Dareen jacaYl ❤️🫂
5.65K subscribers
207 photos
62 videos
1 link
One of them is very far, and closer to me than everything 💨🖤





أحدُهم في غاية البُعد ، و أقرب لِي مِن كل شي💨🖤
Download Telegram
Waxa ugu sharafta badan ee qofku u sameeyo qofka uu jecel yahay waa inuu ka fogaado falalka uu ogyahay in ay dhaawacayaan qofka uu jecel yahay🙂
37🔥8
Waxad u qalanta jacayl daacad ah waxaad u qalanta nabad mana aha inaad ku qanacdo wax ka yar waxa tahay

Marka aad naftaada xushmayso waxa aad
Baranaysa inaad ka tagto mesha aan lagugu qiimaynayn

Ha u ogalaan inu qof ku tuso inaad tahay wax yar


Hadii u jacaylku yahay jacaylka dhabta
Waa inu ku dhisaa maha inu ku burburiyo👍
31🥰8
Jacaylka Xiskayga deeqay
Xasuusaha maanka Yaala
Xiriirkiyo Dhowri taanku
Xalada Noloshuu Horsedayy
Xumaan kuu Quuri maaye
Jacaylka Bal Xoog Uyeelo🫂🫀❤️
23😭1
❤️Gabar in la jeclaado waa figrad dabici ah
Lkin inaad asturto xifdiso waa ragannimo,😍
🥰206👍1
Hay Jeclaan ayaamaha
Jawigaygu wacan yee
Ila jaar dharaarti
Aan ku jiro dhibaatada
Hayla jirin kolkaan ahay
Ruux faraxsan jaahe
Inuglow markaan
Garab kaaga baahnahay🫂🥺🥲
13👍1
Marabo inaan raadiyo ruux kale waayo waxaan arkay nolosha kaliya ineysan ku dhisneyn maalmaha farxada kuwa is jecel Wa kuwa wada qaata dareenada kuwooda adag haba ahaadaan xauunada caadiga 🤍
4
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Farxaduba agtaday 🙂

Dagtoo lagu ilshaye 🔐

Maba lihi ilays kale 💡

Runtii adiga mooyane

ii ahaatay noloshe mcn 👫

Ila agjoog nuurka 🕯🫂❤️
16
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
1=Sii indhaha marka ay kula hadlayso, waayo waxay midasi dareensiinaysaa in ay muhim tahay

2=Marka ay afka furato u'ogolow in ay hadasho, waayo sidas ayay xasilooni ku dareemaysaa kuuguna sheegaysaa waxay gudaha ka dareemayso.

3=Marka ay ka shakido quruxdeeda. Xasuusu quruxdeeda iyo in ay tahay boqorda ugu qorxoon ee dunidan dul saaran. Si ay kalsooni iyo deganaan udareento.

4=Marka ay xanaaqsan tahy oo ay deganaansho la'aan dareemayso, haku biirin adina balse deji iyada, noqo nin aysan ka cabsan waqtiyada ay xanaaqsan tahy, kula hadal cod degan oo qabow, oo niyada uqaboojinaya, si ay udareento difaac

5=Umahad celi oo ku dheh mahad sanid, ogsoonow oo ha iloobin waxa ay adi dartaa usamaysay oo dhan, mararka qaarkood tani waxay ka dhigaysaaa in ay ay dareento in la jecel yahy.

6=Marka ay oynoyso, haka tagin oo haku fiirsanin xaladaas ee oo qolka haka bixine, isku duub oo laabta geli una qalbi qabooji, hadday adigaa darta u oysay ama haddii ay arrin kle darteeda u oysayba.! 🫂🫀🥺
14
Xidhiidhida caafimadka qaba waxa kamida inaydaan qofka wax badan sii wada hadlin waayuhu midba dhinac Ka tuuro maalinka aad isasoo qabtaan qofkaasna aad uwada hadlaysaan sidii aad isu ahayden markii hore si kasii wanaagsan oo jacayl iyo muxibaba sii siyaaday.
isku waraysanaysaan Sidi hore oo kale
midba ka kale usheegayo inaanu marnaba maskaxdiisa Ka bixin ee uu xasuusanayay.❤️🫂
4
Hadal Lagugu yidhaa Ka ugu qiimaha badani waa marka Lagu dhaho salaada ayaan sujuuda dhexdeeda kugu ducaynayay.❤️🫶

