مركز إشراق - Ishraq
18.5K subscribers
184 photos
11 videos
6 files
150 links
Ishraaq; waa xarun ka shaqeysa horumarinta dacwadda iyo barashada culuumta shareecada .

Maamulka:
@Ishraqcenterbot
Download Telegram
#Ogeysiis:

Ku: Walaalaha maamula Bogaga Dacawiga ah, ee Facebook.

Salaamu Calaykum.

Walaalaha maamula bogaga Dacawiga ah, ee (Facebook) waxaan ku wargalinaynaa:
in intuu socdo Barnaamijka 《 Wacyi-galinta Bisha Ramadaan》 aanu uga sii dayn karno Barnaamijka #TOOS Bartooda Facebooka; si khayrka faafintiisa uga wada qayb qaadano Bisha Barakaysan, ee RAMADAAN, Bulshadeenana ugu faa'idayno.

Ciddii arinkaa ka qayb qaadanaysa = Lanbarkan Watsappka hanagalasoo xidhiidho:
+966590295465

Maamulka Xarunta Ishraaq.

T.me/ishraqcenter
Barnaamijka
《Wacyi-galinta bisha Ramadaan》

*Su'aalihii Darsiga Soonka*

🎙waxa ka jawaabaya:
Sh Dr Xassan Macallin Daa'uud.

Wakhtiga: 2:10 Duhurnimo.

Waxa #TOOS looga sii daynayaa in shaa Allaah:

#ZOOM:

https://us02web.zoom.us/j/82368606968?pwd=MkR2UzI5cGpzWEd0dUtNb3Y1ZGJwZz09

Meeting ID: 823 6860 6968
Passcode: 1234

*F.G: Qolku wuxuu furmayaa markay wakhtiga gaadho.
*Muxaadirada Caawa:*

* Sidee bay Gabadha Muslimadda ah uga faa'idaysanaysaa bisha Ramadaan?*

Waxaa soo jeedinaya:
*Sh Dr Axmed Nuur*

🔴waxa #TOOS loogala soconayaa:

#ZOOM:

https://us02web.zoom.us/j/82368606968?pwd=MkR2UzI5cGpzWEd0dUtNb3Y1ZGJwZz09

Meeting ID: 823 6860 6968
Passcode: 1234

F.g: Qolku wuxuu furmayaa marka wakhtigiisa la gaadho.

#facebook
https://www.facebook.com/Ishraqcenter22/

#youtube
https://youtube.com/channel/UCX8WKIfrAd-vIq6w5sg4ugw
🔴#TOOS

Muxaadiradii 9aad, ee barnaamijka
《Wacyi-galinta bisha Ramadaan》:

* Qoyska Muslimka ah iyo bisha Ramadaan*

Waxaa soo jeedinaysa:
*Drs Zahra Maxamed *

waxa #TOOS loo gala soconayaa:

#ZOOM:

https://us02web.zoom.us/j/82368606968?pwd=MkR2UzI5cGpzWEd0dUtNb3Y1ZGJwZz09

Meeting ID: 823 6860 6968
Passcode: 1234

F.g: Qolku wuxuu furmayaa marka wakhtigiisa la gaadho.

#facebook
https://www.facebook.com/Ishraqcenter22/

#youtube
https://youtube.com/channel/UCX8WKIfrAd-vIq6w5sg4ugw

T.me/ishraqcenter