Dareen jacaYl โค๏ธ๐Ÿซ‚
5.65K subscribers
207 photos
63 videos
1 link
One of them is very far, and closer to me than everything ๐Ÿ’จ๐Ÿ–ค





ุฃุญุฏูู‡ู… ููŠ ุบุงูŠุฉ ุงู„ุจูุนุฏ ุŒ ูˆ ุฃู‚ุฑุจ ู„ููŠ ู…ูู† ูƒู„ ุดูŠ๐Ÿ’จ๐Ÿ–ค
Download Telegram
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Nacabka ma libin Heloโค๏ธ๐Ÿคด
โค20
๐—ถ๐˜€๐—ท๐—ฒ๐—ฐ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐—ป๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ ๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฟ๐—ผ ๐—บ๐—ถ๐—ฑ๐—ฏ๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—ฑ๐—ธ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐˜€๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚ ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ป ๐—ด๐˜‚๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ผ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ ๐—พ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜…๐—ฑ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿ™ˆ๐Ÿฅฐ
โค23๐Ÿฅฐ2
Qof shalay ku dheeraa qalbiga lama dhalleeceeyo
Oo dhiiggiisa kaad ugu jeclayd lama dhibaateeyo
Dharaar adag qofkii hiil ku taray lagama dheeraado
Hadduu ruux dhab kuu caashaqona laguma dheeldheelo๐Ÿฅน
โค19๐Ÿ‘2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Kuwa isjecelaw is ku dulqaata ๐Ÿฅน
Sababto ah kalataga wuxu ka xanuun badanyahay gerida qof dhan farxadisa tahay haka tagina wixi ku dhici dona ma ogideโค๏ธ๐Ÿฅน
๐Ÿ˜ข12โค9
โ€œXalay, waxa aan ku riyooday adiga oo isoo booqday, waxa aan jeclaan lahaa in aanan toosinba.โ€

(Yacni hurdada aan sii wato, siโ€™aad iila joogtid.)โค๏ธ
โค25
"Qofku ma daneeyo haddii ay dadka oo dhan kasoo hor jeestaan, haddii isagu uu qofkii uu jeclaa dhankiisa yahayโค๏ธ๐Ÿซ‚
โค35
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Waxan duni jeclaada
Marka aad idhinac jogto
Jawi waxan dareema
Markan nolosha jaar nahayโค๏ธ๐Ÿซ‚
โค32
La Joogaaga Wehel ii ah ๐Ÿฅบ๐Ÿซ‚โค๏ธ
Hubaal Waan Kula Hayaa
Qalbigana Waan Kugu Hayaa๐Ÿฅบ
Nafteydana Wey Kaa Heshaa
Farxada Adiga Ii ah โค๏ธ๐Ÿฅ€
Horjoogaagan Ku Nafisaa Hppiโค๏ธ๐Ÿฅฐ๐Ÿ’
โค31๐Ÿฅฐ11๐Ÿ‘2๐Ÿ•Š1
Hadii aan awoodo in aan ku hadiyadeyo qalbigayga si uu kugu sheego ilaa inta uu ku jecelyahy wan ku siin laha balse ma awoodo, ma awoodo waxan ahen in aan kalmado ahan kugu sheego, waxan rabay in aan ku sheego in aan just ka fikirayay sido kale an ku xiisey taana waxa kasi muhiimsan in an ku sheego in an sa'id ku jeclahayโค๏ธโ€๐Ÿฉนโค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ
โค26๐Ÿ’‹7๐Ÿ‘3๐Ÿ˜3๐Ÿ”ฅ2
Waxa ugu sharafta badan ee qofku u sameeyo qofka uu jecel yahay waa inuu ka fogaado falalka uu ogyahay in ay dhaawacayaan qofka uu jecel yahay๐Ÿ™‚
โค37๐Ÿ”ฅ8
Waxad u qalanta jacayl daacad ah waxaad u qalanta nabad mana aha inaad ku qanacdo wax ka yar waxa tahay

Marka aad naftaada xushmayso waxa aad
Baranaysa inaad ka tagto mesha aan lagugu qiimaynayn

