Abdirizak Hashi
βœ”
6.94K subscribers
574 photos
327 videos
1 file
212 links
Activist | ICT Specialist | Political Analyst
Download Telegram
Hogaamiye Shacabkiisa la dareena πŸ‘€
Aqriso Fariinta Madaxweynaha
πŸ‘‡

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA DIGAY DHIILLADA SIYAASADEED EE KA TAAGAN KOONFUR GALBEED

Muqdisho, 24 Maarso, 2026: Madaxwaynihii 9aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo walaac ka muujiyey xaalaadda siyaasadeed ee ka taagan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa ka digay halista ku gadaaman qorshaha dhiillada wata ee ay Dowladda Federaalku ku wajahday.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale tilmaamay in xaaladdan cakiran ay halis ku tahay xasilloonida deegaanka, badqabka shacabka reer Koonfur Galbeed iyo dadaallada geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya.

Ugu dambayn, Madaxweyne Farmaajo ayaa muujiyey inay weli jiraan fursado iyo xal siyaasadeed oo lagu dejin karo xaaladdan cakiran haddii Dowladda Federaalku ay la timaaddo niyad wanaag iyo wadahadal dhab ah oo ay ka gasho arrimaha doorashooyinka dalka.

DHAMMAAD
❀3
πŸ‘2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
🚨 DEG-DEG:
Islamic Revolutionary Guard Corps:
β€œWaxaan baahinay muuqaallo ka mid ah mowjaddii ugu dambeysay ee gantaallada lagu beegsaday Israa'iil.”
πŸ‘2
🚨 DEG-DEG:
β€œQaraxyo ayaa ka dhacay Saudi Arabia kadib weerar diyaarado aan duuliye lahayn (drones) oo lagu beegsaday saldhigyada Maraykanka.”
❀2
🚨 DEG-DEG:
Wariyaha Al Jazeera:
β€œDuqeyn ay fulisay Israa'iil ayaa lagu qaaday Dahieh ee Beirut aroortii hore ee saakay.”
❀2
πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€
😁6
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/r/18A7G9tnHb/
π–πˆπˆπ‹ 𝐖𝐀𝐀 π€ππ“πˆπ˜π€π€π’π‡πˆπˆ, 𝐑𝐀𝐆𝐆𝐀𝐀𝐍 π€π˜π€π€ 𝐍𝐀𝐅𝐓𝐀 𝐔 π‡π”π‘π€π˜ 𝐋𝐀𝐅𝐓𝐀(πƒπˆππˆπ†π€ πŒπ€πƒπŽπ–)
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/r/18TBTTc5Jy/
𝐗𝐒π₯. 𝐎𝐝𝐨𝐰𝐚𝐚"π‘²π’‚π’π’Žπ’‚π’…π’…π’‚ 𝒂𝒂𝒅 π’Œπ’‚ π’•π’Šπ’“π’‚π’‚π’‰π’…π’ 𝑩𝒐𝒒𝒐𝒓 π‘²π’Šπ’ƒπ’Šπ’“π’”π’‚π’π’π’‚ π’˜π’‚π’™π’‚π’š π’Œπ’‚π’Žπ’Šπ’… π’•π’‚π’‰π’‚π’š π’˜π’‚π’™ π’šπ’‚π’‚π’ƒπ’‚π’‰π’‚ π‘­π’Šπ’Šπ’„π’‚π’."

Hadday macaantahay πŸ˜€
πŸ‘3
🚨 DEG-DEG:
Malaysia:
β€œIran waxay oggolaan doontaa in maraakiibteenna ay ka gudbaan Strait of Hormuz.”
❀1
🚨 DEG-DEG:
Israa'iil Radio:
β€œHezbollah ayaa riday in ka badan 60 gantaal iyo 5 diyaaradood oo aan duuliye lahayn (drones) oo lagu beegsaday Israa'iil muddo 6 saac gudahood tan iyo saaka.”
🚨 DEG-DEG:
Israel Defense Forces:
β€œHawlgalkeenna hadda waa in aan sii wiiqno awoodda Iran welina waxaan leenahay bartilmaameedyo badan.”
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/p/1Dd8yVm2WF/
π—πšπ¬π¬πšπ§ 𝐈𝐲𝐨 𝐀𝐛𝐒𝐲 π–πšπ² 𝐊𝐚π₯𝐚 π“πšπ πžπžπ§

Duq Xassan Jabuuti ugu tagay Abiy waxuuna ku dhahay in adeerow Lafta Koonfur Galbeed ila dhaafi, Abiy Haye ayuu dhahay.

Abiy isla galabtii ayuu u duulay Imaaraat waxaa lagu dhahay Xassan lama shaqayn kartid, Abiy ok ayuu dhahay.

Xassan oo balantii hore heesto Abiy ayuu ku dhahay waxaan kuugu imaanaa Addis Ababa, Abiy kooxdiisa Prorocolka ayaa duqa ku dhahday Ninkii lama heli karo oo Daadad ayuu ku mashquulsan yahay.

Xassan oo maalmaha soo socdo Abiy ku dhihi doono balantii ayaa iiga baxday ee Dublamaasiyadaada igala bax πŸ‘€

Laftana halkaas ayuu koobka ku qaaday πŸ–Š
πŸ‘3
DEG DEG: 🚨🚨🚨Xuutiyiinta ayaa Caawa ku dhawaaqay in ay dagaalka soo galeen ayna uxirantahay Bab al-Mandab. πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€
πŸ‘5
Dibiga Madow la'ima gaadi karo ayuu taagan yahay Isla caawa ayaa lasoo saaray Xildhibaanadii KGS Birrina waa Doorashadii πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€
😁4