Barashada cunta karinta๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿณ๐ŸŒฎ๐Ÿฐ๐Ÿฅฎ๐Ÿฅ—๐Ÿฅž๐Ÿฅš๐Ÿฆช๐ŸŽ‚
1.19K subscribers
24 photos
2 videos
1 file
Kafarxi Qoyskaga๐Ÿฅฐ
Download Telegram
๐ŸŒฟ Rooti farmaajo (honey bread)

๐Ÿ€Sidan usameyso rooti macaan.

1.saddex koob oo bur ah
2.caano qasan(hal koob iyo bar)
3.hal qando oo qamiir ah
4.qandada yar oo cusbo ah
5.hal qando baking powder
6.hal qando sokor ah
7.hal xabo ukun ah.

๐ŸฒBร qule soo qaad ku shub canaha+qamiirka+cusbo+sokor+ukun+baking powder๐ŸŒทisku qas intaas kadib burka ku dar si fiican iskugu qas saliid yar ku xash dabool oo meel dhig inta oo kasoo qamiirayo. Markoo qamiiro soo qaado saxanka foornada kadib si qiyaasa u kuus kuus rootiga saxanka ku wareeji markaa dhameysid rootiga caano qasan dusha ka mari foornada gali inta oo gaduud ka noqonayo sugโฑ hal saac. Kasoo bixi foornada oo ku shub rootiga dusheesa canaha macaan (condense milk) iyo malab (honey)

๐ŸŒดHada diyaar waye ku casuum xaaji iyo caruurta wey ka heli doonร na hadii aad sidan ugu sameyso (honey bread).

๐ŸŒฑFollow garey pageka hadaa ka heshay postigan la wadaag asxaaptada hadii aad wax ka faiday waxii su aal aad qabto commentiga noogu reeb mahadsanidiin.

๐ŸŒฟIsku day in aad sameyso wax walbo waad sameyn karta.๐Ÿ™Žโ€โ™€๏ธ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿฆณ๐Ÿ„โ€โ™‚๏ธ
Bismillahโค

Jumca mubarak asxabta qiimaha badan๐Ÿ˜

Popcorn caramel๐Ÿ˜˜

Salool caramel

waxay ka koobantahay

1.Daango 1 koob
2.Tumin sokor
3.Caano 1 koob
4.butter 1 qaando
5.cusbo yar


โฃDigsi dabka saar ku shub saliid yar ku dar daangada oo ku dub markay wada bucato ku shub weel godan,soo qaado birtaabo dab hoose kadhig dabka ku shub,

โฃsokor ee walaaq ilaa ey ka dhalaasho ku dar butter marnaba haka daynin qaanda inaad ku walaaqdo ku dar caanaha si tartartiib ah kuwada dhameey caanaha sifiican usii walaaq markay kuu noqoto shukalaato camal ku dul shub daangadii kuu diyaarsan isku walaaq waa kuu diyaar.

โฃmarkii sidaan loo sameeyo daangada/ saloolka aad ayee u macaan badan tahay.

โฃhadii aad ka heshay casiriyadan la wadaag asxabta aad u jaceshay saloolka.

follow garey page like saar share gare

mahadsanidiin๐Ÿ˜
BISMILLAH โค๐ŸŒน๐ŸŒฟ

Muufo casri ah oo aad u macaan.๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒฟ๐ŸŒฟ

Wuxuu ka koobanyahay
1.Bur 2 koob
2.sokor 2 qando
3.qamiir 1 qando
4.Biyo diiran hal koob iyo bar
5.caano 1 qando
6.cusbo nus qando
7.saliid 1 qando

๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒฟ๐ŸŒฟ

Sidan u sameyso

Soo qaado weel godan ku shub Biyo diiran,sokor,Qamiir intaas isku qas dabool sug 5 daqiiqo kadib ku dar bur,caano budo,cusbo,saliid si fiican iskugu xash dabool meel dhig sug hal saac kadib soo qaado birtaabo dabool leh mari saliid Ama subag kadib soo qaad cajiinka xoogaa yar isku celi kadib kuus ee dhexdhig birtaabada la egey sisin ku dul firdhi cajiinka dabool sug 15 daqiiqo markoo soo kaco dabka saar bir canjeelo dul saar birtaabada dabool dab hoose ku dub hoos markoo gaduudado u gadi dhankale kadib waa kuu diyaar .

๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒฟ

Markaa sidan usameysatid muufada aad ayey u macaan badan tahay ku casuum familgaga.

๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒฟ๐ŸŒฟ

Pageka like comment and share gaarsii qof walbo

Mahadsanidiin๐Ÿฅฐ๐ŸŒน๐ŸŒฟโค
๐™Ž๐™ž๐™™๐™š๐™š ๐™œ๐™ช๐™ง๐™ž๐™œ๐™– ๐™ก๐™ค๐™ค๐™œ๐™ช ๐™จ๐™–๐™ข๐™š๐™š๐™ฎ๐™–๐™–
(๐™‹๐™š๐™–๐™ฃ๐™ช๐™ฉ ๐˜ฝ๐™ช๐™ฉ๐™ฉ๐™š๐™ง)( ุฒุจุฏุฉ ุงู„ููˆู„ ุงู„ุณูˆุฏุงู†ูŠ) ( ๐™Ž๐™ช๐™—๐™–๐™œ๐™– ๐™ก๐™ค๐™ค๐™จ๐™ ๐™–) ๐ŸŒธ

๐Ÿ’  Soo qaado 2 koob oo loos qolof la'aan ah.
๐Ÿ’  Wax yar birtaawada dabka la saar oo soo dub.
๐Ÿ’  Khalaadka ama makiinadda cabitaanka ku shub oo shiid.
๐Ÿ’  Ku dar in yar oo saliid macasaro ah.
๐Ÿ’  Iyo 1 qaaddo oo malab ah.
๐Ÿ’  Shiid illaa uu ka noqonayo kareem.
๐Ÿ’  Ku shubo weel dabool leh oo ilmaha subixi ku sii quraacda.

๐ŸŒธCaanaha iyo mooska iyo shuufaanka aan qeybt hoose uga soo hadlay waad ku dari kartaa.
๐ŸŒธ Labo waqti ilmaha ku sii cuntada.
๐Ÿ”บ๏ธ Hana ka badinin.

Faa'iidooyinkiisa maxaa ka mid ah:

๐Ÿ”น๏ธ Waxaa la siin karaa ilmaha ka weyn 1 sano, waxay ka dhistaa dhan jireed iyo dhan maskaxeed. waa haddii loo siiyo si nidaam ah oonan laga badin.

๐Ÿ”น๏ธ Waxaa laga helaa awood oo waxaa ku jira Carbohydrate iyo Protein Fats.

๐Ÿ”น๏ธ Waxay qani ku tahay Vitamiino iyo macdan fara badan. sida Vitamin E, B3, B6 iyo Magnesium.

๐Ÿ”น๏ธ Waxay hoos u dhigtaa miisaanka, maadama ay ku dareensiineyso dherganaan oo ay baahida yareyneyso.

๐Ÿ”น๏ธ Sokorta jirka ayey xakameysaa.
๐Ÿ”น๏ธ Caafimaadka qalbiga ayey u fiicantahay.
๐Ÿ”น๏ธ Lafaha ayey xoojisaa.
๐Ÿ”น๏ธ Kansarka (allaha naga haayee) ayey dhalashadiisa ka hor tagtaa.
๐Ÿ”น๏ธ Maskaxda iyo caqliga ayey u fiicantahay.

Maxaa dhibaatooyin ah oo ka dhalan karo:

๐Ÿšซ Waxaa khalad ah inaa iska badiso ama ilmahaaga ka badiso waayo haddaanan si nidaam ah loo siin ilmaha koriinkooda ayey yareyneysaa.
๐Ÿšซ Haddaa xasiisiyo ku qabto ama ilmahaagu ku qabo waa inaa ka dhaafto.
Side carmel souce guriga loogu sameya
1koob sokor sokorta dhaalali kadib ku dar inta so socoto adiga isku qasayo dhaman๐Ÿ‘‡
4Q caano boore
1Q warango
1Q carfiso
Butter 2jab
Marku so yara adkaado ka daji dabka
Channel name was changed to ยซBarashada cunta karinta๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿณ๐ŸŒฎ๐Ÿฐ๐Ÿฅฎ๐Ÿฅ—๐Ÿฅž๐Ÿฅš๐Ÿฆช๐ŸŽ‚ยป