Sida loo sameeyo labaniyadda
Kala saar shaharka iyo xabka ukuntaSokorta ku darWaraangada ku darSi fiican isku qasCaanaha digsi yar ku shub. Dab dhexdhexaad ah saarKu shub nus koob caanaha aad kululeeysay. Si fiican isku qasKu shub ukunta aad qastayWalaaqidda ha ka joojinin ilaa ay ka culusaatoWeelka aad ku qaddimaysid ku shub intay kulushahay

Sida loo sameeyo labaniyadda shukulaatada leh
Kala saar shaharka iyo xabka ukuntaSokorta ku darWaraangada ku darKakaawga ku darSi fiican isku qasCaanaha digsi yar ku shub. Dab dhexdhexaad ah saar. Ku shub nus koob caanaha aad kululeeysay. Si fiican isku qasKu shub ukunta aad qastay adigoo miire isticmaalaysaWalaaqidda ha ka joojinin ilaa ay ka culusaatoWeelka aad ku qaddimaysid ku shub intay kulushahay

Asc waxan idin wada roti yaryar odhaxda ka gashan karto waxa rabto o jilicsan waxana ka sameyay๐
1egg๐ฅ
Yogurt
2malqacadod butter/salid
2malqacadod sugr
Waxyar baking powder
1malqacad faxiso
Cob cano qandac๐ฅ
Iyo bur/daqiq๐
Inta qoyan marka isku geyso burka kudar sifican ucajin mel kulul dhug ila 35mnt 45
Kadib kus kus dhaxda kagasho jubno ama motella dhig 20mnt kadib ukunta inta jalaha ah mari ovenka gasho .aniga nottela ayan dhax galiyay qofba wuxu jecelyahay ama marka kaso bixiso ovenka waxa rabto korka ka marso .

#Donuts
โชSadax koob bur
โชHAL xabo ukun = Beyd
โชnus koob caano qasan
โชnus koob biyo
โชHAL qaado fixiso ama Leebito
โชsadax Qaado Sokor
โชSadax qaado Subag ama Saliid
Safiican iskugu Xash
Ee #HalSaac meel dhig ha qamiiro
Kadib Fidi ee jar jar
Waxad ku jareysaa galaas kadibna Furka Caagadaha ayaad dhaxda uga sii jareysaa
Kadibna dub ๐