Abdirahman madaale
10.8K subscribers
50 photos
5 videos
46 links
CRYPTO TRADER
CRYPTO INVESTMENT ADVISOR
ENTREPRENEUR

CEO OF KOBCIYE SKILLS
Download Telegram
ISRAEL AYAAA WEERAR CULUS OK CIRKA AH KU QAADAY IRAN.

weerarkan waa mid la filaayey Waxa uu samayn ku yeeshay suuqyada financial markets-ka hadaba Halkan Hala soco update ka ka soo kordha .
Saudi Arabia Waxay xaqiijisay inaa wali la arag Bisha Sidaas darteed la buuxin doono 30ka .
#Ramadaan
#Eid2026
Ciid Mubarak Dhamaan sxb-da ku xiran kobciye skills
#Ciidmubarak
#Kobciyeskills
Muuqalkaan waa muhiim Waliba Dadka raba Inay suuqa soo galaan fadlan Si fcn u daawo Lana wadaag sxbadaada.
𝐒𝐡𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲 𝐬𝐮𝐮𝐪𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐟𝐢𝐧𝐚𝐧𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐞𝐭𝐬 ?
Tan iyo 28 February Waxaa taagnaa xiisada bariga dhexe taas oo samaysay Dhaqaalaha caalamka iyo Guud aahaan xasiloonidii gobalka Bariga dhexe.

Saamaynta Waxa ugu wayn Waxay taabatay Tamarta Gaar ahaan Saliida oo ah machine ka dhaqaajiya Howlaha kala Duwan Ee ka socda dunida dacaladeeda haday ahaan ahaan lahyd Gaadidka Badda,Hawada iyo kan dhulka .

Intaas ka dib Waxaa soo shaac baxay warar sheegay Inuu jiro wada xaajood lagu joojinaayo Dagaalka Waxaana baahiyey madaxwaynaha maraykanka Donald Trump .

Wax yar ka dib Waxaa beeniyey Iran iyadoo ku tilmaamtay war been abuuro ah oo sal iyo raad midna lahyn.

𝐌𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐧𝐚𝐲𝐝 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐢𝐧 𝐡𝐚𝐛𝐚𝐚𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐮 𝐄𝐞 𝐭𝐫𝐮𝐦𝐩 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐠𝐚𝐲?

1 Waxaa Gudaha maraykanka ka haysto cadaadis wayn oo ay dadwaynaha maraykanka ku diidanyihiin xiisada taagan taas oo keentay Inay si toos ah samayn ugu yeelato siciria shidaalka .

2 Waxaa hoos dhacwayn ku socday suuqyada Saamiyada maraykanka taas oo keentay in dadwaynuhu La baxaan lacagahooda taas oo keentay qasaare wayn oo waxyeeela gaarsiiyey Shirkadihii ugu tunka waynaa Dhaqaalaha maraykanka.

3 Shalay Waxaa furmaayey suuqa maaliyada Gaar ahaan Stocks iyo forex-ka Waxaa soo dhaqa galaayey Bangiyada Private ka iyo public ga ah taas oo keentay in Isla markii suuqyada sameeyey sare Aan Caadi Ahyn market kana soo gashay lacag ka badan 1 trillion nasiib daro se Markii Iran beenisay sheegashada Trump Isla markiiba 2 trillion ayaa suuqa stock ga ka baxday taas oo dhalisay su,aal ah muxuu trump Sidaan ugu ugu Marin habaabiyey Suuqyada Saamiyada maraykanka iyo Guud ahaan financial markets-ka?

Runtii suuqyada Financial markets wax badan ayaa iska badalay waa in Aan fiiri Gaar ah u lahaano.

Igala soco barahayga bulshada 👇🏼

Website: https://kobciyeskills.com
YouTube: https://www.youtube.com/@Abdirahmanmadaale
Discussion Group: https://t.me/kobciyecrypto
TikTok:https://www.tiktok.com/@madaale_34
Instagram: https://www.instagram.com/crypto_hunter34?igsh=MXA1Z3JhZnY1MHBzZQ==
WhatsApp: https://wa.me/613773434

#cryptocurrency
#hilightseveryonefollowers
#abdirahmanmadaale
#highlightseveryone
#jiilkamaanta
#kobciye
#kobciyeskills
2🔥1
Xabad joojinta Dagaalka Bariga dhexe suuqa waa Laga dareemay .
Isbuucan Suuqa Dhaqaaq fican ayaan ka filaynaa I.A.
#jiilkamaanta
#cryptocurrency
#Ramadaan
#highlightseveryone
#abdirahmanmadaale
#Madaale