Muse official
3.88K subscribers
201 photos
13 videos
3 files
6 links
Kanaalka Muse official waa kanaal aad ka heli karto Qoraalo maalinle ah xikmadaha iyo dhiiragalinta Iyo qisooyinka

Fadlan kusoo biir :
โ•ญโ•โ•๐Ÿ’œโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•แƒฆโฆแƒฆโ•โ•โ•ฎ
@museofficial7
โ•ฐโ•โ•แƒฆโฆแƒฆโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•๐Ÿ’œโ•โ•โ•ฏ
Download Telegram
Wax macno ah ma laha ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐ฎ haddii ay tahay bilaa ๐’๐š๐ฅ๐š๐š๐.

Galab wacan jaalayaal.โค๏ธ๐Ÿ‘‹
MADHACDAA QOF KAATAGAY ๐Ÿƒ

Dharaar aad ubaahnayd ๐Ÿ™‹

INUU ERAY KUSOODHOHO ๐Ÿคณ๐Ÿ—ฃ
Hadduu Siddaan Yahay Xaaladda Ay ku Sugan Yihiin Xaywaanada Gaza Ku Nool๐Ÿค”

Bal Ka Waran Xaaladda Ay Ku Sugnaan Karaan Bini Aadamka Magalada Ku Dhex Nool ? ๐Ÿ˜ข
War deg-deg ah
Beri insha Allah waxa la dhamaystiri doona ramadaanka
Ciidana waa habeen dambo.

#museofficial
Wuxuu Yidhi Rasuulkii "Alle scw Qofkii Utaga Qof Buka Oo Aanay Ajashiisu Dhamaan Kana Dhaha Agtiisa Ducadan Todoba Goor Oo Ah "Waxan Weydiisanayaa Allaha Weyn,Rabbiga Carshiga Weyn Iska Leh Inuu Ku Shaafiyo Ama Ku Bogsiiyo"๐ŸคILaa ILahay Wuu Ku Caafiyaa Arinkaa Qofkii Bukay.
โ™กBukaanadeena iyo Bukanada islamkaaba markad booqatid ama ka ag dhawaatid ku akhri ducadan cajiibkaa.๐Ÿค—
Rasuulka scw wuxuu yiri:-Ilaahay ha lacnado oo Naxariistiisa ha ka fogeeyo Qofkii Duma oo Qariya Qof Faldambiyeed soo sameeyay.
Lacnadda Alle,tan Malaaโ€™igta iyo Dadka ha ku dhacdo.
Channel photo updated
"Jacaylka dhabta ah waa markii faaduma ay aqrinaysay qur,aanka kadib markay soo gaartay aayada Ka hadlaysa in ilaahay raga ubaneeyay afar gabdhood ay codkeeda hoos udhigtay si uusan umaqlin Cali RC Ikn Cali intuu dhoolacadeeyay ayuu Ku yiri afarta adiga ayaa udhigma".

Isjeclaada, isdaryeela, daacad isku ahaada midba midkiina kale uu xiriirka la leeyahay yuusan dhaawicin, ku danaysanin...โค๏ธโœŒ๏ธ
Yaysan ku galin kalsooni saaโ€™id ah ama yididiilo badan goortii qof ku yiraahdo waan ku jeclahay.

Suโ€™aasha saxda ahi waa ,
Ilaa iyo goorma?
Sababtoo ah sida xilliyada sanadka isu bed-bedelaan ayay dadkuna isu bedelaan
แดแด€สŸแด„แดสŸแด x
Mintid noqo abaabulan
iyo lagama maarmaan
Xaqiiqda soomaalida iyo
Gabi ahaanba qaarada Africa ๐ŸŒ
๐ŸŽฏMararka qaarkood, farxad awgeed, waxaad dooneysaa inaad dhunkato

foodda cirka oo aad dhoola cadeynta ugu quruxda badan ka soo jiido daruurtiisa una gudubto caalamka.โœˆ๏ธ
Qof walba wuxuu rabaa inuu helo jeceyl iyo farxad joogto ah balse muhiimada ayaa ah qof walba qofka la jiro inuu yahay mid noloshaada xalkeeda ah dareemayana weynida kugu jirta inay tahay wanaagiisa โค๏ธโค๏ธ
Yaa Ila mid ah Asxabta๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜˜
Just๐Ÿซก
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Xildhibaanad Faaiso "Xukuumadaan fashilantey shacabka Somaliyeed waxaan usheegeyna iney iska ceyriyaan anaga horkaceyne"
Maxaa Xaaraan ka dhigay qalina Muuse Biixi oo xalaal ka dhigay midka Xasan Sheekh?
Sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Turkiga dowladda Itoobiya ayaa ogolaatay in heshiis ay bad ku helayso lasaxiixato xukuumadda Villa Somalia iyadoo ka baaqsanaysa dhaqangelinta heshiiskii ay horay ula gashay Somaliland.
ilo xog ogaal ah waxay sheegayaan in heshiiskan cusub ee Turkigu uu garwadeenka ka yahay ay Itoobiya ku xaqiijin doonto guulweyn oo siyaasadeed.
Taariikhda markii ugu horraysay ayay ciidankeedu saldhig badeed ka dhisanayaan biyaha soomaaliya waxayna dhisanaysaa Marin badeed.
Itoobiya iyadaa qarashkeeda ku dhisanaysa dekado kadibna sida ay rabto ayay ka yeelaysaa waxaana sidaas ku xaqiiqoobayo riyadii amxaarada oo ahaa in mar uun ay gaaraan biyaha soomaaliya
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dowlada oo horay uga digay heshiiska dowlada federalka ay Badda Soomaliya ugu saxiixayso saacadaha soo socda dowladda  xabashida Itoobiya.
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Maxay tahay digniinta ay AS u direen Bangiyadda Dalka?
@MuseOfficial