𝗗𝗔π—₯π—˜π—˜π—‘ 𝗗𝗔𝗛𝗦𝗒𝗑
6.87K subscribers
161 photos
3 videos
1 file
17 links
🌷Bismillaah🌷

Xanuunka ugu weyn waa inaad Rabi ka barido inuu ku ilowsiiyo qof

Aad shaleytoole illaaah ubaryeysey in uu kuu illaaliyoπŸ˜₯πŸ˜ͺ



Admin: @........
Download Telegram
Jacaylka dhabta ahi waa marka aad seexan kariweydo adigoon salaadi cishaahi tukan😒

@bahjasooyaalka
xillima ayaad sabirka baranaysa? hadii aadan dhibaatoyinka nolosha usabrayn

Xillima ayaad ilaahay umahadnaqaysa? hadii aad wali cabanayso 😭❀️


alxamdulilaah❀️

@bahjasooyaalka
Wuxu yiri "murugyahay fadlan qiimo dhimis isamee waayo waxaan ahay macaamiishada joogtada ah"πŸ˜”

@bahjasooyaalka
Kuwee xidhiidhada kadoorbiday kallinimada sidee tihiin?😞

@bahjasooyaalka
Kuwa marwalba daacad ahi wakuwee tarbiyada fiicanayd waalidka dhaxlay qiyaano ma aqaanaan waayo gurigii lagu soo koriya kudhisnaa wanaag😘

Salaan sare
- ‏Ψ§Ω† Ω„Ω… Ψͺفهم Ψ΅Ω…Ψͺي، فلن Ψͺفهم ΩƒΩ„Ω…Ψ§Ψͺي.

‏If you don’t understand my silence, you won’t understand my words.

- Haddaad aamusnaantayda fahmi weydo, ma fahmi doontid erayadayda.πŸ’”
Hadii mawdku iqaado inaga oo aan kulmin ha ilaawin in badan inaan rajeeyay lakulankaadaπŸ₯ΊπŸ˜”

@xikmadbadan
@bahjasooyaalka
Forwarded from UGAASKA
Akhriste waxaan halkan kuugu soo xulay Top Somali Telegram aad ka faa'idi doonto waliba si wacan aanad ka helayso wax ku anfaca aakhiriyo aduunba..! 😎
πŸ“KU BIIRπŸ“

Waxaan rajaynaya inaad ka faa'idi doontid ku soo biir adoo mudan πŸ«€βœ¨πŸ˜ Oo taabo Buttonka Ku Biir
  https://t.me/addlist/4_xzl07GS2I3ZTU0
Dadka oodhami waxay jecelyihiin jannada,laakiin jannadu waxay jeceshahay miqdaad iyo salmaan bilaal iyo camaar nabi muxamed salalaahu calayhi wasalam sidaas inaleh❀️

Ala darajadan maxa kaquruxbadan😭❀️

@bahjasooyaalka
Hadey isku mid noqdaan Joogistaada iyo maqnaanshahaagu Iska tag."

~Najiib mahfuud
Ha siinin wadnahaaga qof aan aqoon sida wax loo jeclaado❀️πŸ₯Ί
"Xisaabi naftaaDa intaan lagu xisaabin."

Cumar binu khadaab
Miyeey kula soo hadlaan mise kaliya wey kusoo jawaabaan.πŸ˜’
Ω‡Ω†Ω€Ω€Ψ’Ψ’Ωƒ Ω…Ω† ΩŠΩ‡Ψ―ΩŠΩƒ Ψ§Ω„Ψ­Ψ¨ Ψ―ΩˆΩ† Ψ§Ω† ΨͺΩ‡Ψ―ΩŠΩ‡ اي شيئ،، ΩˆΩ‡Ω†Ψ§Ωƒ Ω…Ω† ΩŠΩ‡Ψ―ΩŠΩƒ Ψ§Ω„Ψ£Ω„Ω… Ψ¨ΨΉΨ― Ψ£Ω† ΨͺΩ‡Ψ―ΩŠΩ‡ ΩƒΩ„ شيئ ..!πŸ™‚πŸ’”
Waxaa jira kuwa ku hadiyeynaayo jacayl adiga oo aan waxba siinin, waxaa jira kuwa kuu hadiyeynaayo xanuun ka dib markaad wax walba siiso..!πŸ™‚πŸ’”
Wiil baa isagoo diidaya ina adeertiis qaab khasab ah loogu daray.

Gabadha weligiis hore uma aanu arag eh, sida ay shareecadu qabto, waxa lagu yiri: β€œBax oo soo eeg, waa intaasoo aad jeclaataaye”.

Markuu soo laabtay baa la weydiiyay: β€œKa warran gabadha, sideed u aragtaa?”

Ku lahaa: β€œWaa uun adeerkay Faarax oo indhakuul loo mariyayβ€πŸ˜‚πŸ₯Ί
Intaan lagu xabaaline
iilkaaga lagu xaadhin
Waa xilkas qalbiguye
Haxagxagan aadmiga
Xurmadu kamudnaa
Qofkastaba ku,xeeri
Ka murugoo wixi hore ee aad
Beerdareysay hana kusii dheeraan.πŸ’”