Asc waxan idin wada roti yaryar odhaxda ka gashan karto waxa rabto o jilicsan waxana ka sameyay๐
1egg๐ฅ
Yogurt
2malqacadod butter/salid
2malqacadod sugr
Waxyar baking powder
1malqacad faxiso
Cob cano qandac๐ฅ
Iyo bur/daqiq๐
Inta qoyan marka isku geyso burka kudar sifican ucajin mel kulul dhug ila 35mnt 45
Kadib kus kus dhaxda kagasho jubno ama motella dhig 20mnt kadib ukunta inta jalaha ah mari ovenka gasho .aniga nottela ayan dhax galiyay qofba wuxu jecelyahay ama marka kaso bixiso ovenka waxa rabto korka ka marso .

#Donuts
โชSadax koob bur
โชHAL xabo ukun = Beyd
โชnus koob caano qasan
โชnus koob biyo
โชHAL qaado fixiso ama Leebito
โชsadax Qaado Sokor
โชSadax qaado Subag ama Saliid
Safiican iskugu Xash
Ee #HalSaac meel dhig ha qamiiro
Kadib Fidi ee jar jar
Waxad ku jareysaa galaas kadibna Furka Caagadaha ayaad dhaxda uga sii jareysaa
Kadibna dub ๐

Hadii aad rabto canjeero qurux badan aadna uqafiif ah jilicsana kudarso #Bakpulver #Bakingpowder kaas qamiir kama yeelaneyso
qofkastana waacuni karaa xitaa dadka gaaska qaba ee dhaho canjelada gas bay nagu kicisa waxba kama dhibayo

ุดูุฑุจุฉ ุงูุนุฏุณ ๐งก๐งก๐งก๐งก๐งก๐งก๐งก๐งกโโโโ
Shoraba ama mashaariyada laga sameeyo digirta jaalaha ah ( misirta ).
โพโพโพโพ
1. Waxay xoojisaa lafaha
2. Waxay ka ilaalisaa qofka xanuunada qalbiga
3. Waxay u fiicantahay hooyada uurka leh, waxayna ilaalisaa muuqaalka canuga caloosha ku jiro.
4. Dhiiga qofka ayey xakameysaa
5. Calool xanuunka ayey u fiicantahay.
โพโพโพโพ
๐ Maxaa ka sameynee:
1. Digirta jaalaha ah
2. 2xabo baradho
3. 1xabo basal
4. 2xabo karooto
5. 2 xabo toon
6. Xawaash iyo wax allaala wixi carfis ah oo kuu yaalla
7. Biyo iyo in yar oo saliid ah
8. Basbaas haddaa jeceshahay
๐ Sidee loo sameynaa:
โพSaliid yar dabka saaro, Basasha ku dar.
โพBaradhada, karootada, toonta iyo xawaashka, nasbaaska, waxaa haysoo dhan ku dar.
โพ Markaa sidi bariiski u diyaariso digirti ama misirti ku dar.
โพ Markaa isku walaaqdo, biyaha dusha uga dar, ka kor mari biyaha sidi bariiski oo kale.
โพBiyaha yeysan ku yaraan, markey bislaato waa iney xoogaa biyo ah ku jiraan gudaheeda.
โพ Khalaadka ama makiinadda cabitaanka ku shiid ayadoo kulul.
โพ Rooti canjeelo ama sambuus waxaa hayso ku cun, ayada kaligeed xataa qaaddo ku cab cuntada kadib.
โพ Waayeelka iyo xaamilada aad bey ugu fiicantahay.
โพ Ilmaha iyo dadka waaweyn waa ay cabi karaa.
๐ Caafimaad ku cuna ๐
๐ Intee u socotaa hee qali share bes kuu dhimanโ๐

๐๐๐๐๐ ๐๐ช๐ง๐๐๐ ๐ก๐ค๐ค๐๐ช ๐จ๐๐ข๐๐๐ฎ๐๐
(๐๐๐๐ฃ๐ช๐ฉ ๐ฝ๐ช๐ฉ๐ฉ๐๐ง)( ุฒุจุฏุฉ ุงูููู ุงูุณูุฏุงูู) ( ๐๐ช๐๐๐๐ ๐ก๐ค๐ค๐จ๐ ๐) ๐ธ
๐ Soo qaado 2 koob oo loos qolof la'aan ah.
๐ Wax yar birtaawada dabka la saar oo soo dub.
๐ Khalaadka ama makiinadda cabitaanka ku shub oo shiid.
๐ Ku dar in yar oo saliid macasaro ah.
๐ Iyo 1 qaaddo oo malab ah.
๐ Shiid illaa uu ka noqonayo kareem.
๐ Ku shubo weel dabool leh oo ilmaha subixi ku sii quraacda.
๐ธCaanaha iyo mooska iyo shuufaanka aan qeybt hoose uga soo hadlay waad ku dari kartaa.
๐ธ Labo waqti ilmaha ku sii cuntada.
๐บ๏ธ Hana ka badinin.
Faa'iidooyinkiisa maxaa ka mid ah:
๐น๏ธ Waxaa la siin karaa ilmaha ka weyn 1 sano, waxay ka dhistaa dhan jireed iyo dhan maskaxeed. waa haddii loo siiyo si nidaam ah oonan laga badin.
๐น๏ธ Waxaa laga helaa awood oo waxaa ku jira Carbohydrate iyo Protein Fats.
๐น๏ธ Waxay qani ku tahay Vitamiino iyo macdan fara badan. sida Vitamin E, B3, B6 iyo Magnesium.
๐น๏ธ Waxay hoos u dhigtaa miisaanka, maadama ay ku dareensiineyso dherganaan oo ay baahida yareyneyso.
๐น๏ธ Sokorta jirka ayey xakameysaa.
๐น๏ธ Caafimaadka qalbiga ayey u fiicantahay.
๐น๏ธ Lafaha ayey xoojisaa.
๐น๏ธ Kansarka (allaha naga haayee) ayey dhalashadiisa ka hor tagtaa.
๐น๏ธ Maskaxda iyo caqliga ayey u fiicantahay.
Maxaa dhibaatooyin ah oo ka dhalan karo:
๐ซ Waxaa khalad ah inaa iska badiso ama ilmahaaga ka badiso waayo haddaanan si nidaam ah loo siin ilmaha koriinkooda ayey yareyneysaa.
๐ซ Haddaa xasiisiyo ku qabto ama ilmahaagu ku qabo waa inaa ka dhaafto.

