey 14%. Guul baan u rajaynayaa Mustafe iyo dhamaan Memberska machadka.
Sharmarke waa arday ka mid ah machadka shalay tradeskii aan qaadanay wuxuu gudbiyay account kiisii phase one. 4% shalay buu koriyay account kiisa masha allah. Go forward sharmarke.
🚨 KU: TRADERS-KA SUUQYADAN KU WAREERAY!
Waxaan hada soo galinay Xalqada koobaad ee PCP, oo ah barnaamij ardayda suuqyadan ku wareertay ka dhigaya OPERATORS. ka shaqaysta suuqa.
📍 Xalqada 1: https://youtu.be/iO9Qng7tqTA
xalqada koobaad hadii aad daawatay QUIZ kii waakan linkgiisa. https://forms.gle/AkFVB6e7T7EaW4qAA
Xalqada xigta berri 22-March (6pm) Stay pinned. 📌

YouTube
PCP Episode 1: Khasaaraha maxaa kuugu wacan?!!
🚨(FREE) Ku soo biir PCP, si aad uga mid noqoto ku biir telegramkan: https://t.me/p4ptrading
🚨DIAGNOSIS QUIZ: https://forms.gle/AkFVB6e7T7EaW4qAA
🚨(PAID) Ku soo biir P4P Trading Floor: https://www.p4ptrading.com
🚨Whatsappkan nagala soo xiriir:
https://…
🚨DIAGNOSIS QUIZ: https://forms.gle/AkFVB6e7T7EaW4qAA
🚨(PAID) Ku soo biir P4P Trading Floor: https://www.p4ptrading.com
🚨Whatsappkan nagala soo xiriir:
https://…