Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan, Abbas Araghchi, ayaa yiri: “Go’doominta dekedaha Iiraan waa ficil dagaal, sidaas darteedna waa jebin xabbad-joojin.
In la weeraro markab ganacsi oo shaqaalihiisana la qabsado waa jebin ka sii weyn… Iiraan way garanaysaa sida loo jebiyo xayiraadaha, sida loo difaaco danahaheeda, iyo sida looga hortago cadaadiska.”

✍75❤27👍14🫡5🥰3🎅2🔥1
Israa’iil ayaa isku diyaarinaysa inuu dib u bilowdo dagaalka Iiraan, iyadoo qiimeynta Israa’iil ay muujinayso in aan la gaari doonin heshiis, isla markaana dagaalka uu dib u billaaban karo , xilliga xabbad-joojinta ay dhammaato, sida ay baahisay warbaahinta rasmiga ah Israa’iil ee Kan news.
⚡29🤬17❤10👍9🤣7✍4🤔2😈2😡2
Wakaaladda wararka Iiraan ee Tasnim ayaa si rasmi ah hadda u baahisay mowqifka Iiraan ee wareeggii labaad ee wadahadallada loo ballansanaa inay ka dhacaan Pakistan.
Go’aanka Iiraan ka soo baxay waxaa lagu caddeeyay;
“Iiraan ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqday in ka qeybgalka wadahadallada xaaladdan hadda jirta uu yahay waqti lumis,maadaama Mareykanka uu hor istaagayo in la gaaro heshiis ku habboon. Sidaas darteed, Iiraan diyaar uma aha inay ku dhacdo dabinka Mareykanka.”

👍60❤16✍5🫡5
Trump wuxuu kordhiyay xabbad-joojinta oo socon doonta illaa heshiis la gaarayo!
😁49👍6❤4
Trump, wuxuu shaaciyay in xabbad-joojinta ay socon doonto illaa si un heshiis loo gaarayo, sababta uu tanaasulkan u qaatay wuxuu ku sheegay inay tahay talo ka timid taliyaha ciidanka Pakistan, Jen. Asim Munir iyo ra’iisul wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif, kuwaasoo uu sheegay inay kula taliyeen inuu joojiyo dagaalka inuu dib u qarxo.
🤪52😁12✍5❤4👍3
Waxaa kaloo uu sheegay inay arrimahan salka ku hayaan kala qaybsanaan ka jirta gudaha Iiraan oo u baahan in la sugo inta aragti mideysan inta ay ka keenayaan.
Wuxuu yiri;
“Iyadoo la tixgelinayo in Dawladda Iiraan ay si weyn u kala qaybsan tahay arrin aan la yaab lahayn iyo iyadoo codsi naga yimid Taliyaha Ciidanka Pakistan Asim Munir iyo Ra’iisul Wasaaraha Shehbaz Sharif, waxaa nala weydiistay inaan hakinno weerarkeenna ka dhanka ah Iiraan ilaa ay hoggaamiyeyaashooda iyo wakiilladoodu keenaan hal aragti oo mideysan.
Sidaas darteed, waxaan faray ciidamada inaan sii wadaan go’doominta, isla markaana dhinacyada kale oo dhan ay ahaadaan kuwo diyaar ah oo awood u leh inay dhaqaaqaan.
Waxaan sidoo kale kordhinayaa xabbad-joojinta ilaa ay Iiraan soo gudbiso soo-jeedinteeda, isla markaana wadahadalladu ay ku dhammaadaan si uun.”

🤪50❤10✍4🤣4👍3
Keliya wax ka yar saddex saacadood sida ay wax u dhaceen;
Trump ayaa sheegay: “Haddii aan la gaarin heshiis, qaraxyo ayaa dhici doona, waxaana weerari doonaa Iiraan si aad u xooggan.”
Iiraan ayaa ka jawaabtay:
“Ma geli doona wax wadahadal ah.”
Markaas ayuu Trump ayaa soo baxay oo yiri:
“Waxaan kordhin doonaa xabbad-joojinta ilaa waqti aan la cayimin.”

😁95❤11👍8✍5👀2🔥1🤝1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa bartamaha magaalada Tehran ku soo bandhigay gantaalka Khorramshahr-4 oo gaari kara 2,000 km , kaasoo qaadi kara madaxyo qarxa oo culus,waxyar ka dib markii Trump ku dhawaaqay xabbad-joojin in la kordhiyay.
❤🔥81🫡27👍16❤14🔥7✍4👏3
Ciidanka ilaalada kacaanka Iiraan ayaa warsaxaafadeed ka soo baxay oo Al Jazeera baahisay waxaa lagu sheegay ;
“Haddii uu dagaalka uu dib u bilowdo, waxaan beegsan doonaa oo burburin doonaa wixii ka haray awoodda cadowga ee gobolka.Waxaan si buuxda ugu diyaar nahay inaan sii wadno dagaalka ka dhanka ah cadawga, isla markaana si adag uga hortagno hanjabaad kasta ama weerar mar kale dhaca.”

