Markaa niyeda kufure
Nabdigu kujeclaado
Maxaad naxli beena
Niyeda igu dhistaa ?
Noloshu waa ayaame
Nafsigu yuu kuhelin
@bahjasooyaalka
Nabdigu kujeclaado
Maxaad naxli beena
Niyeda igu dhistaa ?
Noloshu waa ayaame
Nafsigu yuu kuhelin
@bahjasooyaalka
ilaashada kuwa idin jecel waayo mahubtiin kuwaad jeceshihiin inay idin jecelyihiinπ«°
πinoo booqdo chenalkana saaxibayaal
@bahjasooyaalka
πinoo booqdo chenalkana saaxibayaal
@bahjasooyaalka
Yaan naawiladeydii
Dabaday naaqusmin
Naruuraan kurajeeye
Kunagoow waligaaba
Noloshaad jecleydoo
Nabarkale ha ibadin
Nasribaa isoo curane
Qofkalaan kunasane
Nasiib wacan walal
@bahjasooyaalka
Dabaday naaqusmin
Naruuraan kurajeeye
Kunagoow waligaaba
Noloshaad jecleydoo
Nabarkale ha ibadin
Nasribaa isoo curane
Qofkalaan kunasane
Nasiib wacan walal
@bahjasooyaalka
Erey qudha isku seegi mayne
Yaan aadmigu burin axdigeenii
Alifnay xidhiidhkeene ha aasin
Ayaan qudha xasuusihii asaligi
π
@bahjasooyaalka
Yaan aadmigu burin axdigeenii
Alifnay xidhiidhkeene ha aasin
Ayaan qudha xasuusihii asaligi
π
@bahjasooyaalka
Jaahilka dhabta ahi maaha kan aan waxba aqoonin balse waka garanaya halka ay qibladu kaxigto een halmar alle usujuudeyn π
Chanelkan subscribe inoo dhaha saaxibayaal
π
@bahjasooyaalka
Chanelkan subscribe inoo dhaha saaxibayaal
π
@bahjasooyaalka
Haduu xidhiidhki wacnaa
Iyo wanaagii dhexdeena
Dhankaaga kulaweynayn
Anigu mawiiqiin xubigiye
Wali waan xushmeynayaa
@bahjasooyaalka
Iyo wanaagii dhexdeena
Dhankaaga kulaweynayn
Anigu mawiiqiin xubigiye
Wali waan xushmeynayaa
@bahjasooyaalka
Naxariis,iyo nabadgalyo korkooda ha,ahaato kuwa maanka kuhaya wuxuusan alle uQorin.π
@bahjasooyaalka
@bahjasooyaalka
Maalin maalmaha kamid ah arimuhu wey hagaagi doonaan dhamaan waalaga gudbi doona dhibaato kasta kani waa balankii ilaahay β€οΈπ
Culeyska lajirankiisa fudeydbaa ahaadayπ€
@bahjasooyaalka
Culeyska lajirankiisa fudeydbaa ahaadayπ€
@bahjasooyaalka
Jacaylka dhabta ahi waa marka aad seexan kariweydo adigoon salaadi cishaahi tukanπ’
@bahjasooyaalka
@bahjasooyaalka
xillima ayaad sabirka baranaysa? hadii aadan dhibaatoyinka nolosha usabrayn
Xillima ayaad ilaahay umahadnaqaysa? hadii aad wali cabanayso πβ€οΈ
alxamdulilaahβ€οΈ
@bahjasooyaalka
Xillima ayaad ilaahay umahadnaqaysa? hadii aad wali cabanayso πβ€οΈ
alxamdulilaahβ€οΈ
@bahjasooyaalka
Wuxu yiri "murugyahay fadlan qiimo dhimis isamee waayo waxaan ahay macaamiishada joogtada ah"π
@bahjasooyaalka
@bahjasooyaalka
Kuwa marwalba daacad ahi wakuwee tarbiyada fiicanayd waalidka dhaxlay qiyaano ma aqaanaan waayo gurigii lagu soo koriya kudhisnaa wanaagπ
Salaan sare
Hadii mawdku iqaado inaga oo aan kulmin ha ilaawin in badan inaan rajeeyay lakulankaadaπ₯Ίπ
@xikmadbadan
@bahjasooyaalka
@xikmadbadan
@bahjasooyaalka
Forwarded from UGAASKA
Akhriste waxaan halkan kuugu soo xulay Top Somali Telegram aad ka faa'idi doonto waliba si wacan aanad ka helayso wax ku anfaca aakhiriyo aduunba..! π
πKU BIIRπ
Waxaan rajaynaya inaad ka faa'idi doontid ku soo biir adoo mudan π«β¨π Oo taabo Buttonka Ku Biir
https://t.me/addlist/4_xzl07GS2I3ZTU0
πKU BIIRπ
Waxaan rajaynaya inaad ka faa'idi doontid ku soo biir adoo mudan π«β¨π Oo taabo Buttonka Ku Biir
https://t.me/addlist/4_xzl07GS2I3ZTU0
Dadka oodhami waxay jecelyihiin jannada,laakiin jannadu waxay jeceshahay miqdaad iyo salmaan bilaal iyo camaar nabi muxamed salalaahu calayhi wasalam sidaas inalehβ€οΈ
Ala darajadan maxa kaquruxbadanπβ€οΈ
@bahjasooyaalka
Ala darajadan maxa kaquruxbadanπβ€οΈ
@bahjasooyaalka