This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
ุงูููู
ุงุฑุญู
ุงุฑุถ ููุณุทูู ๐ญ๐ข๐คฒ๐คฒ๐คฒ
Aan uducayno dhamaanteenba
Aan uducayno dhamaanteenba
โค20๐ฅฐ2๐ฅ1
1) nolosha dhalinyarnimadu waa sida gariiratada oo kale inta aad is cadaadiso ayuunbaad helaysaa.
2) xaqiiqada qirashadeedu waa mabda'a geesinimo leh.
W/q zack yousuf
2) xaqiiqada qirashadeedu waa mabda'a geesinimo leh.
W/q ogaansho
Hogotusalayn
waayo aragnimeed
๐ฅฐ7๐ฏ4
Xorriyadu waa inaad sameyso waxa adiga dani kuugu jirto iskana dayso wax aan adiga dani kuugu jirin.
Goormaad ogaatay in nala guumeysto.
๐8๐ฏ2
Inaad dadka tusto ama aad uga sheekeeysid waxa aad dareemaysid ama aad ka xuntahay inay dhacaan adigu waad ku nafisaysaa laakin dadka aad ku akhriyaysid laga yaabaa inay yihiin kuwo doonaya gool dalolooyinkaga iyo waxyaabaha ku dhiba hadhowna kaaga faa'iidaystaan.
Ka digtoonow waxa aad sheegaysid iyo cidda aad u sheegaysid ba .
Sirtu qiimahaaga ayay kor u qaadaa haddii lagaa waayona waad qiimo dhacaysaa .
Ka digtoonow waxa aad sheegaysid iyo cidda aad u sheegaysid ba .
Sirtu qiimahaaga ayay kor u qaadaa haddii lagaa waayona waad qiimo dhacaysaa .
Inta aad dahsoontahay ayaad qiimo leedahay
โค10๐2๐ฏ1
Farxadu waa dareemida inaad dheeli tirantahay haysatid waxa aad markaa aad ku qanacsanatahay
Tusaale: laba qof markay tartamayan labadooda midkood baa badiya kii markaa badiyey wuu faraxsanyahay ma xasuusanyo inay wax ka maqan yihiin, inuu xasuusnaa,dhibaato kale inay haysatay, lakin isla daqiiqadaas wuu farax sanyahay xataa laga yaabaa maalintaas oo dhan inuu uu faraxsanaado.

Aduu farxada maxaax ka aaminsatahay?
โค16๐4
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
โค16๐2๐ฅ1๐1
Marka aad dhagaysanayso quraanka xasilooni ayaad dareemaysaa iyo daganaansho maskax ahaaneed xataa ma dareemaysid dareenadii aad dhibsan jirtay kama fikiraysid tagtadii kamana fikiraysid timaadada waad dagantahay indhaha ayaad isku haysa xitaa laga yaabaa inaad ku gama'do ood ku seexato
Alxamdulilah๐คฒ
Alxamdulilah๐คฒ
โค14๐2๐ฏ1
ุงูููู
ุงุฑุญู
ุงูููุง ุบุฒุฉ ูุงูุตุฑูู
๐ญ๐ญ๐คฒ๐คฒ๐ต๐ธ๐ต๐ธ
โค18๐ฅฐ3๐2
Jimce wanaagsan
Aan badino saliga nabiga scw scw
Aan badino saliga nabiga scw scw
โค15๐1
Ramadaan kareem ๐๐
Dhamaantiin
Aan ku dadaalno dhamaan cibaadooyinka
Dhamaantiin
Aan ku dadaalno dhamaan cibaadooyinka
โค6๐2
Saw dartay umaad dhalan ?
Ana feedha dhabarkiyo
Dhinac kaa maqnaayoo
Dhulka lagu abuuriyo
dhadigaagii baan ahay
Waynu kala dhaqaaqnee
Wax dhexdeena yaaloo
Dhamaan waayay baa jira
Adna dhaymo Maad helin
Anigana dharaar qudha
Dhawaaqiyo codkaagii
Dhagahayga kama bixin
Haasaawe dheeraa
oo dareeno dhaba iyo
Nafo laysku dhaafsaday
Inkastoo la dhayalsaday
Xasuus dhago adaygtoo
Dhiman wayday baa nool
Mana rabo dhigaagee
Adigana dhabeel kale
Dhaayahaagu yay qaban
Saw dhibicda roobkee
Kugusoo dhacaysiyo
Dhulka aad ku socotiyo
Dharka kama hinaasani๐
Jimce wngsan dhaman asxabta ku xidhan pagekena Ruuxda Dagan๐ซถ๐คโค๏ธ

โค5๐2