﴿إِنَّ اللَّهَ يَرزُقُ مَن يَشاءُ بِغَيرِ حِسابٍ﴾💙
❤4❤🔥2
يا رَفيقَ مَن لا رَفيقَ لَه
ياحَبيبي مَن تَحَبَّبَ إلَيْه
يا مَنِ اسْمُهُ دَواءٌ وَذِكْرُهُ شِفاءٌ
لَّا إِلَٰهَ إِلَّا أَنتَ سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنتُ مِنَ الظَّالِمِينَ 🩵
ياحَبيبي مَن تَحَبَّبَ إلَيْه
يا مَنِ اسْمُهُ دَواءٌ وَذِكْرُهُ شِفاءٌ
لَّا إِلَٰهَ إِلَّا أَنتَ سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنتُ مِنَ الظَّالِمِينَ 🩵
😢5❤3❤🔥1
تَبَارَكَ الَّذِي بِيَدِهِ الْمُلْكُ وَهُوَ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ
❤4🔥2❤🔥1
اللهم اجعلنا من الذين قلت فيهم:
﴿إِنَّهُمۡ كَانُواْ قَبۡلَ ذَٰلِكَ مُحۡسِنِينَ﴾🎀
﴿إِنَّهُمۡ كَانُواْ قَبۡلَ ذَٰلِكَ مُحۡسِنِينَ﴾🎀
❤7🔥3
{وَمَا أُوتِيتُم مِّنَ الْعِلْمِ إِلَّا قَلِيلًا !😔
❤🔥2❤2👍1👏1
Umahadnaqida ilahay waa barakada aynu meelwalba ka raadinayno,
Shukrigu waa amar ilaahay uu ina faray, waana mid kamida qaanunada ilahay ee uu ilahay nicmada uu qofka ugu siyaaadiyo, waakii uu ilahay kalaamkiisa inoogu sheegay suurratu ibraahim aayada 7aad:-
لَئِن شَكَرْتُمْ لَأَزِيدَنَّكُمْ ۖ
“Hadii aad ii mahanaqdaan, waan idiin kordhin doonaa.”
umahadnaqida ilahay waxay keentaa barako, nabad, sugnaansho, iyo qalbi arkaya naxariista Ilaahay oo xusaaya ilahay marwalba.

❤2🎉2❤🔥1
Badana marka aynu danbi ku dhacno waxaynu nafteena ula dhaqanaa 2 siyaabood uun:--
Mida koobaad waxaynu marmarsiinyo iyo cudur-daar usamaynaa danbiga, oo waynu caadiyaynaa danbigaas, kadibna wax iska caadi ah ayuu inala noqdaa, kadibna waxaynu ku shaabadaynaa title ah
'“daciiftinimo bani’aadan'” ilaa uu marka danbe damiirkeenu joojiyo inuu dareemo inuu danbi samaynaayo.
Mida labaadna waa inaan ku burburino nafteena hal qalad ama hal danbi, oo halkaas danbi kaligii aynu nafteena ku xukmino xukun guud, oo uu qofku iska dhaadhiciyo inuu yahay qof xun oo wasakh ah, wax wanaagsan iyo guultoona aan uqalmin, taasoo dhalisa inuu qofku dareemo ceeb aad u culus oo qofka ka fogeysa illahay iyo inuu ilahay danbi dhaaf waydisto danbigana ka towbad keeno.
Labadaas siyaabood ee aynu ula dhaqano nafteena kadib markaynu danbi galno waa 2 wax oo garabmarsan waxa ay diinteenu dhab ahaan ina farayso!
Waxa la ina farayaa waa inaan dadaalno inta karaankeen ah, ma aha inaan si degdeg ah unoqono insaan dhamaystiran oo aan waligii khalad iyo danbi toona ku dhacayn. lkn waa in aynu udadaalno si joogto ah, oo adkaysi aynu macsida ka adkaysanayno iyo adkaysi aynu cibaadada u adkaysanayno yeelanaa,
sababtoo ah dadaalka laftiisu waa cibaado, Ibnulqayim AHUN waxaa loogu abtiriyaa weedh sidan ahayd::- "qofka la dagaalama shahwaadka naftiisa ee ay naftiisu marna ka adkaanayso marna isagu ka adkaanaya naftiisa ayaa ka fadli badan Ilaahay agtiisa qofka aan waligiisba la dagaalamin naftiisa ee waxay rabootaba u sameeya, halkaas waxaad ka aragtaa in halganku u qiimo leeyahay xitaa hadii natiijadu aysan weli fiicnaanin ama saad rabtay ayna wali noqonin.
