Abdirizak Hashi
โœ”
6.94K subscribers
574 photos
327 videos
1 file
212 links
Activist | ICT Specialist | Political Analyst
Download Telegram
Guusha way sheegasho badan tahay, waxaa arkee mid aan waxaba ka galin Qorshihii Baydhabo oo dhahayo anaa keenay qorshaha iyo Laftagareenna meesha anaa ka eryay. Ar Aduunyaa ๐Ÿ˜€
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/r/1DdzWCzDeg/
Qofkow ka hadlayay Farmaajo maaheen waa asaga oo soo socda lkn Mucaaradka xiligaas maysan fahansaneen. Kheyre madaxay madaxuu luxaa ka xaaxaabi adinkaa keenay jah iyo jaha diid.
โค2
Culumada Soomaaliyeed ninkaan Shiikhnimadiisa dib ha u eegaan ๐Ÿ–Š Qofkii Villada joogo wax kasta uu rabo asagaa u fadwoonaa ๐Ÿ‘€
๐Ÿ’ฏ3
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Mucaaradow Habaarka inta iska dhaaftaan Ninka Kursiga Duco iyo Habaar kuma qaadan ee wax kabadala Qorshaha Doonista Kursiga.
๐Ÿ‘1
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/p/14Ur5tUwzuq/
ู…ู† ุญูŽููŽุฑ ูŽ ุญูŽูุฑุฉ ู„ุฃุฎูŠู‡ ูˆู‚ุน ููŠู‡ุง
"Qofkii walaalkiis u qoda god isaga ayaa ku dhaca."
๐Ÿ‘1
Waxaa la weriyaa in shinbir ka mida haadadka uu maalin u yimid Nabi Suleymaan (CS), isagoo cabasho ka qaba wuxuuna yiri:
โ€œNabi Ilaahayow nin baa leh beer aniguna waxaan ka sameystay buul laan ka mid ah geedaha beertaas laakiin ninka beerta leh mar walba uu yimaado beerta wuu burburiyaa buulkayga."
Waxaa la weriyaa in shinbir ka mida haadadka uu maalin u yimid Nabi Suleymaan (CS), isagoo cabasho ka qaba wuxuuna yiri:
โ€œNabi Ilaahayow nin baa leh beer aniguna waxaan ka sameystay buul laan ka mid ah geedaha beertaas laakiin ninka beerta leh mar walba uu yimaado beerta wuu burburiyaa buulkayga."

Markaas Nabi Suleymaan (CS) ayaa u yeeray ninkii beerta lahaa wuxuu ku yiri:
โ€œHa isku dayin mar kale inaad dumiso buulka shinbirtan.โ€

Kadibna wuxuu u jeestay laba ka mid ah jinniyada xoogga badan (cifriit) wuxuuna ku yiri:
โ€œHaddii ninkan sanadka dambe uu mar kale isku dayo inuu burburiyo buulka isla markiiba qabta laba u kala gooya badhkiisna bari u tuura badhka kalena galbeed.โ€

Sanad ayaa ka soo wareegay ninkii wuu hilmaamay dardaarankii Nabi Suleymaan (CS), wuxuuna mar kale u dhaqaaqay inuu burburiyo buulka intuu jidka ku jiray ayuu la kulmay nin faqri ah oo baahan markaas ayuu siiyay gabal rooti ah sadaqo ahaan Ilaahay dartiis.

Kadibna wuxuu tagay beertii geedkii ayuu fuulay wuuna burburiyay buulkii mar kale.

Shinbirtii ayaa haddana u timid Nabi Suleymaan (CS) si ay uga cabato sidii hore. Markaas Nabi Suleymaan (CS) wuxuu u yeeray jinniyadii wuxuuna ku yiri:
โ€œMaxaad u fulin weydeen amarkaygii?โ€

Waxay ku jawaabeen:
โ€œYa khaliifka Ilaahay ee dhulka waan isku daynay inaan qabanno ninka markuu fuulay geedka si uu u burburiyo buulka laakiin isla waqtigaas Ilaahay wuxuu soo diray laba malag oo naga hor istaagay inaan u dhowaanno sababtu waxay ahayd inuu horay u bixiyay sadaqo uu siiyay faqri sadaqadaas ayaa naga dhex gashay annaga iyo isaga Ilaahayna wuu ku badbaadiyay.โ€

Cibaarada ku jirto Qisadaan waa in Sadaqada ay tahay badbaadiyaha naftaada Aakhiro iyo Aduun labadaba.

