Fasalka Form Two
1.89K subscribers
59 photos
1 video
32 files
20 links
Ku So dhawaaw fasalkan cusub ee ๐Ÿ“š Form Two ๐Ÿ“š
Admin๐Ÿ‘‰ @Ustaad_Qaasim insha.Allah wax badan kafaa.idi dontaa โœ…๏ธ
F.g Garubkan waxaa sameyay S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso waxbarashada ardayda somaliyeed
SPONSOR
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://t.me/StudentsSomaliaExam
Download Telegram
biology-f2-students-somalia-exam-TRADE (1)-1-42-1-8 (1) (3).pdf
390.9 KB
Madada Biology f2 waa diyaar 6 chapter
Laxariir ciwaanka hoose
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@Ustaad_Qaasim
@Ustaad_Qaasim
chemistry-f2-students-somalia-exam-TRADE-1-7 (5) (2).pdf
386.6 KB
Madada Chemistry f2 waa diyaar 2 chapter
Laxariir ciwaanka hoose
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@Ustaad_Qaasim
๐Ÿ‘2
juqraafi_f2students_somalia_exam_TRADE_PRINT_READY_1_7_1_2.pdf
177.2 KB
Madada Juqraafi f2 waa diyaar 1 chapter
Laxariir ciwaanka hoose
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@Ustaad_Qaasim
โค2
Forwarded from .
Kusoo dhawaaw kooxda S.S.E
waa koox utaagan in ey hormariso Ardyada soomaliyeed > kana dhisto dhanka waxbarashada > kaliya dooro fasalka aad tahay nagu soobiir waxbadan kafaa.idi doontaa insha.alaah
๐Ÿ‘3
Waa goormeh waqtiga ducada malinta carafo?

Waa salada subax laga bilaawo ilaa maqribka
Qaas ahaan duhurka laga bilawo ilaa maqribka Xooga saar oo ku dadaal

โ–  see u duceysana ?
โ–  maxana ka bilawaa ?
โ–  maxana dhahaa ?

Waxa ku siinays dariiqooyin diirada saar dariqoyinkas waayo waa sasbta ducooyinkada lagaaga aqbali doono Insha'Allah

โ— intaa wali ducada bilaawin  waxaa 10 jeer dhaheysaa ุณุจุญุงู† ุงู„ู„ู‡ waxa hadana 10 jeer dhaheysaa ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ka bacdi waxa 10 jeer dhaheysaa ุงู„ู„ู‡ ุงูƒุจุฑ

(Wuxuu yirih Anas ibnu malig Allaha ka rali noqde  waxa u timid nabiga ๏ทบ umu saleym waxeyna tirih : Rasuulikii illahayow waxa i bartaa kalimooyin aa ku duceysto
Wuxuu yirih nabiga ๏ทบ : waxaa ku tasbiixsata Allah10 jeer waxana ku xamdisaa 10 jeer waxana ku takbirsata 10 jeer  kadib waxa weydisata waxa u bahantahay
Waxa uu Allah dhahaya : waan sameyay waan sameyay )
" ุนู† ุฃู†ุณ ุจู† ู…ุงู„ูƒ ู‚ุงู„: ุฌุงุกุช ุฃู… ุณู„ูŠู… ุฅู„ู‰ ุงู„ู†ุจูŠ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…ุŒ ูู‚ุงู„ุช: ูŠุง ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ุŒ ุนู„ู…ู†ูŠ ูƒู„ู…ุงุช ุฃุฏุนูˆ ุจู‡ู† ู‚ุงู„: " ุชุณุจุญูŠู† ุงู„ู„ู‡ ุนุดุฑุงุŒ ูˆุชุญู…ุฏูŠู†ู‡ ุนุดุฑุงุŒ ูˆุชูƒุจุฑูŠู†ู‡ ุนุดุฑุง ุŒ ุซู… ุณู„ูŠ ุญุงุฌุชูƒุŒ ูุฅู†ู‡ ูŠู‚ูˆู„: ู‚ุฏ ูุนู„ุชุŒ ู‚ุฏ ูุนู„ุช "

โ— waxa dhahdaa :
ุฃู„ู„ู‡ู… ุฅู†ูŠ ุฃุณุฃู„ูƒ ุจุฃู†ูŠ ุฃุดู‡ุฏ ุฃู†ูƒ ุฃู†ุช ุงู„ู„ู‡ ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุฃู†ุช ุงู„ุฃุญุฏ ุงู„ุตู…ุฏ ุงู„ุฐูŠ ู„ู… ูŠู„ุฏ ูˆู„ู… ูŠูˆู„ุฏ ูˆู„ู… ูŠูƒู† ู„ู‡ ูƒููˆุง ุฃุญุฏ

โ–  Markuu maqalay nabiga ๏ทบ nin dhahayo ducadan wax uu dhahay nabiga waxa uu Allah ku weydistay magacisa kan ugu weyn magacas oo haduu wax ku weydisto la sinayo haduu ku duceystana laga aqbalyo ducadisa .

