๐๐๐ฒ๐๐ข๐ข๐ง.๐๐ช๐จ๐จ๐ง.๐๐จ๐ซ๐จ๐ซ๐ฌ๐ข
๐๐จ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ฒ๐๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ ๐๐๐๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ ๐ฐ๐๐ ?

Anonymous Quiz
51%
30 ๐๐จ๐
26%
29 ๐๐จ๐
23%
28 ๐๐จ๐
๐๐๐ฒ๐๐ฑ๐ฎ ๐๐จ๐ ๐ฐ๐๐ฅ๐๐ ๐จ๐จ ๐ ๐จ๐๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐ค๐.๐ฆ๐ข๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐๐๐๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ 13๐๐ฆ๐๐จ ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐ฅ๐๐ ๐ ๐ซ๐๐๐๐จ ๐๐๐ฅ ๐๐จ๐ ๐จ๐จ ๐ฎ๐ฎ ๐๐๐๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐จ 14๐๐ฆ๐๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐๐๐ซ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐จ ๐ฌ
Anonymous Quiz
25%
๐๐๐ง๐๐๐ค๐ข๐ข ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐ 364
55%
๐๐๐ง๐๐๐ค๐ข๐ข ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐ 365
20%
๐๐๐ง๐๐๐ค๐ข๐ข ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐ 366
๐๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฎ๐ฎ.๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ข๐๐๐ก๐๐๐(๐๐๐๐๐๐๐๐)
๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐๐ฑ๐ฎ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐ ๐๐
๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐๐ฑ๐ฎ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐ ๐๐
Anonymous Quiz
20%
๐๐ข๐๐๐ก๐๐๐ (๐๐๐๐๐๐๐๐)
17%
๐๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐๐
11%
๐๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ซ๐ ๐ฑ๐ข๐๐ก
51%
๐๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐
๐๐๐ฒ๐๐ฑ๐ ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐ฅ๐๐ ๐ ๐ซ๐๐๐๐จ ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ก๐๐๐๐๐ง ๐๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐จ(๐๐ ๐๐ซ๐ค๐จ) ๐ฅ๐๐๐ ๐ก๐๐๐๐๐ง ๐๐ ๐๐๐ง.๐ฅ๐ ๐๐ซ๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฅ๐ ๐ฒ๐ข๐๐ก๐๐
Anonymous Quiz
15%
๐๐๐ซ๐ฆ๐จ
32%
๐๐ฎ๐๐๐
29%
๐๐ฎ๐ง.๐๐ก๐๐ฅ๐๐
24%
๐๐๐๐ฌ๐ข๐ซ
๐๐จ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ฒ๐๐ฑ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ช๐๐ฒ๐๐ข๐ฒ๐๐ ?
๐๐ฎ๐๐๐
๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐ฆ๐๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐
๐๐ฎ๐๐๐
๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐ฆ๐๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐
Final Results
50%
๐๐๐ ๐๐๐๐ง
50%
๐๐๐ ๐ซ๐ฎ๐ง
๐๐๐๐ข๐ข ๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐๐ข๐ข๐ง ๐๐๐ฅ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐ฎ๐ฌ๐๐๐ฅ๐ ๐ช๐๐๐ญ๐๐๐ง โ๏ธ
๐๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ซ๐๐๐
@Hagarlaawe1
๐๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ซ๐๐๐
@Hagarlaawe1
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
AGAALLI CAD AMA AGAALLI CAANOOD
Agaali caanood ama Agaalli cad ayaa looga yaqaan deegaannada kala duwan ee Soomaalida degto. Waa godka 6-aad, 28 ka hog ee Dayuxu fadhiisto. Waxa ay ka tirsantahay bahda godadka Meecaadda siiba 7-da mansil ee loo yaqaanno Faraacida, (Raqaha) oo aalaaba gala, Lana arko xilliga Guga.
Waa xiddigta afka qalaad ee laatiinka lagu yidhaadho "Sirius" carabtuna u taqaanno "ุงูุดุนุฑู" Ka hor Soo bixitaankii Suubanaheenna Muxammed (NNKH) ummadihii hore ee jaahiliyada qayb ka mid ahi waxay caabudi jireen Agaalli cadda. Asalka caabutitaanka xiddigtanina waxa la sheegaa inuu ka yimi Faraacidii hore oo u taqaanney "Osiris" oo ah Sanam ay barakaysan jireen Masaaridu. Shaam iyo Xijaaz waxa keenay in la baryo xiddigtan nin la odhan jiray Ibnu Sar-sar oo u Soo dooley deegaannadaas. Kolkii dambese waxa ku caanbaxay cibaado siinta "Shicra" qabiilkii la odhan jiray "Reer khuddaaca".
Waa xiddigta keliya ee si gaar ah magaceeda loogu xusay kitaabka barakaysan ee Qur'aanka, aayadda 49-aad ee suuratu "Najmi" oo odhanaysa "ููุฃูููููู ูููู ุฑูุจูู ุงูุดููุนูุฑูู" Eebbe waa abuuraha xiddigta Shicra (Agaali cad) oo loola jeedo xiddigtan aad caabudaysan waxa abuuray Alle Wayne, isaga ayaana mudan cibaadada in loo badhax yeelo.
Bah qorraxeedka fagaaga sare innooga muuqada waxa ugu wayn Cadceeda oo ah hooyada Isha tamarta kawnka. Meerayaasha se waxa ugu wayn Cirjiidha/Cirjeex (jupitar) oo ah meeraha 5-aad bahda libdhadu midaysey. Qorraxdu waxa ay ka wayn tahay Dayaxa saddex goor, halka xiddigta Agaali cad ay iyana tahay mid ka wayn Cadceeda saddex jeer, iyada oo ka ilays sarreysa 25.4 mar.
Xiddigtani waata ugu iftiinka badan uguna wayn walxha bidhqaya ee innooga muuqda fagaaga sare dhammaantood. Waase mid ka baxsan nedaamkeena bah Qorraxeedka. Waxa ay ka tirsantahay cutub xiddigeedka "Canis major" oo ku beegan xidkaha Soomaalidu u taqaanno Nin la gigay (Orion). Agaalli caanood waxaan ay innoo jirtaa masaafo aad u fog oo ah 8.6 sano ilays. Tanna waa sababta aanu ifiinkeedu innoogu Soo gaadhin carro-edeg qummaati, sida Cadceeda.
Xagga saadaasha, Mudug (Zodiac) ahaan waxa ay ka tirsantahay bahda xidkaha habar Naaf. Waxayna Soo baxdaa dhamaadka bisha 6-aad iyadoo dhacda maalmaha ugu horeeya bisha 7aad.
Soomaalidii hore mooreynta xiddigtan aad bay u jeclaayeen oo waxa caddayn u ah hees hawleedyada geela ee kala ah;
"Ebeerkaagii
Abaar Naaf iyo
Agaalliyo curay"
Agaalliyo: Agaalli caanood iyo Agaalli waranley
"Billoo ugubkaa
Afa-gaal iyo
Agaalli orgoo
Oo isniin curay"
Qofka dhasha habeenka uu Dayuxu Joogo godka Agaalli cad, xidaaradii hore aad ayay u ammaani jireen oo waxa ay dhihi jireen " Waa qof ayaan iyo nasiib badan, isla markaana leh hodontooyo xoolaad" โ Eebe ayaase og xaqiiqada.
Intii aan ku jiray aqoon baadhistayda Xiddigiska, sida ay ii sheegeen odayo Soomaaliyeed oo ah reer Sanaag habeenka uu la fidhiisto Dayuxu Aggali cad qofka dhasha laguma canqarin jirin naaaska hooyadiis, balse waxa lasiin jiray caano xoolaad. Tanna waxa ay ka mid ahayd caadooyinkii hore ee Soomaalida reer guuraaga ahayd aaminsanaayeen.
Fiiro gaar ah: Sawirka hoos ka muuqdaa ee labada waynu waa Agaalli cad (Sirius ) kan kale ee yarna waa Cadceeda.
W/Q: Axmed Ceergaabo
#BiciidMagazine
Fadlan share garee
https://t.me/KobciAqoontaada3

