๐ŸŒน๐ŸŒนXikmada maanta๐ŸŒน๐ŸŒน
5.86K subscribers
200 photos
5 videos
41 links
"Anni masuul kama ihi fahankaaga balse waxaan masuul ka ahay waxaan halkan ku qoro "

Qore bogan @murtidamaanta "mustafe sheekh maxamed"
+251919711136
Download Telegram
Waxay silic iyo rafaad la soomartay korintoodii, waxay ka walbahaartaa halkii ay wax uga keeni lahayd kadib markuu masuuliyadii gabay aabohood

Mar waxay u tahay hooyo marna waxay utahay aabo u shaqeeya oo quudka maalin laha u raadiya

Hooyo allow dhawr
"Haddi aad aragto Nin aan qalbiga ku haynin dumar waxaad arkaysaa nin maaha e waa mayd u baahan in la duugo oo qabriga la dhigo"
Nabad galyo iyo naxariis korkooda ha ahaato kuwa salaatul qiyaamka u Taagan habenkii, kuwa carabkooda iyo adinkoodaba laga nabad galay kuwa dadka khayrka fala xumaantana ka reebo , naxariis iyo nabad korkooda ha ahaato Kuwa la dulmiyay ee samirka ka doorty , kuwa aan caafimaad qabin
Een aan rabigood caasiyin kuwa maalintii sooma Habeenkiina salaada

Naxariis korkiisa ha ahaado qof kastoo Muslim ah Allaahna rabina ku raali galiyay rasuulkiisiina raacay (SCW)
"Ciid mubarak โœจ kulu caam wa antum bil khayr "
Si kasta oo ay caqabaduhu kuu hareereeyaan waxaa jiri doonta maalin aad kabixi doonto kadibna aad dhoolo cadayn doonto
Iska ilaali niyad jabka waligaana khayr filo waxaad kamid noqon doonta kuwa gaadha hadafkooda kana rumeeya
Qofka taajirka ah waa qof la imtixaanay qofka faqiirka ah waa qof la imtixaanay , nolosha ayaa ah imtixaan
"Mararka qaar dhibaatada ayaa daris laga dhigtaa si ay raaxo ugu noolaadaan kuwa kaa danbeeya "
"Haddii aad caqliga dhisto waxaa ku ilaalin doona kuwa jidhkooda dhisay , caqliga ayaa ka xoog badan awooda jidhka "
U codee in channel kan uu bulshada qiimo u leeyahay oo uu sii wadi karo dhiiri galinta?
Anonymous Poll
83%
Faa,iido ayuu u leeyahay waa inuu furada
7%
Faa,iido umalaha waa in la xidhaa
10%
Ma aqaano
"Aduunyada nolosha saad rabto hadad waydo waxaad ku qasbantahay inaad u noolaato sidda aadan jeclayn"
Waxba muhiim maaha sidda dadka kale kuu arkaan waxaa muhiim ah sidda aad adigu isu aragtid
U adkayso waxa aad necebtahay si aad u gaadho waxa aad jeceshahay
Heerka ugu sareeya ee edabta laga gaadho waxaa kamid ah "inaad dhagaysato qof inuu kaaga sheekeyo wax aad garanaysid lkn uuna isagu garanaynin "
      Qaanuunka nolosha
Intaadan malaynin xaqiiqda ogow , intaadan xukumin  fahan sababta , intaadan qof dhibaataynin dareen waxyeelada, intaadan hadlin fikir
Noloshu way fiican tahay marka aadan danaynin waxa dadku kaa  aaminsan yihiin
Forwarded from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY (A/rahman Mohamed)
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad ka wayn tahay 15 jir.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM