Second Night Of Git & GitHub Bootcamp:
Lesson 2 – Git Basics:
https://youtu.be/GKEBgPhX0T0
Lesson 2 – Git Basics Practice
https://youtu.be/9thohlH9Hj0
Lesson 2 – Git Basics:
https://youtu.be/GKEBgPhX0T0
Lesson 2 – Git Basics Practice
https://youtu.be/9thohlH9Hj0
❤3
Git & GitHub Bootcamp
https://youtu.be/luNbLkYydDc?si=aYBq-Hu8dE7fa1GJ
Exercise-kaan hala sameeyo, si dagan u daawo.
🔥6
Git & GitHub Bootcamp
https://youtu.be/luNbLkYydDc?si=aYBq-Hu8dE7fa1GJ
Asc aqyaareey mala wadaan exercise kaan ?
Git & GitHub Bootcamp
Asc aqyaareey mala wadaan exercise kaan ?
Reply soo gala aan aragno inta wada.
Ardey yar unbaa exercise ka wadaa filaa ? Bootcamp-kaan arday yar baa kaso bixi doonta sidaan u jeedo.
❤4
Exercise kii ma sameysay ?
Anonymous Quiz
35%
Haah waan dhameeyay
32%
Wali waan wadaa waan dhameynaa
33%
Maya ma bilaabin
Asc caawa xiisad ayaan leenahay diyaar garooba, saacaddu marka ay tahay 09pm ama 21:00 (Somali Time)
❤4
Git & GitHub Bootcamp
https://youtu.be/luNbLkYydDc?si=aYBq-Hu8dE7fa1GJ
Fadlan dhameystira exercise-kaan 🤌🏿
Yaa si publicly u dhihi kara bootcamp-kaan waan dhameynaa oo xujo ka dhigi kara bootcamp-ka oo hadhow xujadaas kaso bixi kara ?
Sidaan cml:
Magaceyga waa Cumar Tood, Muqdisho jooga, waan dhameynaa bootcamp-kaan hadaan dhameyn waayana nin weyn oo ciiboobay ahay.
Public pressure wuu shaqeeyaa ee public xujo dhigo. 😁
Sidaan cml:
Magaceyga waa Cumar Tood, Muqdisho jooga, waan dhameynaa bootcamp-kaan hadaan dhameyn waayana nin weyn oo ciiboobay ahay.
Public pressure wuu shaqeeyaa ee public xujo dhigo. 😁
😁13👍5❤1