Maxkamadda sare ee Pakistan, ayaa maanta u oggolaatay in damiin lagu sii deyn karo raโiisul wasaarihii hore ee Pakistan, Imran Khan oo loo xiray dacwado dhowr ah oo ay ku jirto in lala xiriiriyay weerarradii lagu qaaday xarumaha ciidamada bishii May , 2023.
Balse , goโaankan waxba uma tarin Khan, wuxuuna ku sii jiri doonaa xabsiga , sabab la xiriirta in horey dacwad kuwa loo oggolaaday inuu damiin ku baxo ka duwan lugu xukumay oo ay ku jirto musuqmaasuq.
Fiiro gaar ah;
Imran Khan, wuxuu u muuqda inuu wajahayo cadaawad uga imaanaysa hoggaanka siyaasadda igo sirdoonka oo gudaha Pakistan ah hayโadan aan laga baxsan karin , waxaana laga hortagay hab kasta oo sharci oo xabsiga uu uga soo bixi karo, xataa isagoo heysta taageerrayaasha ugu badan gudaha Pakistan.

๐ญ46๐ค17โค6๐4โก1๐1
Waxaa la arkay hab-raac suragal ka dhigaya duullaan uu Mareykanka ku qaado Venezuela;
โข Mareykanka wuxuu diiday jiritaanka dawladda Venezuela ee uu hoggaamiyo , Nicolas Maduro oo Mareykanka uu madaxiisa ku raadinayo 50 milyan oo dollar.
โข Mareykanka wuxuu sheegay in Maduro uu boobay doorashadii u dambeysay oo aysan sharciyad ku dhisnayn dawladiisa, taa oo la macno ah Mareykanka wuxuu u aqoonsanyahay dal aan dawlad lahayn Venezuela.
โข Intaa ugama harin, wuxuu Mareykanka ku eedeyay Nicolas Maduro, inuu hoggaamiyo qaar ka mid ah kooxaha ugu khatarta badan ee daroogada ka ganacsada dilalkana fuliya, waa cududaar si shaqsi ah loogu beegsan karo.
โข Waxaa xigtay in Trump, si hoose u ansixiyay qorshe u oggolaanaya ciidanka Mareykanka inay weerarri karaan kooxaha daroogada meel kasta oo ay ku suganyihiin, kulana dhex dagaallami karaan dhulka dalal kale . Tallaabo lagu sharciyeenayo inay ciidanka Mareykanka dhulka dal kale ku duuli karaan, sida ay werisay CNN.
โข Wakaaladda wararka Reuters, ayaa iyaduna daahqaaday in 4 kun oo askari oo ka tirsan ciidanka Mareykanka iyo saddex markab oo ah kuwa dagaalka ee Mareykanka shalay loo diray inay ku dhawaadaan xeebaha Venezuela.
โข Isla markii madaxweynaha Venezuela, Nicolas Maduro wuxuu amray in dhammaan ciidanka Venezuela, la galiyo heegan laguna diyaariyo goob kasta oo laga soo weerarri karo, sida ay baahisay CNN, wuxuu Maduro yiri ; โ Uma oggolaanayno dalkeenna gumeysi, mana isku dhiibi doono gumeyste , waan dagaallami doonaa.โ
Laakin waxaa jira wax qarsoon;
Mareykanka, wuxuu arkay khatar ka dhan ah oo ka socota Venezuela, halkaa oo ay saldhigyo ka furteen; Ruushka, Shiinaha iyo Iiraan, kuwaasoo billaabay inay la socdaan dhaqdhaqaaqa Mareykanka , wuxuuna ka cabsi qabaa Mareykanka in halkaa la keeno gantaallo, lana hubeeyo kooxaha daroogada si ay weerarro uga fuliyaan gudaha Mareykanka , si loogu furo dagaal gudaha ah oo lagu xannibo, tan ayaa ka dhigaysa inuu Mareykanka u degdegayo inuu ka hortaggo khatartaa.
Waxaan ku xasuusinaya in horey Putin u yiri โ Kuma burburin karno Mareykanka dagaal lagu qaado, si loo burburiyo waa in dagaallo looga furo gudaha oo dadka Mareykanka ee hubeysan cadaadis dusho loo saara, illaa ay xabbo furaan.โ
Maxaa ka socda gudaha Mareykanka;
Si aan horey loo arag, magaalooyinka waa weyn ee Mareykanka oo ay ku jirto caasimadda Washington, DC, waxaa lagu daabulay ciidan badan oo milatari ah. Dhaqdhaqaaqa waxaa lagu sheegay in lagu joojinayo dilalka iyo rabshadaha amni darro ee ka dhacaya magaalooyinka Mareykanka , laakin tilmaamaha in wax intaa ka badan uu Mareykanka qorsheynayo ayaa ah wax aan meesha laga saari karin.
Toddobaadkan Trump , ayaa laga maqlay; โ Haddii Mareykanka uu dagaal ku lug yeesho, kama dhici doonto doorasho. Waan arki doonaa.โ
Waxaan kaga tagay fikradaada

