#SAMEWADE_ACADEMY
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Dhawaan Waxaa bilaawan doono koorso English free 100% ah Ardayda la qadanayo tiradoodana waa 30 Arday.
Koorsada Waxay leedahay Buug si free pdf ah lagugu soo diri doona.
Sido kale waxay leedahay cajalad dhagaysi + Application kaa caawinayo dhawaqa.
Sido kale koorsada waxay leedahay Shahaado iyadana waa free.
#SHURUUDAHA
✅ In ardayga Cashir walba loo dhigo uu kaso baxo Asigo wiliba sharaxaayo.
✅ in buuga soo dabacdo si Assignmentiyada iyo Home work-ga uu oga shaqeeyo.
✅ in habeenada qaar cashirada si toos ah oga bixi karo iyado uu macalinka ardaygasi wacayo.
✅ in uu diyaar u yahay 2 bil kasta in laga qaado imtixaan.
✅ in uu cashirada uu qatay ardayda kale Conversation ama wada shekeysi kula sameyn karo.
✅ in uu groupka Active ka yahay oo shaqo walba oo groupka lasoo dhigo uu la socdo.
Kuso biir Channelka Cashirada
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://t.me/+R_PPZ1FnEOcBtoSc

Hadii aad xiisanaysay Barashada Xirfada Video Editing iyo Film Hagaajinta SAMEWADE_ACADEMY Waxay dhawaan bilaawaysaa koorso free ah oo ku saabsan VIDEO EDITING Waxana Lagu qaadan doona Software-ka Premier Pro, Ma ahan markii ugu horeysay oo koorso dhameystiran si free ah aan u baahino Horey sidan cml waxan u qaadanahay Graphic Design oo aan ku baranay Photoshop, Illusrator & Indesign dhamaana waxad ka helaysaa Youtube-keena gaar ahaan qaybta Playlists-ka
ku Xernow marwalba oo xirfadaada Sare u qaad.
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://www.youtube.com/watch?v=VAYfTK55dZs

YouTube
NEW COURSE VIDEO EDITING | SHAACIN BILAAWIDA KOORSO VIDEO EDITING DHAWAAN FILO.
Kuso Biir Groupyadena Telegramka
https://t.me/samewade
https://t.me/xikmadosomali
https://t.me/GraphicDesignteam1
https://t.me/luqadacarabiga
https://t.me/basiccomputers
Nagu soo booqo bogeena Facebook
https://www.facebook.com/samewadeacademy
Booqo Groupka…

Labadaan app waxaad kaga kaaf toomi kartaa Telegramka waxba ugama duwana Isticmaalkiisa
Walibo kan calamada saaran sameeso labadaba isku mid waaye
Plus waxaba ogama duwana Telegram waa isku midkii tusale Numberka telegram kugu furanyahay Hadad ku furatid Group kasta iyo Channelkas iyo Qof walba aad telegram kala xiriiri jirtay Plus wey ku jiran wa isla Asagii qaab loo furto loona isticmaalo Maanta aan muuqal kasoo diyaarin doonaa Insha Allah
Kala Soco Channelkeena #SamewadeAcademy
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://www.youtube.com/watch?v=K-i8F0aUAUQ