Nabad galyo korkooda ha ahaato kuwa nolosha ku cadiban ee wali dhoolo cadaynaya , kuwa qalbiyadooda la dhaawacay ee wali samirka cuskanaya, kuwa qadartu haleeshay ee leh " Allah ayaa mahadleh nagu sababay qadartan "
Nabad galyo iyo naxariis korkooda ha ahaato kuwa salaatul qiyaamka u Taagan habenkii, kuwa carabkooda iyo adinkoodaba laga nabad galay kuwa dadka khayrka fala xumaantana ka reebo , naxariis iyo nabad korkooda ha ahaato Kuwa la dulmiyay ee samirka ka doorty , kuwa aan caafimaad qabin
Een aan rabigood caasiyin kuwa maalintii sooma Habeenkiina salaada
Naxariis korkiisa ha ahaado qof kastoo Muslim ah Allaahna rabina ku raali galiyay rasuulkiisiina raacay (SCW)
Een aan rabigood caasiyin kuwa maalintii sooma Habeenkiina salaada
Naxariis korkiisa ha ahaado qof kastoo Muslim ah Allaahna rabina ku raali galiyay rasuulkiisiina raacay (SCW)
Xageed nagaga taxan tahay ?
Anonymous Poll
64%
Somalia ๐ธ๐ด
21%
Ethiopia ๐ช๐น
6%
Kenya ๐ฐ๐ช
10%
Wadan kale
"Ciid mubarak โจ kulu caam wa antum bil khayr "
Si kasta oo ay caqabaduhu kuu hareereeyaan waxaa jiri doonta maalin aad kabixi doonto kadibna aad dhoolo cadayn doonto
Iska ilaali niyad jabka waligaana khayr filo waxaad kamid noqon doonta kuwa gaadha hadafkooda kana rumeeya
Qofka taajirka ah waa qof la imtixaanay qofka faqiirka ah waa qof la imtixaanay , nolosha ayaa ah imtixaan
"Mararka qaar dhibaatada ayaa daris laga dhigtaa si ay raaxo ugu noolaadaan kuwa kaa danbeeya "
"Haddii aad caqliga dhisto waxaa ku ilaalin doona kuwa jidhkooda dhisay , caqliga ayaa ka xoog badan awooda jidhka "
U codee in channel kan uu bulshada qiimo u leeyahay oo uu sii wadi karo dhiiri galinta?
Anonymous Poll
84%
Faa,iido ayuu u leeyahay waa inuu furada
6%
Faa,iido umalaha waa in la xidhaa
10%
Ma aqaano
"Aduunyada nolosha saad rabto hadad waydo waxaad ku qasbantahay inaad u noolaato sidda aadan jeclayn"
Heerka ugu sareeya ee edabta laga gaadho waxaa kamid ah "inaad dhagaysato qof inuu kaaga sheekeyo wax aad garanaysid lkn uuna isagu garanaynin "
Qaanuunka nolosha
Intaadan malaynin xaqiiqda ogow , intaadan xukumin fahan sababta , intaadan qof dhibaataynin dareen waxyeelada, intaadan hadlin fikir
Intaadan malaynin xaqiiqda ogow , intaadan xukumin fahan sababta , intaadan qof dhibaataynin dareen waxyeelada, intaadan hadlin fikir
Noloshu way fiican tahay marka aadan danaynin waxa dadku kaa aaminsan yihiin
Kuwa guulaystaa maaha kuwa ku qanca hormarka koobaad ee ay gaadhaan kadibna niyad jaba marka ay caqabado soo wajahaan , kuwa guulaysta waa kuwa guulaysta hadana guul daraysta haddana marlabaad gul daraysta ayaga oo hadafkoodu u cad yahay iskuna dayaya inay gaadhaan hadafkoodii kuwaas ayaa ah gulaystayaasha dhabta ah