โค46๐23โ8๐4๐คฌ2๐ฟ2
Maxaa ka socda dalka Afgaanistaan?
Wasiirrada arrimaha dibadda ee Shiinaha iyo Pakistan aaaa tagay Kaabuul, muxuu ahaa ujeeddada socdaalka iyo kulamadii ka dhacay caasimadda Afgaanistaan?
Loollanka quwadaha oo gaaray dal mar xuddun u ahaa colaadaha; Ruushka oo hordy u aqoonsaday Iiraan oo doonaysa inay hubeyso iyo halka ay xaaladan ka joogaan reer galbeedka; https://youtu.be/iSbEtioh9fY https://youtu.be/iSbEtioh9fY

YouTube
Maxaa ka socda Afgaanistaan?wasiirrada Shiinaha&Pakistan oo tahay
warbixintan ayaa ku siinaysa macluumaad iyo fallanqeyn
โค28โ4๐2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Wasaaradda difaaca Ruushka ayaa maanta baahisay muuqaal lagu sheegay inay ciidanka Ruushku burburiyeen mid ka mid ah xarumaha ugu muhiimsan ee kaydka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ciidanka Ukraine oo ku taal meel ku dhow magaalada Konstantinovka.
โ43๐17โค5
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi ayaa maanta gaaray dalka Sacuudiga, waxaana diyaaradda hoosteeda markii uu ka degay garoonka diyaaradaha Neom Bay ee ku dhow xadka Masar, ku soo dhaweeyay dhaxal-sugaha boqortooyadda, Maxamed bin Salmaan, iyadoo la sheegay inay halkaa wada xaajoodyo aan la soo bandhigin ku yeelanayaan. Dalalkan waxay fashil kala kulmeen inay xal u helaan dagaalka xasuuqa ah ee ka socda Qasa , oo mar kasta oo uu sii socdo ay sare u kacayso cadaadiska ay la kulmayaan, xilli Masar ay hadda gacanta ku hayso mashruuc la doonayo in Xams meesha laga saaro oo ciidan ay tababbareen lagu wareejiyo amniga Qasa.
๐คฎ32โค18๐คฌ8โ7๐1
Wargeyska Washington Post, ayaa ku warramay in shaqada laga cayriyay Shahed Ghoreishi, oo ah qandaraasle Maraykan-Iraani ah kana tirsanaa wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, isla markaana ahaa afhayeenka ugu sarreeya ee arrimaha Isr1l iyo Falastiin, kaddib markii lagu eedeyay in warsaxaafadeedyada ka soo baxaya wasaaradda uu u rogay kuwa ka soo horjeeda Isr1l, kana saari jiray erayada laga jecelyahay Telaabiib.
๐58๐คฃ9๐ค3โก2โค2๐1
Trump, wuxuu u muuqdaa inuu ku guul-darraystay wax tanaasul ah inuu ka helo Putin, iyadoo warbixin ay maanta baahisay wakaaladda wararka ee Reuters, lagu sheegay inuu Putin si xooggan ugu adkaystay dalabkiisii hore ee ku saabsanaa shuruudaha uu ku joojinayo dagaalka Ukraine.
Putin ayaa dalbanaya in Ukraine ay gebi ahaanba ka tanaasusho gobolka Donbas oo ku yaalla bariga Ukraine, ayna ka noqoto damaceeda ku biirista NATO, oo ay ballanqaado dhexdhexaadnimo, isla markaana ay iska fogeyso ciidan reer galbeed ah dhulkeeda inay keento,beddelkeeda, Ruushku wuxuu ogolaaday inuu joojiyo dagaalka jiidda hore ee gobollada Kherson iyo Zaporizhzhia ee koonfur-bari Ukraine.

