Halxiraale
3.51K subscribers
60 photos
4 videos
8 links
🌷Bismillaah🌷

🔰 Halxiraale chenel 🔰

Kanalka @halxiraale waxaad ka heli kartaa halxiraale iyo Jawaabo oo aqoon guud ku soo biir linkiga u dir asxaabbtada si ay ayagana ugu faaideystaan mahadsanidiin
Download Telegram
Asc
Dhamaanteen Waxaan leenahay indho aan wax ku aragno, balse
Sheeg waxaa kaliya uu arki karo indhoolaha Waliba asiga oo araga ka maqan yahay?
Sheeg magac Hadii horay loo aqriyo noqonaayo magac rag ama niN, hadii gadaal loo aqriya noqonaayo magac dumar?
NiN baa Bari naagtiisa oo gacanta ku heysato timir ku yiri '' waad iga furan tahay hadaad cunto ama laqdo, ama tufto ama tuurto'' sheeg sidee naagtaas uga badbaadin kartaa in la furo?
Waa maalin jimco ah, waxaa sunno ah in aan badino saliga nabiga صلى الله عليه وسلم

Waxaana ku jiro saacad saacadii aqbalka aheyd, oo hadii alle aad wax weydiisato lagu siinaayo,

Ducada aan badino, xuska alle aan ku dadaalno, jimcaha saliga yaan la hilmaamin

Mahadsanid
HALXIRAALE: SHEEG GEEDKA UGU DHEER MEESHA UU KU YAALO ?
Halxiraale: Sheeg halka adiga iyo geedka aad ka siman tihiin (meesha aad isku mid ka tihin)
Ramadan kariim
Halxiraale
Halxiraale: Sheeg halka adiga iyo geedka aad ka siman tihiin (meesha aad isku mid ka tihin)
Jawaabta su'ashii isbuuci tagay ee aheyd, sheeg halka adiga iyo geedka aad ka siman tihin oo isku mid ka tihin

Jawaabta saxda waxaa isku dayey dad ku dhaw laabtameeyo, waxaa ka jawaabay 1 ruux kaliya

Waana "CALI MUXIDIN"

Jawabta waa: HOOSKA
U diyaar garow hal xiraalaha isbuuca
Sheeg wax korkaaga ku yaalo, oo aadan taaban Karin? Aad u fikir, maskaxda shiil, jawaabta waa kaama dheero, balse waa hadii aad maskaxda aad uga shaqeysiiso?
Nin duq ah 60sano jir ah oo timaha ka biibeen ayaa soo dagay guri, ninkaan ayaa qolka keensaday wax walbo oo agab ah oo qof u baahnaan karo, marki uu mudo dagnaay ayaa qarashki kirada lagu siyaadiyey, waana uu ka guuray guriga, waxuu rartay alaabta oo dhan, balse hal mid ama hal sheey ayuu ka tagay!!

Sheeg halka sheey ee uu guriga uga tagay???
Waxaad ku dhuntay duurka, waxaa ku dhex dhacday guri 10sano ka hor laga guuray oo duugoway, albabki ayaa is xiray, 3 albaab ayuu leeyahay gurigaas
Albaab aad waxaa taagan yaxaas dadka cunaayo
Albaabka 2aad waxaa taagan nin qori wato oo dadka dilaayo
Albaabka 3aad waxaa ku jiro biyo koronto leh oo dadka dilaayo

Albaabkee ka bixi laheyd? Sidee ku badbaadeysa
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
Beri baa islaan indha la'aan iyo dhaga la'aan isku darsatay odaygeedi ama seygeeda baa dhintay, mishkilo.....
Waxaa la is weydiyay sidee loogu sheega ninkaaga waa amuuday?
Hadaba adiga sidee kula tahay in aad ugu sheegi laheyd iyada oo aan ku maqli karin, kuna arki karin?