Channel name was changed to ยซBarashada cunta karinta(Hablo Kaliya)ยป
๐ธShurbadda baradhada iyo karoontada.
Ka koobantahay:
๐ถ๏ธKarooto 5-10xabo
๐ถ๏ธBasal hal xabo
๐ถ๏ธBaradho 3 xabo
๐ถ๏ธCaano 1 koob
๐ถ๏ธSubag ama saliid 2 qaaddo
Qurxinta:
๐ถ๏ธKarooto lasoo hoolay ama la yaryareeyay
๐ถ๏ธJubn ama cheese
๐ถ๏ธBasal baar
Saliidda weelka ku shub kadibna basasha iyo kaarootada ku shub oo walaaq muddo 6 daqiiqo ah.
Caanaha iyo baradhada ku dar oo dabool illaa ay ka bislaadaan oo caanaha kuwo adag noqdaan.
Makiinadda cabitaanka kusoo shiid kadibna weelka lagu cuni lahaa ku shub.
Kor kaga shub waxyaabo lagu qurxiyo sida yaanyo qalalan karooto iyo cheese(frmjo).
Rooti ku cun ama sideeda ku cab cuntada kadib.

๐ฉ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐
Ka koobanyahay:
๐ถ๏ธBasal 1 xabo
๐ถ๏ธYaanyo lasoo shiiday
๐ถ๏ธKarooto 1 xabo
๐ถ๏ธToon iyo kabsar
๐ถ๏ธCusbo 2 qaaddo ama qayaas
๐ถ๏ธXawaashka hilibka
๐ถ๏ธXawaashka caadiga ah
๐ถ๏ธQarfe iyo heel shiidan
๐ถ๏ธJoos shiidan qaaddo haafkeeda
๐ถ๏ธFilifil shiidan qaaddo haafkeeda
๐ถ๏ธDhegayare qaaddo haafkeeda
๐ถ๏ธZabiib 3 qaaddo yaryar
๐ถ๏ธRiixaan budo ama caleen
๐ถ๏ธSaliid ama subag 4 qaaddo oo weyn
๐ถ๏ธBariis basmati nus kiilo
Qaabka loo diyaarinayo:
1. Hilibka iyo khudaarta si fiican usoo dhaq.
2. Hilibka kaligii biyo ku saar.
3. Saliidda ama subaga digsiga ku shub kadibna basasha iyo toonta ku shub inta ay ka gaduudaneyso basasha, kadibna hilibki biyaha ka soo saar ee ku dar oo isla gedgeddi asaga iyo basashi ilaa uu ka shiilmo, cusbana ku dar.
4. Ku dar kabsarta iyo yaanyadi shiidneyd iyo xawaashyadi budada ahaa oo dhan kadibna waxyar kabacdi ku shub biyahii aa kusoo karisay hilibka ee karkarsanaa, ee shib ka dheh cabaar intey ka karkarayaan.
5. Bariiska soo dhaq kadibna biyo kusoo radi(biyo lasoo dhig)cabaar.
6. Weel kale ku shub saliid, toon iyo kabsar, xawaash yar, cusbo, Qarfihi, heelki, jooski, filfishi, reexaanti iyo dhamaan waxaa hayso.
7. Bariiska ku dar qeybtan bilaa hilibka ah ee si fcn ugu walaaq.
8. Qeybti kale oo hilibka ku jiray oo dadka kuu saarneyd ku dul shub bariiskan shiilmay, lkn hilibka waa inaa ka bixisaa oo weel gooni ah ku riddaa.
9. Bariiska markuu bislaan rabo hilibka dusha ka saar saar oo ku dabool 5 daqiiqo, oo dabka u gaabi si uu u huuro.
10. 5 daqiiqo kadib tartiib qaadada ugu gedi bariiska oo hilibka dhexda geey.
11. Zabiibka haddaa jeceshahay ku darso.
12. Ku gur saxanka cuntada oo caafimaad ku cun.
๐ธJooska waa midka kuukuusan ee xalwada aan ku darsanno oo la shiiday.
๐งก๐งก๐งก๐งก๐งก