โค33๐13๐ฅ6๐ซก4โก1
Isra11l, ayaa markii u horreysay diyaarinaysa qorshe ay dhallinyarada Yuhda ee Mareykanka iyo Faransiiska ugu soo bandhigayso inay ku biiraan ciidankeeda, si ay xal ugu hesho yaraanta askarteeda ka dagaallamaya Qasa , oo noqday wax la dilay, kuwa naafo noqday iyo kuwa maskax ahaan isugu dhex yaacay, sida ay sheegtay Anadolu oo xiganaysa raadiyaha ciidanka Isra11l.
๐87๐คฃ24โค5๐4๐2
La-taliyaha ganacsiga ee Trump, Peter Navarro ayaa sheegay; โHindiya ma doonayso inay qirato doorka ay ku leedahay dhiigga daadanaya ee Ukraine. Halkii ay ka qaadan lahayd masโuuliyaddaas, waxay u sii dhoweeyneysaa Shiinaha.โ
Fiiro gaar ah;
Hindiya, waxay tijaabinaysa nolosha ka dambeysa marka reer galbeedka dhabarka loo jeediyo. Raโiisul wasaaraha Hindiya , wuxuu dhawaan booqanaya Shiinaha , si uu heshiisyo ula soo galo, halka madaxweynaha Ruushka , Putin uu isna tagi doono Hindiya.

๐52โค11โ5๐ก3๐ฟ2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Milatari dalka Venezuela, ayaa lagu arkay hubkii u dambeeyay ee Shiinaha , iyagoo dhaqdhaqaaqyo ka wada xeebaha, kaddib markii halkaa Mareykanka uu ku daabulay maraakiibtiisa iyo kumannaan askari, taa oo suragal ka dhigtay inuu Mareykanka isku diyaarinayo duullaan uu ku qaado Venezuela, oo ah dalka heysay kaydka ugu badan ee shidaalka caalamka iyo xulafada laatin Ameerika ku taal ee dalalka ; Ruushka, Shiinaha iyo Iiraan oo dhammaantood saldhigyo ku leh. Hoggaamiyaha dalkaa Nicolas Maduro, wuxuu maanta sheegay inaysan is dhiibi doonin oo dalkooda u oggolaan doonin gumeysi ee ay dagaallami doonaan, sida ay werisay Reuters.
๐70โค12โ4๐3๐ซก2โก1
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un ayaa maanta munaasabad gaar ah ku soo dhaweeyay , abaalmarina guddoonsiiyay saraakiishii hoggaaminaysay ciidankii Kuuriyada Waqooyi ee ku caawiyay Ruushka inuu ciidanka Ukraine iyo xulafadooda ka saaro gobolka Kursk oo ah dhulkii u horreyay ee Ruushka oo ciidan shisheeye ay qabsadaan tan iyo dagaalkii labaad ee adduunka, sida ay baahisay warbaahinta dawladda Ruushka ee RT.
โค56๐17โ12๐6๐ฅ2
Madaxweynaha Ukraine, Zelensky ayaa hadal muuqaal ah oo uu baahiyay wuxuu ku sheegay inuu Ruushka si ula kac ah u burburiyay warshad ay leedahay shirkad Mareykan ah oo qalabka elektarooniga soo saarta, kuna taalla gobolka Zakarpattia ee galbeedka Ukraine, taa oo uu sheegay inaysan wax shaqo ah ku lahayn soo saarista hubka, balse Ruushku ku talagal u burburiyay.
Fiiro gaar ah;
Waxay u muuqataa Zelensky, inuu raadinayo wax kicinaya dareenka Mareykanka , si u jajabnaanta Trump ee dhinaca Putin meesha looga saaro.

