Ogaysiis ogaysiis ogaysiis
รsc wrx wbrk
Kanaalkan ee ila qosol waa iib qofkii u baahan in uu iibsado fadlan ha igala soo xariiro linkigaan๐@Ila_qosol2

Illeyn qosol looma dhinto !
Oday Saaxiibkay ah, ayaa Maalin isaga oo Mudh iyo Gacan ah oo sidii Hooyadii ku dhashay ah Kayn soo dhex maray.
Xayawaankii Kaynta ku noolaa oo dhan, ayaa bilaabay in ay Cagaha wax ka dayaan oo yaacaan. Sagaaro Naf la caari ah oo yar Xiiq-tiranaysa ayaa aragtay Odaygii Libaax ahaa oo isna soo cararay. Qosol inta ay ku dhufatay bay tidhi " War Boqorkii Kayntoow sawdigan adna nala cararaya Bisinkee".
Libaaxii ku lahaa "Sheeko- baralayda iyo Kaftanka jooji, Xayawaankani waa mid halis ah oo aan Noociisa hore loo arag, bal eeg Dibka xagga hore ayaa uu ku leeyahaye".๐คฃ๐คฃ๐คฃ๐คฃ๐คฃ๐คฃ๐คฃ๐คฃ

Hadii aad heysid sheeko ila qosol ah inagula wadaag commentiga
Sheekada ugu qosolka bdn ayaan soo qaadanaynaa

Ma jaceshahay kanaalka ilaqosol๐?
โฏHAA
ููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููููู
โฏMAYA

Nin baa waxuu usoo galay xaaskiisa oo daawaneysa TV-ga , oo sheikh mustafa na ka leeyahay "Hablaha waa in lagu guursadaa quruxdeeda ama maalkeeda ".
Ninkii intuu saa u eegay naagtiisa ayuu yir. "Walh mar- mar baa ilaahay dartii loo guursadaa".๐๐๐คฃ๐คฃ๐คฃ๐คฃ๐คฃ
Talow muxuu ula jeedaa!!?

Jadwal fiican oo aad raaci kartid Bisha Ramadanka, kuna anfici doona
โก habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood
Salaada subax kadib : 4 bog
Salaada duhur kadib : 4 bog
Salaada casar kadib : 4 bog
Salaada maqrib kadib : 4 bog
Salaada cishe kadib : 4 bog
โกHabka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari
Salaada Subax 8 bog
Salaada Duhur 8 bog
Salaada Casar. 8 bog
Salaada Maqrib 8 bog
Salaada Cishe 8 bog
โกHabka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood
Salaada Subax. 10 bog
Salaada Duhur 10 bog
Salaada Casar 10 bog
Salaada Maqrib 10 bog
Salaada Cishe 10 bog
โกHabka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood
Salada Subax 12 bog
Salaada Duhur 12 bog
Salaada Casar 12 bog
Salaada Maqrib 12 bog
Salaada Cishe 12 bog
โกQaybtaan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood
Salaada Subax 20 bog
Salaada Duhur 20 bog
Salaada Casar 20 bog
Salaada Maqrib 20 bog
Salaada Cishe 20 bog
Fadlan ku Faafi Group yada iyo Dadka aad taqaanid sababtoo ah ma ogid ajarka aad kaheli kartid meqo qof ayaa raacaysa taladan aad share gareysey. Quraankana dhamaynaysa. ษชsสแด แดสสแดแดส แดกแดxแดแดษด สแดแดแดสษดแดสแดแด ษชษดแดแดแดแด แดแด าแดแด ษชษชแด แดสแดขแดษด แด แดแดษดtid.

