Akhriska iyo qoraalka waxaan ka jeclahay akhriska
Buug ay qoraagu ku qaadatay inuu ku qoro muddo sannado ah , ayaad ku akhrin hal maalin ama usbuuc .
๐so I prefer reading .

Motivation Crowding Theory
=======================
Cilmiga "Standard Economics" waxaa ka mid ah aragtiyaha gaamuray ee saldhigga u ah "Relative Price Mechanism". Aragtidani waxay qeexaysaa in haddii qofka la abaalmariyo "Extrinsic Motivation" sida in mushahaarka loo kordhiyo, ama "benefit" kale la siiyo uu waxsoosaarkiisa iyo shaqadiisa ay kor u kacayso. Sidoo kale in haddii shay sicirkiisu kor u kaco uu keenidiisa (Supply)-giisu kor u kacayo. Haddii qiimahiisa rakhiisana uu dalabkiisa (Demand) badanayo.
Waxaa aragtidaas khilaafsan ama kasoo horjeeda aragtida "Motivation Crowding" ee kusoo caan baxday cilmiyada "Behavioral Econimics" iyo "Social Psychology". Aragtidaan waxay tibaaxaysaa in qofka haddii lagu abaal mariyo ama lacag lagu siiyo (Extrinsic Motivation) waxqabad ku dhisnaa in uu qofku iskiis u qabto, ka helo, ku faraxsan yahay (Intrinsic Motivation) uu waxqabadkiisa iyo waxsoosaarkiisa hoos u dhacayo.
Waxaa dhici karta in haddii wax lagugu siiyo hal abuurkaaga (Creativity) iyo nashaadkaadkaaga dacwadeed, ama aad bulshada ugu adeegayso uu dhimanayo hal abuurnimadaadi iyo jacaylkii aad u qabtay shaqada aad haysid (Crowding Out). Wadanka UK wuxuu go'aansaday in uusan abaalmarin lacageed ku bixin in qofku dhiig shubo oo ku deeqo si isxilqaanka iyo doonista qofka ee tabaruca dhiiga aysan u dhiman una noqon shaqo qofku wax ku qaato.
Qof dumar ah oo waayeel ah oo keligeed meel deganayd ayaa waxaa dhibay ciyaal kurayo ah oo ku buuqa, albaabka kubbad kaga dhufta ... subaxii dambe ayay usoo baxday, waxayna u sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay ciyaartooda ayna ka hesho wehel. Waxay ka dalbatay in ay sii kordhiyaan ciyaarta iyo boodboodka, iyaduna ay qofkiiba $1 siindoonto. Subaxii ku xigay bay yimaadeen sidii ay ka dalbatayna waa sameeyeen. Iyaduna lacagtii ay ballan qaaday ayay ku tirisay. Subaxii ku xigay sidoo kale. Maalmo ka dib ayay lacagtii hoos u dhigtay. Ciyaalkii waa cabteen in lacagta laga yareeyey. Waxay tiri lacag la'aan baa jirtee sii wada. Iyagoo ka xun bay subaxaa ciyaareen. Subaxii ku xigay waa ka joojisay lacagtii waxayna ka dalbatay in ay sii wadaan oo aysan ka joojin. Ciyaalkii inta aad u xanaaqeen bay dheheen 'lacag la'aan in aan ugu ciyaarno bay rabtaa ... dib ugu soo noqon mayno!'.
Hal abuurkaaga, iyo adeegga aad bulshada u haysid yuusan dilin damac lacagadeed ama dalacsiin ... Don't let extrinsic motivation to kill or diminish your joy (intrinsic motivation).

Forwarded from Philosophy ููุณูู ๐ค๐ง . (Xoosh๐คด Ibnu Rusuuul๐ณโโ๏ธ)
Sheekada Saddexda Walaalo iyo Qudaarta.
Waxaa jiray saddex walaalo oo aad u caqli badan oo ku noolaa tuulo yar. Tuuladaasi waxaa ka jirtay dhibaato ah in dadka deegaanku aysan helin qudaar ku filan oo ay cunaan. Walaalaha waxay goโaansadeen inay xal u helaan dhibaatadan.
Walaalkii ugu weynaa ayaa yiri, "Aan sameyno beero waaweyn oo aan ku beerno qudaar badan, si aan u helno wax ku filan oo aan u wada cuno." Walaalaha kale way ku raaceen fikirka walaalkooda weyn. Waxay ku billaabeen shaqada beerta, laakiin waqtigu wuxuu noqday mid adag oo wax soo saarkii ma uusan noqon mid ku filan.
Walaalkii labaad ayaa yiri, "Waxaa haboon in aan horumarino farsamooyinka beeraha, si aan u kordhino wax soo saarka. Waxaan isticmaali karnaa habab cusub oo casri ah." Walaalaha kale way ku raaceen, waxayna bilaabeen inay isticmaalaan farsamooyin casri ah oo kor u qaada wax soo saarka. Tani waxay keentay horumar yar, laakiin wali ma aysan helin qudaar ku filan.
Walaalkii saddexaad ayaa yiri, "Waxaa haboon inaan wada shaqeeyno oo aan ka faaโiideysano awoodda iyo aqoonta dadka kale ee tuulada. Haddii aan wadajir u shaqeyno, waxaan heli doonaa natiijooyin wanaagsan." Walaalaha kale way ku raaceen, waxayna bilaabeen inay dadka kale ee tuulada ku dhiirrigeliyaan inay ka qeybqaataan beeraha iyo wax soo saarka qudaarta.
Dadkii tuulada waxay wada shaqeeyeen, waxay wadaageen aqoontooda iyo khibradooda, waxayna abuureen beer weyn oo midho badan soo saarta. Tuuladii waxay noqotay meel ay dadku ka helaan qudaar ku filan oo nafaqo leh. Saddexdii walaal waxay fahmeen muhiimadda wada shaqeynta iyo in la wadaago aqoonta iyo khibradda si loo gaaro guul weyn.
Cashar
Sheekadani waxay ina baraysaa in wada shaqeyntu ay muhiim tahay si loo gaaro natiijooyin wanaagsan. Marka dadku ay isku geeyaan awooddooda iyo aqoontooda, waxay heli karaan guulo waaweyn oo ka wanaagsan kuwa ay kali ahaan lahaayeen. Waxaa muhiim ah in aan fahanno in wadajir ay xoog ku jirto oo aan wada shaqeynno si aan u gaarno yoolalka aan hiigsaneyno.
@mrxoosh