Alle ayaa na lehe:
(ูˆูŽุฃูŽู†ููู‚ููˆุง ู…ูู† ู…ู‘ูŽุง ุฑูŽุฒูŽู‚ู’ู†ูŽุงูƒูู… ู…ู‘ูู† ู‚ูŽุจู’ู„ู ุฃูŽู† ูŠูŽุฃู’ุชููŠูŽ ุฃูŽุญูŽุฏูŽูƒูู…ู ุงู„ู’ู…ูŽูˆู’ุชู ููŽูŠูŽู‚ููˆู„ูŽ ุฑูŽุจู‘ู ู„ูŽูˆู’ู„ูŽุง ุฃูŽุฎูŽุฑู’ุชูŽู†ููŠ ุฅูู„ูŽู‰ ุฃูŽุฌูŽู„ู ู‚ูŽุฑููŠุจู ููŽุฃูŽุตู‘ูŽุฏู‘ูŽู‚ูŽ ูˆูŽุฃูŽูƒูู† ู…ู‘ูู†ูŽ ุงู„ุตู‘ูŽุงู„ูุญููŠู†ูŽ )

Aayaddan micnaheedu waa:

โ€œKa bixiya (sadaqo ahaan) waxa uu Allah idin siiyay oo maal ah ka hor inta uusan geeridu u iman midkiin, markaas uu yiraahdo: โ€˜Rabbiyow maxaad dib ugu dhigi weyday muddo yar si aan sadaqo uga bixiyo maalkayga dariiqa Allah uguna mid noqdo addoomaha wanaagsan ee camalkoodu suubanaada.โ€™โ€

๐Ÿ–Š Abdirizak Hashi
โค5
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Madaxweynaha halaga taxadaro Badqabkiisa hadday wax soo gaaraan waa qaranka oo wax soo gaareen inta Muddo xileedkiisa ka dhiman.

Maalintii uu xilka ka dhamaado ani iyo asaga isku mid ayaan nahay waa sow asagu horey usheegay 2021 ๐Ÿ‘€
๐Ÿ‘6
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/r/18VHjhX3LG/
Wasiir Fiqi oo ognahay 2021 waxuu samaynayay inuu Madasha Samatabixinta ku tilmaamo Daba-dhilif soo cajiib maahan ๐Ÿ“ข
โค3
Arrin aan badanaa laga fikirinโ€ฆ

Sidee ayuu booska ku wareegsan wareegga Dhulka (orbit) isu beddelay marka la barbar dhigo kahor intii aysan jirin dayax-gacmeedyo (satellites)!

(Si cad: tani waa sawir muujin ah/visualization, ma aha sawir dhab ah.)

Bidix: 1950-meeyadii
Midig: Maanta
โ€œMaanta, orbit-ka Dhulka waxa ku wareegaya kumannaan dayax-gacmeedyo iyo qashin hawada ku jiraโ€”qiyaastii 32,000 guud ahaanโ€”kuwaas oo dhammaantood ku socda xawaare aad u sareeya.โ€
๐Ÿ˜ฑ1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Baydhabo meel Ammaana ayay ahayd lkn waxaan fiicneen ayaa ka dhacay Aargoosi iyo Bililiqo. Taliye Shub ๐Ÿ‘‚
๐Ÿ‘3
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/r/1AW7x8ZDA2/
Laftagareen Talada Taliye Shub inow qaato ayay ahayd uusan soo saarin Aadan Madoobe, raggii dili lahaa ayuu soo saartay. Dhagayso ๐Ÿ‘‚
โค4