ยซุณู…ุน ุงู„ู†ุจูŠ ๏ทบ ุฑุฌู„ุง ูŠู‚ูˆู„: ุงู„ู„ู‡ู… ุฅู†ูŠ ุฃุณุฃู„ูƒ ุจุฃู†ูŠ ุฃุดู‡ุฏ ุฃู†ูƒ ุฃู†ุช ุงู„ู„ู‡ ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุฃู†ุช ุงู„ุฃุญุฏ ุงู„ุตู…ุฏ ุงู„ุฐูŠ ู„ู… ูŠู„ุฏ ูˆู„ู… ูŠูˆู„ุฏ ูˆู„ู… ูŠูƒู† ู„ู‡ ูƒููˆุง ุฃุญุฏ
ูู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…:
ู„ู‚ุฏ ุณุฃู„ ุงู„ู„ู‡ ุจุงุณู…ู‡ ุงู„ุฃุนุธู… ุงู„ุฐูŠ ุฅุฐุง ุณุฆู„ ุจู‡ ุฃุนุทู‰ ูˆุฅุฐุง ุฏุนูŠ ุจู‡ ุฃุฌุงุจยป

โ— ka bacdi ku duceyso wax walbo aa doneysid iyo wax walbo aa rajeeneysid

โ— isku day markaa dhameyso duco walbo inaa dhahdid ูŠุง ุญูŠ ูŠุง ู‚ูŠูˆู…

โ–ช๏ธŽ tusale Allahayow ii danbi dhaaf ูŠุง ุญูŠ ูŠุง ู‚ูŠูˆ
waa fahmtay rajenaya .

โ— waxaa allaha wax ku weydiisata magacyayadiis kuwa Ugu fiican
Yacnii waxa dhaheysaa :
ูŠุงุฑุญู…ู† ุงุฑุญู…ู†ูŠุŒ ูŠุง ุฑุฒุงู‚ ุฃุฑุฒู‚ู†ูŠ ุŒ ูŠุง ุนููˆ ุงุนููˆ ุนู†ูŠ

โ— ku waasi waxee ahayen qaar ka mid ah asbaabaha ducda lagu aqbalo

โ–  ma aqano waxa ku duceysto ama waxaa ka baqaaya ina hilmamo qaar ka mid ah waxa ku duceysanlahaa ?

โ— dhib malahan warqat ayaa ku qoron kartaa waxa dhihi laheed hada rabtit xata wax ku qoron karata mobelkada

โ–  taasi waxee ahayeen asbabooyinka ducada lagu aqbalo waxena kulmisa adunyada iyo aakhirabo

Fg: Xasuusi walalahaga kale iyo axbaabtada
ุงู„ุฏุงู„ ุนู„ู‰ ุงู„ุฎูŠุฑ ูƒูุงุนู„ู‡
โค1
๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค Dhamaan Ardayda soomaaliyeed hadaa nahay koxda ๐’.๐’.๐„โ€ข

waxaan farxadaa laqeyb saneyn naa dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan Ardayda soomaliyeed meel kasta ey joogaan waxaanu leenahay Ciid Mubarak caafimaad iyo bash bash barwaaqo kuciida Alle waxaan kabaryeynaa inoo nagaarsiiyo ciida ciideeda kale caafimaad iyo barwaaqo nagu gaarsiiyoโ€ข

Allo Inta xanuunsan Caafi Allo Naga aqbal camalada wanaeagsan aan sameynayโ€ข

Jon dheh ciwaankeena
Kooxda
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://t.me/studentssomaliaexam
Asc dhamaan Ardayda f4 iyo 8aad,hadii aad rabtaan natiijada imtixaanka dowlada 2023-2024 F.8aad marka lashaaciyo iyo dhamaan wararka kusaabsan kusoobiir page-kan saxda ah ee gobolka Banaadir

Taabo lingiga hoose
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://t.me/Agaasinka_Waxbarashada_Banaadir
Fasalka Form Two pinned Deleted message
Fasalka Form Two pinned ยซhttps://t.me/studentssomaliaexamยป
Forwarded from .
Kusoo dhawaaw kooxda S.S.E
waa koox utaagan in ey hormariso Ardyada soomaliyeed > kana dhisto dhanka waxbarashada > kaliya dooro fasalka aad tahay nagu soobiir waxbadan kafaa.idi doontaa insha.alaah
Forwarded from Students Somalia Exam
๐Ÿ‘1
Asc dhamaan ardayda cusub soodhawada waa garub cusub oo ah Fasalka Form two dugsiga sarre ee koxda S.S.E