Mid ciyaalka xaafadda ah Ayaa Aabihiis u Kiciyay Salaadda Subax Si uu U tukado
Xariifkii Wuu Soo baxay Wuxuuna Seexday Barandada (balakoonka) Markii uumaqlay Inu Aabihiis soo socdo
Wuu istaagay Wuxuuna Gashaday Cabaayada Hooyadiis Wuuna Sujuuday si uu u mujiyo Inu tukanayo
Aabihiis ayaa yimid Laad (darbo) Ayuu Dabada Kageliyay Wuxuuna Yiri: xaley markaan kuu yeertay maxaad ii laheyd Caado Ayaa ii joogto Been Leey yahey.๐๐

iimaam masjid ayaa istaagey salaadda subax ka dib, Wuxuuna yiri: "islaamihii waa laga joogi la'yahay ee ninkii islaantiisa dhib ku heyso ha istaago oo farta ha taagto si aan talo u siiyo."
Odayaashii dhan baa istaagey marka laga reebo hal oday
iimaamkii ayaa yiri: "bal intaan talo idiin siinin wadaadka fadhiyo islaantiisa aan u duceyno ileen dhib kuma heysee".
Odaygii intuu kor u qeyliyey ayuu yiri:
"iimaamka la isma weydiinaayo miyaa micnaha aan la aamusey"? iimaamkii baa ku yiri "maxa kugu dhacay" ? ๐ค
Odaygii kulahaa "xalay ayey kal xawaaji lugaha iiga garaacdey waan istaagi la'ahay oo masjidka guur guurasho aan ku imid ee talada ha iga reebin๐๐ ๐คฃ๐คฃ๐คฃ๐คฃ๐๐คฃ๐คฃ๐คฃ
KU SOO BIIR @ilaqosol22

: ุงููููููู
ูู ุฃูููููููู ุนููููููุง ุจูุงูุฃูู
ููู ูุงูุฅููู
ูุงููุ ููุงูุณูููุงู
ูุฉู ูุงูุฅูุณููุงู
ูุ ุฑูุจููู ูุฑูุจูููู ุงูููููุ ูููุงูู ุฑูุดูุฏู ูุฎูููุฑู
FG: Caawa waxaa kow ah oo dhalatay bishii dul xijaha ama bisha Carafo ay soomaalidu u taqaan.
Waxa aan nafsadyda iyo idinkaba u dardaarmayaa in aan ka faa'idaysano maalmahaas qaaliga ah ee inoo bilowday waana maalmaha ugu fadli badan maalamaha addunyada, camal wanaagsan oo dhexdooda la wabto waa uu ka fadli badan yahy camalka maalmaha kale la qabto.
ILAAHAY SWT Nabad ha inagu gaarsiiyo iida carafo oo ku aadan 10 bisha caawa inoo dhalatay.

Barri oo khamiis ah waa maalinka carafo.
Ma ogtahay Fadliga Soonka Maalinka Carafo.
Maalinka Carafo waa Maalin uu Allaah (SW) ku Dhaartay weynideeda Daraadeed,
waa maalin uu ๐ดRasuulkeena Muxamad(NNKH) Umada islaamka ku baraarujiyey inay soomaan mar la waydiiyay Wuxuu Dhahay
โ (Soonka Maalinta Carafo waxaa lagu dhaafaa dambiyadq Sanadkii hore iyo Sanadka soo socda).
Maalinta carafo waa maalintii la dhamaystiray Diinta iyo Nimcada uu Allaah (SW) ku Maneeystay Muslimiinta, waxaana soo dagay iyadoo carafo la taagan Yahay aayado muslimiinta ugu bishaareynaya in Diintoodii loo dhamaystiray.
Maalinta carafo waa maalinka ugu badan ee uu Allah(SW) Naarta dadka ka xoreeyo rabina adoomadiisa ugu dhow yahay,โBukhaari iyo Muslim waxa ay wariyeen inuu ๐ดNabigeena suuban Muxamad(NNKH) yidhi:-
โ ( Ma jirto Maalin ka badan inuu Allah Adoomadiisa ka xoreeyo naarta Maalin Aan Ka Ahayn Maalinta Carafo).
Kolka berri aad ugu diyaar garow , oo ka faa'idayso fursadaas qaaliga ah , waayo furasaadan fursad lamid ah in aad heli doonto ma ogidee, ducadana ku dadaal maalinkaas ducada waa la'aqbalaaye, dadka iyo dalkana inaad uducayso garawsanow, si gaar ahna walaalaheen reer falstiin aan u wada ducayno.
walaalaha aad kheyrka la jeceshahayna gaarsii farriintaan.

