P4P Trading
2.53K subscribers
11 photos
12 links
Channelka rasmiga ah ee P4P Trading.

All links: https://linktr.ee/nadiif4x

Mentor: @Nadiif4x
Download Telegram
P4P Trading pinned Deleted message
P4P Trading pinned Deleted message
P4P Trading pinned Deleted message
P4P Trading pinned Deleted message
P4P Trading pinned Deleted message
Mustafe#2058 Waa trader machadka ku soo biiray Aug-2021, dedaal badan ayuu sameeyey, one-on-coaching ka qaatay Ustaad @Nadiif4x. kadib research badan iyo dadaal badan is ahaantii u sameeyey. Wuxuu ku trade gareeya strategyga aan isticmaalno SMART MONEY CONCEPTS. wuxuu ka qaatay accounts Funding Talent kadib ku guulaystay, imika wuxuu bishii hore ka qaatay account 100k MyForexFunds. wuxuu ku gudbay mudo gaaban imika wuxuu sugayaa Payout day giisiii, oo 3 cisho ka dhiman tahay, sugaya lacag ku dhow $40,000 waxa weeye 40% accountkiisii. xaqiiqdii tani waxay ku tusinaysaa faaidada dadaalku leeyahay iyo sidoo kale in Strategygan aan isticmaalno ay aad u awood badan tahay! oo percentage 40% ay aad iyo aad macquul u tahay. Imika ardayda 3 wiig oo wada trade garaynaynay, wiigii u dambeeyey waxa noo suurtagashay in aan 9% samayno, wiigii ka horeeyey 14%. Guul baan u rajaynayaa Mustafe iyo dhamaan Memberska machadka.
idinla yaabi maayo hadaad been moodaan lkn walaahi waa xaqiiq.
P4P Trading pinned Deleted message
Channel name was changed to «Pips4Pay Trading Academy»
Sharmarke waa arday ka mid ah machadka shalay tradeskii aan qaadanay wuxuu gudbiyay account kiisii phase one. 4% shalay buu koriyay account kiisa masha allah. Go forward sharmarke.
P4P Trading pinned Deleted message
Samaaynta positive ka ah, farxad wayn ayay noo tahay.
P4P Trading pinned Deleted message
Channel name was changed to «P4P Trading»
Channel photo updated