Barashada cunta karinta๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿณ๐ŸŒฎ๐Ÿฐ๐Ÿฅฎ๐Ÿฅ—๐Ÿฅž๐Ÿฅš๐Ÿฆช๐ŸŽ‚
1.19K subscribers
24 photos
2 videos
1 file
Kafarxi Qoyskaga๐Ÿฅฐ
Download Telegram
Sida loo sameeyo labaniyadda

Kala saar shaharka iyo xabka ukuntaSokorta ku darWaraangada ku darSi fiican isku qasCaanaha digsi yar ku shub. Dab dhexdhexaad ah saarKu shub nus koob caanaha aad kululeeysay. Si fiican isku qasKu shub ukunta aad qastayWalaaqidda ha ka joojinin ilaa ay ka culusaatoWeelka aad ku qaddimaysid ku shub intay kulushahay
Sida loo sameeyo labaniyadda shukulaatada leh


Kala saar shaharka iyo xabka ukuntaSokorta ku darWaraangada ku darKakaawga ku darSi fiican isku qasCaanaha digsi yar ku shub. Dab dhexdhexaad ah saar. Ku shub nus koob caanaha aad kululeeysay. Si fiican isku qasKu shub ukunta aad qastay adigoo miire isticmaalaysaWalaaqidda ha ka joojinin ilaa ay ka culusaatoWeelka aad ku qaddimaysid ku shub intay kulushahay
Asc waxan idin wada roti yaryar odhaxda ka gashan karto waxa rabto o jilicsan waxana ka sameyay๐Ÿ‘‡
1egg๐Ÿฅš
Yogurt
2malqacadod butter/salid
2malqacadod sugr
Waxyar baking powder
1malqacad faxiso
Cob cano qandac๐Ÿฅ›
Iyo bur/daqiq๐Ÿš
Inta qoyan marka isku geyso burka kudar sifican ucajin mel kulul dhug ila 35mnt 45
Kadib kus kus dhaxda kagasho jubno ama motella dhig 20mnt kadib ukunta inta jalaha ah mari ovenka gasho .aniga nottela ayan dhax galiyay qofba wuxu jecelyahay ama marka kaso bixiso ovenka waxa rabto korka ka marso .