Telegram
KobciAqoontaada Group๐ฟ๐
ษขสแดแดแดแดแดษด แดกแดxแด สแดแดษขแด แดแดสแด ษขแดสแดส ษชษด แด
สแดสษชษดแดแด sแดแดแดสษชสแดแด
ษชsแดแด แดกแดสแด
แดแดสsแดแด
แดแดษด แดกษชxษชษช แดวซแดแดษด แดส ษชสแดแด
แด แดแดแด
ษดแดแดษดแดแด สแดsษชษชษดแดสแด แดษชสแดษชษขแด แด
ษชษชษดษชษขแด
Hadii aad u baahato buugaag fadlan dhib yaraan soo qor /filter kadib waxa kuusoo baxay buugaagta
Adeer kadooro markaa buug

QORAXDA IYO DAYAXA ma lasii ogaan karaa ama saadaalin karaa inta ayna madoobaanayaa ama casaan??
Final Results
62%
Haa sababta raaci
38%
Maya sababta raaci
Madoobaad
Dayuxu wuxuu ku meeraa dhulka, isaga oo halkii wareegba qaadanaya ilaa 29 maalmood. Halkii wareeg wuxuu ka dhigan yahay hal bil. 27-28 habeen ayuu dayuxu muuqdaa, habeen kastana meel gaar ah ayuu joogaa. Soomaalidu meelahan waxay u yaqaanaan midkiiba GOD (wadar: GODAD. 28 ka god
Marka bishu dhalato (godka ugu horreeya) waxaa isku toosan cadceedda, dayaxa iyo dhulka, oo dayaxa ayaa u dhexeeya cadceedda iyo dhulka. Haddii ay si qumman isugu toosaan oo ay xarriiq toosan ku wada beegmaan, dayaxa hadhkiisa ayaa dhulka ku dhaca waxaana ka dhalasha qorrax madoobaad. Qorrax madoobaadka buuxa waxaa laga arkaa meesha hadhka dayuxu ugu madoow yahay (ambara), halka inta kale laga arko qorrax badhmadoobaad (benambara