Hada kohor baa nin waardiye qabuuro loogu dhigay
kuwo asxaabtiisa ayaa waxay dhaheen odayga cawa aanka nixino
waxa ay soo xidheen dhar cadcad oo kafanta oo kale ah; ninkii waardiyaha ahaa markuu arkay
budh iyo toorey buu lasoo baxay wuu caydhsaday ku lahaa "
cayaar marabee nin waliba qabrigiisa si tartiiba ha ugu laabto" ๐คฃ๐ ๐๐๐
NAGU SOO BIIR @ilaqosol22

ILEEN QOSOL LOOMA DHINTO
Nin waalan ayaa dhakhtar u tagay kuna yidhi
Tigtoore;habeenkii ma seexdo, habeen kasta waxaan ku riyoodaa daanyeero kubad igu kor ciyaaraya
Dhakhtarkii ayaa yidhi;waxaan ku siinaya daawo Riyada joojisa.
Ninkii ayaa yidhi;maya Digtoore caawa ciyaartooda waa "Final,, ee habeen dambe iiga dhig๐

Subaxdii waa fursad cusub oo aad ku bilowdo safarkaaga. Haddii aad si joogto ah ugu dadaasho inaad naftaada horumariso, waxaad gaadhi doontaa hadafyadaada. Mucjisada aroortii ma aha kaliya hab-maamuus subaxnimo, balse waa fursad aad ku hagaajin karto naftaada maalin kasta. Caqabadaha nolosha waa qayb ka mid ah safarka, laakiin adkaysigaaga iyo dadaalkaaga ayaa kaa dhigi doona mid guuleysta. Xusuusnow, guushu waa tallaabooyin yar yar oo aad qaaddo subax kasta.โค๏ธ
๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ป๐๐ป๐๐ป๐๐ป๐๐ป๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ Click Here ๐๐ป๐๐พ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ป๐๐ป๐๐ป๐๐ป๐๐ผ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ
โ๏ธโ๏ธKu dhufo halkaasโ๏ธโ๏ธ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ป๐๐ป๐๐ป๐๐ป๐๐ป๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ Click Here ๐๐ป๐๐พ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ป๐๐ป๐๐ป๐๐ป๐๐ผ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐ฟ
๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ
โ๏ธโ๏ธKu dhufo halkaasโ๏ธโ๏ธ
๐Dhambaalada jimcaha'
Buugga "Dhambaalka Jimcaha" waa buug qurux badan oo uu qoray qoraa Muxammad Yuusuf, oo ka kooban 40 xalqadood oo ku qoran 782 bog. Buuggan waxaa lagu qoray laba sannadood oo udhaxeysay Maajo 2020 iyo Nofeembar 2021. Waxa uu ka hadlayaa mawduucyo kala duwan oo ay ka mid yihiin diinta, siyaasadda, taariikhda, iyo fikradaha wadaagga.
Haddii aad xiisaynayso mawduucyadaas, buuggan waa mid qiimo leh oo kuu fidiya aragtiyo iyo fikrado cusub. Waxaad ka heli kartaa faa'iidooyin badan oo ku saabsan diinta iyo dhaqanka, iyo sidoo kale siyaasadda iyo taariikhda. Haddii aad jeceshahay inaad akhrido buugag tayo leh oo qeexaya fikradaha iyo aragtiyada bulshada, buuggan waa mid aan kugula talin lahayn inaad ka fogato.
@kobcimaskaxdaada1 ๐ฆ

Bishaaro๐
Waxaa bilaabantay is diiwaan gelinta Dawrada Fiqhiga ee shiikh maxamed iimaan (ibnu labuun)
Halkan iska diiwaan geli:
https://forms.gle/MDR7XCosVnrv1xeR8
Kadib ku biir kanaalkaan:
https://t.me/ibnulabuun2025
#dawarada_fiqhiga@ibnulabuun2025