Markaas hadii aad siibato, xalku maahan inaad istaagto, waa inaad isla markiiba raacisaa wanaag xumaanta aad samaysay, nabigu ﷺ wuxu yidhi::-
“Raaci xumaanta camal wanaagsan, way tirtiraysaa.”
Salaadda aad tukato dambiga ka dib, istiqfaarta aad samayso danbiga ka dib iyo Sadaqada aad bixisaba kuwaasi dhamaantood waa nidaam uu Alle ku dhisay diintiisa dhexdeeda, illaahay wuxuu inagu yiri suuratu huud aayada 114aad::-
“Xaqiiqdii camalada wanaagsan waxay tirtiiraan kuwa xun-xun.”
Jidka dib-unoqoshada micnaha towbadkeenku mar walba wuu furanyahay.
﴿ وَأَقِمِ الصَّلَاةَ طَرَفَيِ النَّهَارِ وَزُلَفًا مِنَ اللَّيْلِ ۚ إِنَّ الْحَسَنَاتِ يُذْهِبْنَ السَّيِّئَاتِ ۚ ذَٰلِكَ ذِكْرَىٰ لِلذَّاكِرِينَ ﴾� 🩵 والسلام

❤3❤🔥2👏2👍1
﴿فَإِذَا عَزَمْتَ فَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ الْمُتَوَكِّلِينَ﴾🩵
❤2
Waad waynaatay caqli-ahaan iyo cilmi-ahaanba marka aad garawsato in nicmooyinku kaliya ayna ahayn maadiga ay dadku badanaa ku qiimeeyaan ee ay nafta dagan ee xasilooni nicmo tahay, maalin caadi ah oo mashaakilo aadan la kulmi oo kusoo maray uu nicmo yahay, inaad shaqo ku qabato waqtigii aad ugu talogashay ama waqti yar waa nicmo, inaadan ku illin dhiiqooyinka dib-udhigista iyo caajiska waa nicmo, qalbi jilcan oo naxariis badan waa nicmo, inaad leedahay dhaqanka cafinta iyo inaadan haysan karin cuqdad wa nicmo, khayrka iyo waxyaabaha wanaagsan ood dadka la jeclaato waa nicmo, ugu dambayna mark aad ogaato in caafimaadku yahay nicmada uguna wayn uguna muhiimsan, waad waynaatay!
❤4
﴿ إنَّ المُتقين في مقامٍ أمين ــ في جناتٍ وعيون ﴾
❤7
Forwarded from KOOXDA HORSEED
🎗 ◥▓░🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳░▓◤
•━━━ ✽ ⎋🔝⎋ ✽ ━━━•
🍯Fadlan aqriste channelka
aad ka heshay jion dhaho☕️
@kobci_maskaxdaada1🌮
🧢Hada ku bir🪤
@Abdallahassan12
🧢Hada ku bir🪤
@jowharadi1ifeysay
🧢Hada ku bir🪤
@Gabadhiisabarka
🧢Hada ku bir🪤
@halgnka
🧢Hada ku bir🪤
@wacyi01
🧢Hada ku bir🪤
@Dhuuxjaceyl
🧢Hada ku bir🪤
@QANAATMUBAARAK
🧢Hada ku bir🪤
@wadnojacayl
🧢Hada ku bir🪤
@LAMAANe24h
🧢Hada ku bir🪤
@ASTAANTI_JACAYLKA1
🧢Hada ku bir🪤
@dhaxalrebchannel
🧢Hada ku bir🪤
@darajo33
🧢Hada ku bir🪤
@oldwriter1
🧢Hada ku bir🪤
@NolosheydiHore💔😰
🧢Hada ku bir🪤
@Kaligariyow 🧠
🧢Hada ku bir🪤
@Abdullahidhaqane💔💉🦋
🧢Hada ku bir🪤
@fardawsafiican1🔑
🧢Hada ku bir🪤