Sannadkii waxaa dhaca ugu yaraan laba qorrax madoobaad iyo laba dayax madoobaad, laakiin inta badan ma aha kuwo buuxa ee waa badhmadoobaadyo.
Maadaama si fiican loo yaqaanno wareegga dayaxa iyo hadba meesha uu joogo, way fududdahay in la ogaado marka ay isku beegmayaan, waxaana lagu keeni karaa xisaab cid kastaa baran karto. Ma aha cilmul qayb iyo wax la mid ah toona. Dadka iska xamaasadaysan ee diinta ku been abuuranayaa Alle ha ka cabsadaan. Ilaa iyo xilli aad u fog ayaa la sii saadaalin jirey waana wax sugan.
Ibnu Taymiyah -Alle ha u naxariistoโe- ayaa la weydiiyey arrintan. Wuxuuna ku jawaabay:
โDayax madoobaadka iyo qorrax madoobaadku waxay leeyihiin xilliyo u goโan, sida dhalashada bishu ay u leedahay xilli u goโanโฆ Sida aysan bishu uga badan karin soddon ayaa Alle caadada uga dhigay in qorraxdu madoobaato xilliga uu qarsoon yahay dayuxu (marka bisha cusubi dhalanayso), dayuxuna uu madoobaado marka uu buuxsamo.โ Sheekhu isaga oo jawaabtiisii sii wada waxa uu yidhi: โdayax madoobaadka iyo qorrax madoobaadka waxaa ogaan kara qofkii yaqaanna xisaabta meeritaankooda (dayaxa iyo qorraxda), kan xisaabinayaa waxa uu sheegayaana ka ma mid ah cilmul qaybkaโฆโ Isla fatwadaa qayb kale oo ka mid ah wuxuu ku yidhi: โWaxyaalaha xisaabta lagu ogaan karo waxaa ka mid ah garashada wakhtiga xilliyada, sida: bilowga guโga, xagaaga, dayrta iyo jiilaalka, maxaa yeelay cadceeddu (? armay dayaxa tahay) waxay barbar taallaa xiddigahaโฆ Fuqahada kuwa yidhaahda qorraxdu waxay madoobaan kartaa xilli aan ahayn marka dayuxu qarsoon yahay wuu khaldamay wuxuuna ka hadlay waxa uusan aqoon u lahaynโฆHaddii dadka xisaabta yaqaannaa ay isku raacaan in uu dhacayo ku ma gefaan.โ
Intaa ma isla garaney

๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ โ๏ธ
Dayaxu sida ka muuqata wuxuu isku diyaarinayaa New moon ๐ oo ay u badantahay 30/03/2025
Sidaa daraadeed Ramadaan waxay ku dhamaan doontaa 29 maalmood
30/03 waxay nodon doonta Ciid ama 1 bisha shawaal
Dhanka kale dayaxu waxa uu ku jiraa Burjiga xuudka waxana uu ka gudbi doonaa galabnimada5:21pm 28/03/2025
Waxa uu gali doonaa burjiga neylka
WQ cir dhowre

๐ฟCiid Mubaarak Ciid Al-Fidri.
Waxaan marka hore u mahad celinayaa Ilaahay oo ah Macbuudka Xaqqa ah.Dhammaan ummadda islaamka gaar ahaan bulsha-weynta soomaaliyeed meelkasta oo ay aduunka ka joogaan,
waxaan idin ku hambalyanayaa munaasibadda Ciid AL-FIDRIGA.
Waxaanidin leeyahay:โ Ciid mubaarak, kulu caam wa antum bikheyr, taqabbal alaahu minna wa min kum saalax
al camaalโ.Ilaahey ha inaga aqbalo cibaadadii suubanayde aynu soo gudaney bisha barakaysan ee Ramadaan, ciidan ciideeda kale na Allah ha inagu gaadhsiiyo bash-bash , barwaaqo iyo nabad-qab.
๐นEid Fidr! ๐น
โKullu โcaam wa antum bil-khayr!โ
(ูู ุนุงู ู ุงูุชู ุจุฎูุฑ)
โTaqabbala Allahu minna wa minkum.โ (ุชูุจู ุงููู ู ูุง ูู ููู )
Meel kasta oo aad dunida ka joogtaann waxaan idiin rajeyneynaa Ciid Wanaagsan.