مركز إشراق - Ishraq
18.4K subscribers
184 photos
11 videos
6 files
150 links
Ishraaq; waa xarun ka shaqeysa horumarinta dacwadda iyo barashada culuumta shareecada .

Maamulka:
@Ishraqcenterbot
Download Telegram
Barnaamijka TUBTA TOOSAN

Wa
a barnaamij loogu talo galay in lagu barto asaaska culuumta diinteena suuban; iyada oo lagu dhigan doona duruus kala duwan, oo xul ah.

Duruustu waxa ay ka kooban yihiin: Kutub, muxaadirooyin & fataawaba .

• *Yaa loogu talo galay?*
Qof
walba oo Soomaali ah.

• *Halkee lagala soconayaa?*
Wat
sappka iyo telegramkaba; qof kasta meeshuu kala socon karo.

• *Wakhti intee leeg ah baa maalinkii la dhiganayaa*?
Dar
si walba waa 30min, ama kayar, maalinkiina qofku xilliga uu doono buu ka dhagaysanayaa.

*Muddo intee leeg buu soconaya?
Sanad iyo labo bilood insha Allaah.

Halkan kaga biir Telegramka:
https://t.me/TubtaToosan1444H

Ama goleyaasha Watsappka mid kamid ah ku biir:
https://t.me/TubtaToosan1444H/11

#Tubta_Toosan
#Dufcaddii_1aad
Ilaahay mahaddii, waxa noo dhammaaday barnaamijka TUBTA TOOSAN, oo socday muddo sanad iyo labo bilood ah.

Waxa uu ahaa barnaamij kooban oo lagu baranayay asaaska culuumta shareecada, oo ay ka faa'ideysanayeen bulshada qaybaheeda kala duwani.

https://www.facebook.com/share/PKMFztgQPNmXQRWW/?mibextid=WC7FNe

#Tubta_Toosan
#Dufcaddii_1aad

https://t.me/IshraqCenter
Bishaaro🎉

Waxa bilaabantay *dufacaddii 2aad* ee *barnaamijka TUBTA TOOSAN*.

Waxa aad kala socon kartaa:👇

Telegram:
https://t.me/TubtaToosan1444H

Whatsapp:
https://t.me/TubtaToosan1444H/651

https://www.facebook.com/share/2GqNpwhc5yq3d32n/?mibextid=WC7FNe

#Tubta_Toosan
#Dufcaddii_2aad

https://t.me/IshraqCenter