Ha u ogalaan inu qof ku tuso inaad tahay wax yar


Hadii u jacaylku yahay jacaylka dhabta
Waa inu ku dhisaa maha inu ku burburiyo๐Ÿ‘
โค31๐Ÿฅฐ8
Jacaylka Xiskayga deeqay
Xasuusaha maanka Yaala
Xiriirkiyo Dhowri taanku
Xalada Noloshuu Horsedayy
Xumaan kuu Quuri maaye
Jacaylka Bal Xoog Uyeelo๐Ÿซ‚๐Ÿซ€โค๏ธ
โค23๐Ÿ˜ญ1
โค๏ธGabar in la jeclaado waa figrad dabici ah
Lkin inaad asturto xifdiso waa ragannimo,๐Ÿ˜
๐Ÿฅฐ20โค6๐Ÿ‘1
Hay Jeclaan ayaamaha
Jawigaygu wacan yee
Ila jaar dharaarti
Aan ku jiro dhibaatada
Hayla jirin kolkaan ahay
Ruux faraxsan jaahe
Inuglow markaan
Garab kaaga baahnahay๐Ÿซ‚๐Ÿฅบ๐Ÿฅฒ
โค13๐Ÿ‘1
Marabo inaan raadiyo ruux kale waayo waxaan arkay nolosha kaliya ineysan ku dhisneyn maalmaha farxada kuwa is jecel Wa kuwa wada qaata dareenada kuwooda adag haba ahaadaan xauunada caadiga ๐Ÿค
โค4
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Farxaduba agtaday ๐Ÿ™‚

Dagtoo lagu ilshaye ๐Ÿ”

Maba lihi ilays kale ๐Ÿ’ก

Runtii adiga mooyane โœŒ

ii ahaatay noloshe mcn ๐Ÿ‘ซ

Ila agjoog nuurka ๐Ÿ•ฏ๐Ÿซ‚โค๏ธ
โค16
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
1=Sii indhaha marka ay kula hadlayso, waayo waxay midasi dareensiinaysaa in ay muhim tahay

2=Marka ay afka furato u'ogolow in ay hadasho, waayo sidas ayay xasilooni ku dareemaysaa kuuguna sheegaysaa waxay gudaha ka dareemayso.

3=Marka ay ka shakido quruxdeeda. Xasuusu quruxdeeda iyo in ay tahay boqorda ugu qorxoon ee dunidan dul saaran. Si ay kalsooni iyo deganaan udareento.

4=Marka ay xanaaqsan tahy oo ay deganaansho la'aan dareemayso, haku biirin adina balse deji iyada, noqo nin aysan ka cabsan waqtiyada ay xanaaqsan tahy, kula hadal cod degan oo qabow, oo niyada uqaboojinaya, si ay udareento difaac

5=Umahad celi oo ku dheh mahad sanid, ogsoonow oo ha iloobin waxa ay adi dartaa usamaysay oo dhan, mararka qaarkood tani waxay ka dhigaysaaa in ay ay dareento in la jecel yahy.

6=Marka ay oynoyso, haka tagin oo haku fiirsanin xaladaas ee oo qolka haka bixine, isku duub oo laabta geli una qalbi qabooji, hadday adigaa darta u oysay ama haddii ay arrin kle darteeda u oysayba.! ๐Ÿซ‚๐Ÿซ€๐Ÿฅบ
โค14
Xidhiidhida caafimadka qaba waxa kamida inaydaan qofka wax badan sii wada hadlin waayuhu midba dhinac Ka tuuro maalinka aad isasoo qabtaan qofkaasna aad uwada hadlaysaan sidii aad isu ahayden markii hore si kasii wanaagsan oo jacayl iyo muxibaba sii siyaaday.
isku waraysanaysaan Sidi hore oo kale
midba ka kale usheegayo inaanu marnaba maskaxdiisa Ka bixin ee uu xasuusanayay.โค๏ธ๐Ÿซ‚
โค4
Hadal Lagugu yidhaa Ka ugu qiimaha badani waa marka Lagu dhaho salaada ayaan sujuuda dhexdeeda kugu ducaynayay.โค๏ธ๐Ÿซถ

iyo marka fariin qof aad kala hor marto amaba isagu kaalaso hormaro ee Lagu idhaah hada ayaan niyada kugu hayay.๐Ÿ˜Œโค๏ธ
โค5
Qofka kujecel wuku tusi doona jacaylkisa ha ka codsan waxa uu si dabiici ah ku siin Dona wax walbo wangsan waad u qalanta saw ma ogid โค๏ธ๐Ÿฅน
โค12
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Wakhti ruux ku siin kara
Marna kaa werweri kara
Marmarkaad walaac iyo
Walbahaar la kulantana
Kaasoo warheli kara
Noloshaada weheshoo
La wadaag qalbiga ruux
Si weyn kuu xafidan kara!โค๏ธ
โค11