Halxiraale
3.49K subscribers
60 photos
4 videos
8 links
🌷Bismillaah🌷

🔰 Halxiraale chenel 🔰

Kanalka @halxiraale waxaad ka heli kartaa halxiraale iyo Jawaabo oo aqoon guud ku soo biir linkiga u dir asxaabbtada si ay ayagana ugu faaideystaan mahadsanidiin
Download Telegram
Sheeg Wax laga helo yurub, ameerika, Australia iyo afrika, balse aan laga heli karin Aasiyo
Sheeg 4 Oday oo hal Sali ku wada fadhiyo, salaana isla gaari karin
6 tufax ayaa la keenay oo ku jiro dambiil ama salad oo loogu Tala galay in eey kala qaataan 6ruux, lixdii ruux ayaa kala qaatay, waxaa dambiisha kuso haray hal tufaax ¡ ¡ sidee ku imaaday
Dhaqtar qaliin iyo wiilkiisa oo wada socda ayaa shil galay, wiilka aabahiisa waa dhintay, wiilki oo aad u daran ayaa la keenay isbitalka, dhaqtarki ayaa Yuri "wiilkaan aniga dhalay, qaliin Kuma sameyn Karo"

Sidee ku dhalay dhaqtarki hore iyo dhaqtarkan dambe
Halxiraale
Sheeg xayawaanka hurda asigoo labadiisa indhood mid kamid ah ay furantahay?
Su'aashi 1aad ee saaka, aad ayaa la is kugu dayey balse waxaa haleelay hal ruux

1. Axmed naaji 👌🌟

Xaywanka hal u furan tahay marka uu hurdaayo waa #DOLPHIN ama dolfiin
Halxiraale
Sheeg magaalo kor ka cagaaran, gudaha ka gaduudan, dadka ku dhex nool eey madoow yihin
Suaasha 2aad ee maanta aad ayaa loogu faagtay, waana LA haleelay inta badan

Dadka ku guuleystay waxaa kamid ah
1. Caan Caan dhalay
2. Ahmed cabdi
3. Canab ibrahim
4. Axlam cali
5. Sir shibaneh
6. Filsan sh.
7. Indhauroon Ina cali
8. Inj mursal
9. Kowther Maxamed
10. Sowdo warsame
11. C/xakin hiraabe

Jawabta saxda waa: #Qaraha
Halxiraale
Sheeg Wax laga helo yurub, ameerika, Australia iyo afrika, balse aan laga heli karin Aasiyo
Su'aashaas waxaa ka jawaabay asxaab badan oo qiima leh,

Jawabta saxda ah: xarafka '' R'', waxaa laga helaa magacyada dhamaan qaradaha sida yurub, afrika, ameerika, oostraliya balse Waxaan laga heli karin EESHIYA AMA ASIA
Halxiraale
6 tufax ayaa la keenay oo ku jiro dambiil ama salad oo loogu Tala galay in eey kala qaataan 6ruux, lixdii ruux ayaa kala qaatay, waxaa dambiisha kuso haray hal tufaax ¡ ¡ sidee ku imaaday
Asxaab badan ayaa kazoo jawaabtay

Jawabta saxda ah waa: marki la qeybsaday qof ayaa tufaxa dambiisha loogu reebay ama ku qaatay,

Hadaba tufaaxa ku haray dambiisha qeybinta waa galay balse dambiisha ayaa qof logu reebay

Mahadsanidiin
Sheeg Wax la eg, cirka Hadii lakala baro oo loo kala jeexo 2 qeybood,

Bar kamid ah wax la'eg sheeg ¿
Halxiraale
Dhaqtar qaliin iyo wiilkiisa oo wada socda ayaa shil galay, wiilka aabahiisa waa dhintay, wiilki oo aad u daran ayaa la keenay isbitalka, dhaqtarki ayaa Yuri "wiilkaan aniga dhalay, qaliin Kuma sameyn Karo" Sidee ku dhalay dhaqtarki hore iyo dhaqtarkan dambe
Jawabta saxda dad badan ayaa haleelay

Jawabta waa: 2diisa waalid dhaqatir qaliin ayeey ahaayeen, aabahiisa waa dhintay balse hooyadii ayaa isbitaalka loogu geeyay, wey xamili weysay oo cunuga ayeey ka naxday,
Sheeg 2 xubin oo jirkaaga ka tirsan, oo marka magacyadooda la isku daro uu ka dhalanaayo magac baabuur ¿
Jumca Mubarak

Maalinta jimcaha waxaa sunno ah in la badiyo '' saliga nabiga''*

Hadaba aan ku salino nabigeena' '' صلى الله عليه وسلم
Halxiraale
Sheeg 2 xubin oo jirkaaga ka tirsan, oo marka magacyadooda la isku daro uu ka dhalanaayo magac baabuur ¿
Masha Allah, dad badan oo maskax iyo caqli alle siiyey ayaa ku jiro groupka, aad Ayaan ugu mahadcelinayaa dhamaan intii kazoo jawaabtay iyo inta jawaabta sugeysay

Jawabta saxda ah waa
CAG+AF
Sheeg Wax Naagta xagga hore kaga yaal, ninkane xaga dambe kaga yaal🎃👇👇
Jawaabta
Ku Saliya xabiibkeena Mohammed صلى الله عليه وسلم
Halxiraale
Sheeg Wax Naagta xagga hore kaga yaal, ninkane xaga dambe kaga yaal🎃👇👇 Jawaabta
Jawaabta su'aashaas dad badan ayaa isku soo dayey, balse Waxaa haleelay 2 qof kaliya
1. Sahro maxamed
2. MK

Aad baad u mahadsan tihin inta isku dayday, si gaar ah 2da ruux ee jawaabta haleelay waan u mahadcelineeynaa

Jawaabta saxda ah waa

2da erey u fiirso
Naag (waxa dhanka hore kaga yaal waa xarafka :'N')
niN (xarafka gadaal uga yaalo waa '' N'')

Naag.... Horay ayuu kaga yaalaa N, balse niN... Waxuu kaga yaalaa gadaal

Mahadsanidiin