Wiilka
Badda iyo barriga,
Beled iyo haddaan
Barqo tegay miyiga
Bashar dunida nool
Inanyahey ma baran
Bilis kaa qurxoon
Gabadha
Ruux bukaa tahoo
Igu beeydadee
Badda iyo barriga
Kama bixin anigu
Beecna maahiyoo
Bacadlaha ma aal
Wiilka
Barashada horteed
Ha i beyerinnine
Berkeen kaaga imid
Intaad hadalka badin
I bariidiyoo
Magaceyga baro
Gabadha
Barashiyo ma rabo
Baarrankaaga ee
Waxba heys boqrine
Waqti badan adoon
Iga beerdarreeyn
Iiga beyr waddada
Wiilka
Anba bilisyaheey
Maahi ruux bilaash
Baashaal lagu helee
Wexey kaa baroo
Igu yiri u baaq
Cishqi beerka degay
Gabadha
Adna boog jacayl
Aad la tahay bistaa
Anna biligta iyo
Bartaadaan nacoo
Aragtida bis aan
Kaa bakheylayaa
Wiilka
Adna biligta iyo
Barteydaad nacdoo
Waad i baal martaa
Anigana boggaa
I balbalahayoo
Kaama baaqo karo
Gabadha
Beer jileeca iyo
Kama helo baroor
Mana baran naxliyo
Oohin beena ee
Boholyoowga iyo
Badda geey cishqiga
Wiilka
Waan basaasayee
Ma anaa bir iyo
Dhagax baaq u diray
Qofku beer adkaa
Banii-aadan iyo
Miyey bashar aheyn?
G.โฅ๏ธ
Badda iyo barriga,
Beled iyo haddaan
Barqo tegay miyiga
Bashar dunida nool
Inanyahey ma baran
Bilis kaa qurxoon
Gabadha
Ruux bukaa tahoo
Igu beeydadee
Badda iyo barriga
Kama bixin anigu
Beecna maahiyoo
Bacadlaha ma aal
Wiilka
Barashada horteed
Ha i beyerinnine
Berkeen kaaga imid
Intaad hadalka badin
I bariidiyoo
Magaceyga baro
Gabadha
Barashiyo ma rabo
Baarrankaaga ee
Waxba heys boqrine
Waqti badan adoon
Iga beerdarreeyn
Iiga beyr waddada
Wiilka
Anba bilisyaheey
Maahi ruux bilaash
Baashaal lagu helee
Wexey kaa baroo
Igu yiri u baaq
Cishqi beerka degay
Gabadha
Adna boog jacayl
Aad la tahay bistaa
Anna biligta iyo
Bartaadaan nacoo
Aragtida bis aan
Kaa bakheylayaa
Wiilka
Adna biligta iyo
Barteydaad nacdoo
Waad i baal martaa
Anigana boggaa
I balbalahayoo
Kaama baaqo karo
Gabadha
Beer jileeca iyo
Kama helo baroor
Mana baran naxliyo
Oohin beena ee
Boholyoowga iyo
Badda geey cishqiga
Wiilka
Waan basaasayee
Ma anaa bir iyo
Dhagax baaq u diray
Qofku beer adkaa
Banii-aadan iyo
Miyey bashar aheyn?
G.โฅ๏ธ
๐ฅฐ12โค9๐9๐9๐3
Geeraarada muuqaal iyo qoraal keen baa wanaagsan !
Qoraal โค๏ธ love saar .
Muuqaal ๐ like Saar .
Meeshu codka u bataa raacayaa !
Geeraar โ jaceyl
Qoraal โค๏ธ love saar .
Muuqaal ๐ like Saar .
Meeshu codka u bataa raacayaa !