@Hogaanka_nolasha1🧿
🧢Hada ku bir🪤
@wadadaguusha11🪴
🧢Hada ku bir🪤
@Nafteydagacalo021📿
🧢Hada ku bir🪤
@dhiiriye🔫
🧢Hada ku bir🪤
@walaal_du📨
🧢Hada ku bir🪤
@Kasdareen12🥇
🧢Hada ku bir🪤
@TALOOYINKANOLOSHA24🪧
🧢Hada ku bir🪤
@kubaro_english_video🪩
🧢Hada ku bir🪤
@somalienglishcollege
🧢Hada ku bir🪤
@MUSHARAXA📄
🧢Hada ku bir🪤
@Ilaah_kaliya_lahadal⚖
🧢Hada ku bir🪤
@Murti_maal📨
🧢Hada ku bir🪤
@dhiirigelin27🫶
🧢Hada ku bir🪤
@tixjaceyl😍
🧢Hada ku bir🪤
@WANAAJIYE_CHANNEL🖤
🧢Hada ku bir🪤
@XIKMAD_MURTI_CHANNEL🥰
🧢Hada ku bir🪤
@Marwa_Asturan😘
🧢Hada ku bir🪤
@Dareenka_Guusha🤗
🧢Hada ku bir🪤
@Talooyinka_Nolosha😩
🧢Hada ku bir🪤
@Abdirizakthoughts1🗂
🧢Hada ku bir🪤
@KAARAANCHANNEL🎛
🧢Hada ku bir🪤
@Cawayskanolosha📽
🧢Hada ku bir🪤
@hoygaaqoonta12🏢
🧢Hada ku bir🪤
@janojanokusug🪫
🧢Hada ku bir🪤
@koolkooliye6✨
🧢Hada ku bir🪤
@zamaan_7🧰
🧢Hada ku bir🪤
@HayaankaNolosha123⚖
🧢Hada ku bir🪤
@halgankanololshaeedhalinyarada🍂
🧢Hada ku bir🪤
@DAREENQALBI1🫂❤️
🧢Hada ku bir🪤
@Qalbitabat🔦
🧢Hada ku bir🪤
@AHLUL_KHEYR💎
🧢Hada ku bir🪤
@maankaal1🪙
🧢Hada ku bir🪤
@qadarjacayl💸
🧢Hada ku bir🪤
@suaalodini12
🧢Hada ku bir🪤
@Baro_xadiiskan⌛️
🧢Hada ku bir🪤
@NaafadaCaashaqa🕊
🧢Hada ku bir🪤
@hagahanolosha7☎️
🧢Hada ku bir🪤
@ifinoloshaada🎲
🧢Hada ku bir🪤
@murtiside77🏅
🧢Hada ku bir🪤
@qoraalo_dhiiri_galin_ah💊
🧢Hada ku bir🪤
@Q0RM0🛹
🧢Hada ku bir🪤
@Dareenkilumay🧋
🧢Hada ku bir🪤
@hormari_maskaxdada🧉
🧢Hada ku bir🪤
@DRSFARDOWSA🎈🎁
🧢Hada ku bir🪤
@XasUus_QoR_JecEYl🎂
🧢Hada ku bir🪤
@ILAYSKAMAANKA_1🍿
🧢Hada ku bir🪤
@furaha_qalbiga🍫
🧢Hada ku bir🪤
@somalia_12🥗
🧢Hada ku bir🪤
@Qalbi_dhiirran🤪
🧢Hada ku bir🪤
@ORAAHDAHADALKA24😋
🧢Hada ku bir🪤
@Akhriste1🌮
🧢Hada ku bir🪤
@maankaal1🌤
🧢Hada ku bir🪤
@OGAANSHAHANOLASHA67🌟
🧢Hada ku bir🪤
@Ur_amaley☀️
🧢Hada ku bir🪤
@himilo_books🌫
🧢Hada ku bir🪤
@Darenka_dahsoon1🧍♂
🧢Hada ku bir🪤
@DhirigalintaNafta 🫂🫀
🧢Hada ku bir🪤
🄺🅄🅆🄾 🅀🄰🅂 🄰🄷
🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
🔕 @Abdullahidhaqane💙👌😍
🔕 @NolosheydiHore🖤🥰
🔕 @Kaligariyow🦎
🔕 @DhirigalintaNafta💊
🔕@kobci_maskaxdaada1❤️
🚁powered By : @DhirigalintaNafta🤎🤍💙
🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳
https://t.me/Abdullahidhaqane/6472
Channel ku darista iyo faah-faahin dheeri ah 🪝
@AbdullahiDhaqane9🏔
🚧↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫🚧

Telegram
Abdullahi dhaqane
'Wakhtiyadan is dhalan roga."