Git & GitHub Bootcamp
943 subscribers
16 photos
41 links
Download Telegram
Third Night Of Git & GitHub Bootcamp:

Lesson 3 – Branching:
https://youtu.be/oOVqF6HufMM

Lesson 4 – Remote Repositories:

https://youtu.be/v3ZgR95mxjA

Exercise — Branch Practice & Push to GitHub:
https://youtu.be/h3G1z-1S0W4
Waxaan idinka codsaneynaa inaad repo-gaan nala riixdaan oo aan wada gaarsiinno 100+ stars. Mashruucan wuxuu noqon doonaa saldhig muhiim u ah NLP, AI, spell checking, grammar checking, OCR, TTS, ASR, iyo teknoolojiyad kasta oo ku shaqeysa af-Soomaaliga.

Haddii aad rabto inaad taageerto horumarinta luqadda Soomaaliga ee dhinaca AI iyo software-ka, fadlan ⭐️ sii repository-ga, kana qayb qaado horumarintiisa.

Aan wada gaarsiinno 100+ stars. Let's push! 🚀

GitHub:
https://github.com/goobolabs/somali-language-standard
❤13
❤8🔥5👍2
Model keyga yaa ka shakiyay 😚😂
😁13
Hambalyo ardayda bootcamp-ka ka qalinjabisay:

https://www.facebook.com/share/p/1D6uFRmLjW/
Caawa xiisad cool ah baa jirta diyaar mala yahay ? Haa soo qora bal 😀
❤9👍6🔥1
Masha'Allah arday bdn baa exercise-kaan sameysay.
❤7
Caawa wada imaada, arin cool ahna waan idin haynaa 😉
👍10👏4❤1
Fourth Night Of Git & GitHub Bootcamp:

Lesson 5 – Collaboration with GitHub:
https://youtu.be/8RdFbJVIGFI

Lesson 6 – Pull Requests and Code Reviews:

https://youtu.be/TbvVXNwHCh0

Lesson 7 – .gitignore and Project Organization:
https://youtu.be/6FMoAharyYk

Assignment: Git Basics:
https://youtu.be/0yuziGEt4dE
❤13
🔥11👍4❤2
Git & GitHub Bootcamp
Voice message
Codkaan dhageysta fadlan 🤌🏿
meme-kaan hada waa fahmeysaan filaa 😂
🤣27❤2👍1😁1
Kaliya 9-gaal kaan ayaa soo diray assignment 1 oo waqti u baahneyn.
👍4
Sabtida haduu kugu dhaafo waa lagaa tagay, yuuna bootcamp-kaan ku dhaafin.