Geeraar โ jaceyl
โค123๐14๐ฅฐ3
Duruufo ka wayn intayda
Anoo galin soo dabaashay
Jacaylku qof uu dulaystay
Sawtaad ku dabiibtay kaaga
Anoo dulmiyada xidhiidhka
Mar hore deebaaq ka leefay
Naftuu dacar soo dhansiiyay
Sawtaad malab dooca siisay
Rasuul dakharkayga goorsan
Rabigu u diraad ahayde
Dunjiga nabarkii ku yaalay
Adaa ku daweeyay maalin
Ragaa dunideena jooga
Anaan kugu doorsanayne
hadaan dadka kaa jeclaaday
Dabciga haygala fogaanin
Adaan kugu doogsadaaye
Indhaha muuqaaga doona
Agtaaday door bideene
La joog haku daawadaane
Anoo galin soo dabaashay
Jacaylku qof uu dulaystay
Sawtaad ku dabiibtay kaaga
Anoo dulmiyada xidhiidhka
Mar hore deebaaq ka leefay
Naftuu dacar soo dhansiiyay
Sawtaad malab dooca siisay
Rasuul dakharkayga goorsan
Rabigu u diraad ahayde
Dunjiga nabarkii ku yaalay
Adaa ku daweeyay maalin
Ragaa dunideena jooga
Anaan kugu doorsanayne
hadaan dadka kaa jeclaaday
Dabciga haygala fogaanin
Adaan kugu doogsadaaye
Indhaha muuqaaga doona
Agtaaday door bideene
La joog haku daawadaane
๐8๐5โค4๐1
Waxa kaliya ee aanan dafiri karin waa in aan ku jeclahay, mana garanayo nolosheyda oo dhan in aan waligey qof u jeclaa sida aan kuu jeclahay.๐ฅบโค
Aan kuu jeclaado si jilicsan, ii oggolow inaan noqdo mid ka mid ah riyadaada lakiin xaqiiqda ah, aan ku dabiibo oo aan ku daneeyo oo aan ku siiyo wax kasta oo aad u baahan tahay adiga oo aan xitaa kelmad odhan ii oggolow.๐ฅบโค
Aan kuu jeclaado si jilicsan, ii oggolow inaan noqdo mid ka mid ah riyadaada lakiin xaqiiqda ah, aan ku dabiibo oo aan ku daneeyo oo aan ku siiyo wax kasta oo aad u baahan tahay adiga oo aan xitaa kelmad odhan ii oggolow.๐ฅบโค
๐12โค11
ุณูู
ูุช ููุจูู ู
ูู ูุซุฑุฉ ุชุฑุงููู
ุงูุฃูุงู
ู ุฃูุชู ุฃูุชู
ูููุง ุญูุฒูู. ๐๐ข
Qalbigaygu waa uu dhiman doonaa maalmo badan oo aan murugadeyda qariyey. ๐๐ข
Qalbigaygu waa uu dhiman doonaa maalmo badan oo aan murugadeyda qariyey. ๐๐ข
โค14๐3๐ข3
ู
ุงุฐุง ูู ุธูุฑุช ุฎุฏูุดูุง ุงูุฏุงุฎููุฉ ุนูู ู
ูุงู
ุญูุงุ ๐ข๐
Maxaa dhici lahaa haddii xagashadayada gudaha ay ka muuqan lahaayen muuqaalkeena? ๐ข๐
Maxaa dhici lahaa haddii xagashadayada gudaha ay ka muuqan lahaayen muuqaalkeena? ๐ข๐
๐ข12๐5โค2
ใท๏ธ
"ุงูุญูุฒู ููุฌูุจ ุงูุนูุงูู ูููู ูููุฃุชู ูููุฑูุชุงุญ ููู ููููุจู". ๐๐ฅฒ
"Murugudu waxay kusoo safartaa adduunka oo dhan waxayna ku nasataa qalbigayga." ๐๐ข
ใท๏ธ
"ุงูุญูุฒู ููุฌูุจ ุงูุนูุงูู ูููู ูููุฃุชู ูููุฑูุชุงุญ ููู ููููุจู". ๐๐ฅฒ
"Murugudu waxay kusoo safartaa adduunka oo dhan waxayna ku nasataa qalbigayga." ๐๐ข
ใท๏ธ
๐ข34โค12๐6