Salan kadib garubkan waxyabaha aad kaheleysid insha.alaah waxaa kamid ah kuwaan soo socda

โž–๏ธ Murajico joogto ah kaas oo lasoodhigi doono garubkan insha.alaah

โž–๏ธ Dhamaan madoyinka Fasalka Form two oo bdf ah ayaad kaheli dontaa insha.alaah

โž–๏ธWaa laqdi donaa imtixanad joogto ah kuwaas oo kala ah

โ–ก Imtixaan bileedka 1aad

โ–ก Imtixaanka Teeramka

โ–ก Imtixaan bileedka 2aad

โ–ก Imtixaanka Finalka

ยค Dhamaan imtixanadas waxey saacidi donaan inaad gudubto Fasalka Form two

ยค Ugu dambeyn kaliya Jon dheh ciwaanka hoose
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://t.me/Fasalka_F2

Koxda S.S.E waxa ay utaagan tahay Mar waliba iney caawiso ardayda somaliyeed meel kasta ay jogaan kana Caawiso dhanka imtixanadka iyo Aqoontaba

CIWAANKA SAXDA AH EE KOXDA S.S.E
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://t.me/StudentsSomaliaExam

ใ€Š Mahadsanidiin ใ€‹
๐Ÿ‘8โค1
Forwarded from WAXTAR ACADEMY
๐Ÿ“š๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐–๐€๐—๐๐€๐‘๐€๐’๐‡๐Ž ๐…๐‘๐„๐„ ๐€๐‡ ๐Ÿ“š

Marabtaa barashada koorsooyinka soo socda:

๐Ÿญ: ๐‹๐ฎ๐ช๐š๐๐š ๐„๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก ๐‡๐ž๐ž๐ซ ๐–๐š๐ฅ๐ข๐›๐š ๐š๐ก ๐Ÿ“•

๐Ÿฎ: ๐‹๐ฎ๐ช๐š๐๐š ๐€๐ซ๐š๐›๐ข๐œ ๐‡๐ž๐ž๐ซ ๐–๐š๐ฅ๐ข๐›๐š ๐š๐ก ๐Ÿ“˜

๐Ÿฏ: ๐๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐ž๐ซ-๐ค๐š ๐Ž๐จ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ ๐š๐ก ๐Ÿ“™

๐Ÿฐ: ๐๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐š๐๐š ( Pharmacology )๐Ÿ“—

๐Ÿ”ด Kuliyada Weyn ee ๐–๐š๐ฑ๐ญ๐š๐ซ ๐€๐œ๐š๐๐ž๐ฆ๐ฒ,waxey qabaneysaa hada ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›,kafaa'iideyso Hadaba.

๐Ÿ“Œ F.g Ardayda Laqaadan doono waa Tiro go'an yaan lagaa buuxin hadab is diwaan gali.

๐ˆ๐ฌ๐ค๐š ๐๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง ๐ ๐š๐ฅ๐ข
๐‚๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฌ๐ž
๐Ÿ“ฅ๐Ÿ“ฅ๐Ÿ“ฅ๐Ÿ“ฅ๐Ÿ“ฅ๐Ÿ“ฅ
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir

               Walbilaahi Towfiiq
โค5๐Ÿ‘2
Forwarded from WAXTAR ACADEMY
๐Ÿ“ข ๐Ÿ“š FURSAD WAXBARASHO FREE AH ๐Ÿ“š

Kuliyada Weyn Ee Waxtar Academy Waxey Shaacisay Jadwalka Casharada dhamaan Fasalada kala ah:

๐Ÿ”ด Form 1 ๐Ÿ“š ๐Ÿ”ด Form 2 ๐Ÿ“š ๐Ÿ”ด Form 3 ๐Ÿ“š ๐Ÿ”ด Form 4

Dhamaan Ardayda Rabaa Fursadan Dahabiga ah Hadaba Waxaa Bilowday Qaadashada Arday Cusub Sanadugsiyedkan 2025-2026.

โฑ๏ธ Mudada : 4 Bilood
๐ŸŒ Goobta : Telegram
๐Ÿ† Shahadada: Diploma
๐Ÿ“„ Imtixaanka: 50 Questions

๐Ÿ“ŒHadaba Iska diwan gali
Ciwaanka hoose
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
@Ustaad_Caamir
โค5๐Ÿ‘2