iyo marka fariin qof aad kala hor marto amaba isagu kaalaso hormaro ee Lagu idhaah hada ayaan niyada kugu hayay.😌❤️
5
Qofka kujecel wuku tusi doona jacaylkisa ha ka codsan waxa uu si dabiici ah ku siin Dona wax walbo wangsan waad u qalanta saw ma ogid ❤️🥹
12
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Wakhti ruux ku siin kara
Marna kaa werweri kara
Marmarkaad walaac iyo
Walbahaar la kulantana
Kaasoo warheli kara
Noloshaada weheshoo
La wadaag qalbiga ruux
Si weyn kuu xafidan kara!❤️
11
Adaa koonkani jacaylka
Farxadda kaligaa abuura
Xil kaalin galaa agtayda
Kashiyo kuu yalaa laabta
Intaad qalbigii ku baahday
Adaa karantiishay dookha

Jacaylkeena karaamo
Farxadda kaligii abuura
Maalmaha kala dheerideena
Xiisaha kohashada abuura
Kiniin iyo sidii taxliisha
Codkaaga iga kaxeeya

Ma jiro ruux kaalintaada
Intuu karo buuxiyaaye
Kalaamka xaqiiqadiisa
Hadalka soo koobidiisa
Kaydkii samahoow xabiibi
Anaa lay kaa abbuuray.

Hal qalbi iyo hal qof.🫀♥️
5
“Qof in uu ku fahmo ayaa ka weyn in uu ku jeclaado..!! 🤍

Waa in la fahmo in jacaylka kaliya uusan ku filnayn—waxaa ka muhiimsan in qofku ku fahmo, dareenkaaga iyo fikirkaaga garwaaqsado. Fahamka waa salka xiriir kasta oo wanaagsan.
🥰32
Ma isku samirnaa ilaa an ka gaarno Heerka aynu rabno!🥹❤️
2
Raali gelinta dumarka waa udaawo ragana waa udarajo iscafiya o isku tanasula.
Waa labada darajo ee hadii lagu guuleysto dad khilaaf ku dhibban lawayn lahaa❤️🫂
6
Qormo Adiga kuu Gaar ah
Qalbigaaga kuu taalo
Qiimaheedu uu gaaray
Qushuuc iyo Xasuus gaar ah
Nacabkaaga ha uqaybin
Wanaagii ha Qoondaynin
Kaligaa Qufulo maanka❤️🔐🫂
11🫡2
Nabad Gelyo 🙌🏾❤️

Haddii tani noqoto fariintaydii ugu dambeysay ee aan kuu diro ogow Waxaad ahayd bogga ugu quruxda badan ee noloshayda. Maalin kasta oo aan kula joogo xitaa hddi aynan wada HadaL waxaad ii ahayd Farxad aan la qiyasi Karin . Haddii tani tahay Farintaydi udambeysey ha u qaadan macasalaamo murugo leh. U qaado sida warqad jacayl oo aan kuugu reebayo qalbigaaga dhexdiisa si mar kasta oo aad akhrido aad u ogaato in qof meel ka mid ah dunida ku sugan uu kuu jeclaa si dhab ah❤️
4
Dareenban ku qaaday aanan Horta qof u qaadin raganimada lagu sheegana waxan u aqaan in gabdh ninka ay wax kala dhexeyaan aanay nafteeda uga cabsan cabsidaasi dhanka ay doonto haka timaade dareenkas oo ay dareemo kale weheliyaan ban agtaada ku dareemi jiray saasey tahay aniga wali agtayda boqor ayaad ka tahay kana ahaan doonta Qofka iga mihiimsan eed heshay isku waara wakhti quruxbadana wada qaata 💔

lkn kaliya waxan jecalaystay qoramadan inaad akhrido 😭


Ku nabad ahaw meel walbo aad joogto Gacale💔🥹
💔53