Git & GitHub Bootcamp
943 subscribers
16 photos
41 links
Download Telegram
Second Night Of Git & GitHub Bootcamp:

Lesson 2 – Git Basics:
https://youtu.be/GKEBgPhX0T0

Lesson 2 – Git Basics Practice

https://youtu.be/9thohlH9Hj0
❤3
Git & GitHub Bootcamp
Voice message
Fadlan dhageyso codkaan.
🫡3👍2
Looks productive.
🔥14❤3🆒3
Ardey yar unbaa exercise ka wadaa filaa ? Bootcamp-kaan arday yar baa kaso bixi doonta sidaan u jeedo.
❤4
Asc aqyaarey berito xiisad ayaan leenahay yaan la ilaabin.
Asc caawa xiisad ayaan leenahay diyaar garooba, saacaddu marka ay tahay 09pm ama 21:00 (Somali Time)
❤4
Yaa si publicly u dhihi kara bootcamp-kaan waan dhameynaa oo xujo ka dhigi kara bootcamp-ka oo hadhow xujadaas kaso bixi kara ?

Sidaan cml:

Magaceyga waa Cumar Tood, Muqdisho jooga, waan dhameynaa bootcamp-kaan hadaan dhameyn waayana nin weyn oo ciiboobay ahay.

Public pressure wuu shaqeeyaa ee public xujo dhigo. 😁
😁13👍5❤1