GarasPay
2.7K subscribers
190 photos
29 videos
3 files
194 links
Garaspay is platform that allows you to deposite, exchange, and withdraw digital funds. we support Crypto (Bitcoin & 360+ coins auto deposite), Edahab, EVCplus, Zaad, Sahal, Jeeb, Djbouti Waafi,Telegram Stars, premium susbcription PUBG UC, free Fire
Download Telegram
✅Issue solved✅
Asc shali jimcaha ah garaspay cilad ba ka jirtay wan xaliyay
Hada cadi kacagahada ugu isticmali karta
Hadi cilad darento ila so xirir telegram

@garaspay_admin
❤9👍6🔥1
Asc guys garaspay dadka wo u shaqeynaya dadka cusub diwan galinta cilad ka daremayan baritan ku sameyn dona wana xalin dona I.a
👍17❤1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Asc jumco wanagsan new update

✅buy Internet data added
✅profile/setting page added
✅money-go to garaspay added
✅transfer money added

Garaspay lacagta kugu jirto asxabtada wad u diri karta iyado qidmad la an ah free, lacagta garaspay kugu jirto internet tos ugu shuban karta, moneygo lacagta kugu jirto garaspay Wa dhigan karta, form diwan galinta wa la xaliyay hadi cilad darento ila so xirir thanks 😊
👇👇👇
@garaspay_admin
❤7🔥1
5 taas shirkadod midka isticmaasho internet raqiis ah waad aga shuban karta sido kale ku hada raqiis ah aga shubo garaspay
Hormuud anfac plus
Marka shirkada tos uhu shubaneso si u hesho 80 daqiqo waxe ka qadayan $1
Halka garaspay 80 daqiqo kaliya iska bixi $0.86 marka walbo waxa ku dadali dona garaspay adeegyo casri ah iyo qimo raqis ah.
Tagerada wa xagina.
Dadalka wa xageya🤝
👍12🔥3❤2
Laga bilaabo saacadda 11:28 UTC, waxaan la kulanaynaa caqabado ku saabsan habaynta lacag-bixinnada iyo lacagaha la bixinayo. Sidaas darteed, isticmaalayaashu waxaa laga yaabaa inay ku arkaan bogga lacag-bixinta xaalad muujinaysa in hawshu "fashilantay" (failed). Waanu ogaanay sababta dhibaatadaas, waanan xallinay; haddana waxaan dhammaystiraynaa habaynta dhammaan lacag-bixinnada iyo lacagaha la bixinayo ee ay arrintani saamaysay. Lacag-bixinnada iyo lacagaha la bixinayo ee cusubna waxay u socdaan si caadi ah. Waad ku mahadsan tihiin dulqaadkiina, waanan ka raalligelinaynaa dhibkaas.
👍17🔥1
Hacker ko yar ayaa isoo weeraray database user ada ino arkayo u jeedo
Xalinta arintan ku jira ila ka xalinayo garaspay in ku shaqeyn wayo laga yaba gorta xaliyo wa idin so shegi dona I.a

Cawin
@garaspay_admin
👏10😁9👍1
✅Garaspay hada waad isticmaali karta
👍20🔥3❤1
Asc asxabteya ma ogtihin in xali update garaspay ku so kordhiyay qeyb exchange aha sida evcplus to usdt oo weliba raqiis ah qidmad badan ka go imeeso sida suuqa fee ga yahay ku heli donta sida 1% ama 0.6% ama ka yar

Hadi usdt bep20 malin walbo qadato hada garaspay.com ka heli karta iyado raqi ah welcome 🙏

Kala soco update ka telegram
https://t.me/garaspay
❤7🤮4👍3🔥2
Asc asxabta fadlan system ka hadi cilad kala kulantan ama Mel cilad ku aragti fadlan cilada sawir iga so qad iguna so dir telegram keyA
👇👇👇👇👇👇
@garaspay_admin
👍10
asc manta wa jimce ku sali nabigeyna Mohamed salalahu calehi wasalam.jimcahan update ka cusub garaspay waa qeybta local deposite sida evcplus, zaad, sahal, solteco dhaman waaa free maraka garaspay lacag soo dhiganesid waxa senti ah lagama jaranayo $1 dirso oo hel $1 kada to garaspay , thank you for support us
❤20🔥1🥰1
Asc subax wanagsan qeybta exchange ga zaad wa lagu daray si automatically ugla badalo ZAAD to USDT BEP20 si raqiis ah ado isticmaalayo https://garaspay.com
New local current djibouti waafi has been added Garaspay deposit & exchange

Garaspay.com
❤5
✅la xaliyay
Saaki ciladas hada aragti wa la xaliyay qeybta deposit
❤6
Caawa wa jimce ku sali nabi Mohamed salalahu calehu wasalam, ena badi
❤14
All games sida pubs UC , free fire dhaman waxa lagu sameyi qimo dismiss jimcaha awgis soo fiir hada hada qeybta games ka isticmasho garaspay.com
1❤2
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Garaspay side hal abuur ugu sameynkarta ama lacag ugu sameyn karta garaspay waxa ku jiro dhoor adegyo sida Netflix, chatgpt, PlayStation, free fire , imo, pubg iyo adegyo kale o badan hada team heesato ama WhatsApp kada dad badan ku xeran yihin ama melo kale team ku heesato adegyada pubg ku jiro waa raqiis hadna waxa sameyn karta adegyadan kisto faido sarane sida 2% ama 5% percentage kadibna dadka macmishada ah number kada marke lacagta kugu so diran aydhiga lacagta lagu dirayo so dirso dhahe kadibna wa ugu dire adna Mar walbo noqo qof aamin ah si macmil badan u hesho muhimada wa aaminada aamin hada ehen weliga hormar garimesid, sido kale adegyada crypto sarifka adna sarifle wa noqon karta ado garaspay isticmalayo maskaxdadana ka shanayo, Arimahan sheegayo anba wa sameyn jiri dad badana qorshahan isticmalan qorshahan xita uma bahna in lacag ku shaqesato in heesato kaliya macmilka lacagta marka ku so diro faaidada ka rebane inta kale xaqa u leyahay asa u dire waxi dheri ah ila so xirir @garaspay_admin
❤6🔥3