👍74🫡13❤8✍6
Warbaahinta CNN ayaa ku sheegtay mid ka mid ah sababta ku dhalisay Trump inuu xabbad-joojinta kordhiyo oo ka hortaggo dagaal dib u qarxa, xitaa haddii Iiraan si cad u diiday wadahadalka inay salka ku hayso Mareykanka inuu hal mar is arkay isagoo ay ka dhammaanayaan gantaallada , halka 50% gantaallada weerarka iyo kuwa difaaca la adeegsaday muddadii uu socday dagaalka, iyadoo warbixintu sheegtay Mareykanka si uu dib gantaallada ugu sameeyo inay ku qaadaynayso ilaa afar sanno ama waqti ka sii dheer.
❤61😁15✍11💯9👍2
Wakaaladda wararka Iiraan ee Tasnim ayaa warbixin ay baahisay waxaa lagu sheegay;
“In la sii wado go’doominta dekedaha Iiraan waxay ka dhigan tahay sii wadidda dagaalka. Inta go’doomintu jirto, Iiraan ma furi doonto marin-biyoodka Hormuz.
Haddii loo baahdo, Iiraan waxay isku dayi doontaa inay jebiso go’doominta iyadoo adeegsanaysa awood.”

✍62👍18❤10🫡7
Mareykanka ayaa xannibay lacago ay lahayd dawladda Ciraaq oo ay ku jirto $500 milyan oo ah lacagta shidaalka Ciraaq, si uu ugu cadaadiyo inay dawladda Ciraaq qaado tallaabo ka dhan ah kooxaha Iiraan ay taageerto ee ku sugan gudaha dalkaa, iyadoo lacagahan la sheegay inaan loo diri doonin dawladda Ciraaq illaa ay wax ka qabato kooxahaa, xilli dalalka khaliijka oo Sacuudiga uu ku jiro ay sheegeen muddadii uu dagaalka socday weerarrada ay khasaaraha kala kulmeen inay fuliyeen kooxaha Iiraan ay taageerto ee Ciraaq ku sugan.
😁70❤12👍8✍7🤬4
Xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka, John Kerry, ayaa yiri:
“Netanyahu wuxuu xilligii aan xafiiska joogay nagu dhiirrigeliyay dagaal lala galo Iiraan, laakiin waan diidnay. Wuxuu markaa soo bandhigayay in la beddelo nidaamka oo dilal la fuliyo , taana ay keeni doonto shacabka inay kacaan, waa la sameeyay hadda arrintaa , laakin waxba ma dhicn.”

✍18👍7❤5
Waxaa kaloo uu yiri;
“George W. Bush wuu diiday duullaan lagu qaado Iiraan, Barack Obama wuu diiday, Joe Biden isna wuu diiday, waxaana dhacday hadda in la qaaday dagaal ka dhan ah Iiraan oo xaqiiqadiisa aan naloo sheegin.”
Wuxuu intaa ku daray;
“Casharka aan ka barannay dagaalladii Vietnam iyo Ciraaq waa: waalidiinta Mareykanka ha ka dalban inay carruurtooda u diraan dagaal aan loo baahnayn.
Dagaalkan looma baahnayn in la galo.
Waajibka ugu weyn ee saaran madaxweyne Trump, waa inuu si daacad ah ula hadlo waalidiinta carruurtooda loo dirayo dagaalka.Waa inuu si cad u sharraxaa ujeeddada dagaalka, waxa la doonayo in la gaaro, iyo sababta loo dagaallamayo.Waa inuu si fiican u fahmaa waxa uu dadka ka dalbanayo inay u huraan.”

❤28👍13✍5
Wargeyska Politico ayaa maaanta baahiyay warbixin lagu sheegay inuu Aqalka Cad ee Mareykanka diyaarinayo liis ay ku kala saarayaan dalalka NATO, iyadoo lagu saleynayo heerka ay taageeraan tallaabooyinka Mareykanka gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah Iiraan.
Warbixintan waxaa lagu sheegay dalalka loo arko kuwa si fiican u taageera ayaa laga yaabaa inay helaan faa’iidooyin gaar ah,halka kuwa kale ay la kulmi karaan cawaaqib, sida in la yareeyo joogitaanka ciidanka Mareykanka ama heerka iskaashiga ay la leeyihiin Mareykanka.

🤣17👍14❤5✍3🗿2
Warsaxaafadeed ka soo baxay ciidanka badda Iiraan oo ay baahiyeen Al Jazeera iyo CNN ayaa lagu sheegay inay maanta gacanta ku dhigeen labo markab oo ganacsi , kuwaasoo ay sheegeen inay isku dayeen jebinta xannibaada saaran marin-biyoodka Hormuz, waxaana labada markab loo ka xeeyay dhinaca xeebaha Iiraan, halka markab kale oo ku socday Hormuz ay beegsadeen ciidanka Iiraan , kaasoo la sheegay inuu la dhaqaaqi la’yahay khasaaraha ka soo gaaray weerarkaa.
Lama soo bandhigin faahfaahinta dalalka laga leeyahay maraakiibta, balse Iiraan waxay uga digtay maraakiibta inaysan isku dayin iyagoo aan soo ogeysiin ciidankankeeda badda inay ka gudbaan Hormuz.

🔥42❤17👏8✍5