๐56๐10โค3๐คฎ3
Iiraan ayaa sheegtay inay xirtay 122 qof oo u shaqeynayay wiilka uu dhalay boqorkii kacaanku afgambiyeen ee Iiraan, Reza Pahlavi , iyadoo dadkan la sheegay inay qorsheynayeen abaabulka isku soo baxyo ka dhaca magaalada Tehran oo ujeeddadu ahayd in ugu dambeyntii lagu afgambiyo xukunka kacaanka ee Iiraan.
โค53๐20โ8๐ฅ2
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka , Sergei Lavrov ayaa maanta soo bandhigay khilaaf uu sheegay inuu soo kala dhexgalay Trump iyo madaxweynaha Ukraine , Zelensky oo diiday inuu oggolaado dalabaadka uu soo bandhig Trump ee ah inay Ukraine ka tanaasusho ku biirista NATO, laga wadahadlo arrimaha dhulka iyo in meesha laga saaro sharciga mamnuucaya luuqada Ruushka in mid rasmi ah looga aqoonsado Ukraine .
Lavrov, wuxuu caddeeyay inuu Putin sugayo waxa uu yeelo Trump , markaa oo yiri ; โSidee baan u wada hadli karnaa qof iska dhiga hoggaamiye, balse gebi ahaanba diidaya inuu ka jawaabo arrimaha muhiimka ah?โ

โค38๐คท13๐6๐3๐ฟ1
Dhacdo muhiim ah;
Wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha, Wang Yi ayaa maanta kaga dhawaaqay caasimadda Pakistan ee Islamabad in Pakistan ay tahay saaxiibka u sarreeya ee Shiinaha , wuxuu ku tilmaamay โsaaxiib bir ahโ isagoo ku sheegay mid ka mid ah ajandayaasha u sarreeya ee Shiinaha inay tahay sidii Pakistan ay noqon quwad aan la loodin karin.
Hadalkan, wuxuu ka sheegay kulan uu la qaatay taliyaha guud ee ciidanka Pakistan, Jen. Asim Munir oo isagana dhankiisa sheegay inay Pakistan isku diyaarinayso ballaarinta iskaashiga amni iyo difaac ee kala dhexeeya Shiinaha.

โ54โค16๐5๐3๐ฅ1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Hayโadda FBI-da Mareykanka ayaa maanta baaritaan ku sameysay guriga la taliyihii hore ee amniga Trump, John Bolton oo la sheegay in gurigiisa laga baarayo dukumentiyo sir ah, iyadoo isla markiiba uu Trump baahiyay ; โ Ameerika xooggan ayaa soo laabatay.โ Halka madaxa FIB-da , Kash Patel uu yiri ; โ Cidna sharciga kama sareyso.โ
John Bolton, wuxuu muddooyinkii u dambeeyay joogteeyay inuu bannaanka keeno dhinaca mugdiga ah ee Trump , taa oo caro galisay Trump.

๐คฃ61๐8โค6๐คฎ4
Agaasimaha Sirdoonka Mareykanka (DNI), Tulsi Gabbard ayaa amar ku bixisay in hayโadaha sirdoonka Mareykanka aysan la wadaagin xogta ku saabsan wadahadalladii Trump iyo Putin , sirdoonka dalalka shanta indhood โFive Eyesโโ oo kala ah Ingiriiska, Canada, Australia iyo New Zealand, sida ay werisay CBS News.
๐30โค26๐คฃ4๐ฆ1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Ruushka ayaa ciidan cusub oo qayb ka ah howlgalka Africa Corps usoo diraya dalalka waqooyiga Afrika ee xiriirka u jaray reer galbeedka , kuwaasoo hadda la kulmaya cadaadis ka imaanaya kooxaha hubaysan, sida ay shaacisay wasaaradda difaaca Ruushka.
โ38โค12๐ก7๐5