Ogoow
Quruxda qofnimadu waa diin
Quruxda hadalku waa run
Quruxda carabku waa Aamusnaan
Quruxda maskaxdu waa fikir
Quruxda haweenku waa xishood .
Quruxda qofnimadu waa diin
Quruxda hadalku waa run
Quruxda carabku waa Aamusnaan
Quruxda maskaxdu waa fikir
Quruxda haweenku waa xishood .
Lagaama aqoon iyo cilmi badnee yaan lagaa akhris badnaanin.
Qofba qofkuu ka akhris badanyahay waa Qofba qofkuu ka maskax furanyahay.

Waxba haka baqin geerida weey kuu imaan ama baq ama haka baqin .
Lakiin intaa nooshahay waligaa ka baq oo cabsi Aan xad Dhaaf ah hakaa heeyso in ujeedkii noloshaan luguu keenay aadan gaarin .
ููู ูุง ุฎูููููุชู ุงููุฌูููู ูุงูุฅูุณ ุฅููููุง ููููุนูุจูุฏูููู .

@imagine ----
Kaba soo qaad caalim ayaa hortaada fadhiya hal ama laba su'aal ayaa maskaxdaada ku wareegaya ood rabtaa in lagaaga jawaabo waxay doonto haku saabsanaato suaashu ,
Maxay noqon lahayd suaashaasi?
Si kalsooni ku dheehantahay suaasha usoo qor !.

Channel kaan iyo kuwo kaleba aad baan uga mashquulay , Dadka subscriber kor un buu u socdaa xitaa anoo ka xiray sharekiii oo Cidna uma share gareyso groupki aan ku jiray waan ka bixiyey !
Lakiin Hadda ka dib wakhti ayaan idin Sameyn inshallah .
Soo dhawaada Dadka Cusub !
15k

Qarnigaan waa Qarni mucjiso ah , Waxad arki 12 jir Raadinaya jeceel dhab ah , aniga marka aan 12 jirka ahaa waxaan aad ula yaabi jiray muxuu Dayaxa ii raacayaa meel kasta oo aan tago .
@mrxoosh
@mrxoosh
Siraha lagu gaaro guusha teeda ugu wayn waxay tahay idinka oo ku sugnaada hadafkiina oo marnaba aanan ka shakin.
@mrxoosh
@mrxoosh
Guushu waa boqortooyo ay taajkeeda xirtaan ciddii qiimaheeda bixisa. Hankiina gaarsiiya inaad dayaxa gaadhaan, xataa haddii aad gaari weydaan waxaa markaas hubaal ah inaad daruuraha ka dul-mareysaan. Ku dadaala inaad weligiin ahaataan falaha ficilka guusha ee aydnaadan ahaan fal-celiyaha ficilka guusha. Umana ay baahna aqoon badan ee waxay u baahan tahay xikmad badan. Haddii aad xisaabta ku soo barateen mid la yiraahdo ma-dhamaato (Infinitive), qorsheysta inaad fekerkiina iyo rajadiina ka yeelshaan ma-dhamaato. Ogada haddii malihiinu ku xooggan yahay inaad guuldaraysataan weligiin guuleysan-meysaan, haddiise malihiinu uu ku xooggan yahay inaad guuleysataan, weligiin guuldaraysan-meysaan.
Kuwa ka cabsada in ay ku dhaqaaqaan waddada guusha waa kuwa naftooda ku xukumay in ay dhex-fadhiyaan fashilka ay ku sugan yihiin. Noloshu waxay soo dhoweysaa dadka aanan wakhtigooda dayicin ee iyagana si xalaal ah u faaโiideysta bulshadoodana si xalaal ah ugu faaโiideeya. Xeerka nolosha ayaa wuxuu yahay mar-kasta oo dadku ay shaqo adag qabtaan, noloshu waxay u ballaqaysaa irdo cusub oo fursado ah, kuwaas oo aanan u furmeen haddii uusan la yimaadeen dadaalkaas adag. In guul aad gaartaan waa arin muhim ah, waxaase ka muhimsan inaad isu diyaarisaan guusha. Maxaa-yeeley guul ay guuldarri ka danbayso maahan guul.
ogaada qof hadaf leh wakhti iskama dayaco. Ogaada qofka guusha kama danbaysta ah heley waa qofka ku guuleystay jannada eebbe.
@mrxoosh
@mrxoosh
Dhalinyaro waan ogahay in Dowlad ay Fashilmatay lakiin Dhaqaaqa idinka oo aanan ka fileynin hiil kuwan fashilmay.
@mrxoosh
@mrxoosh
Caqabaduhu waa shayga ugu horeeya oo idiin muuqanaya markaad ka fekertaan inaad hadaf yeelataan. Waa dhab oo waa idin cabnsi gelinayaan caqabadahaas. Waxaad kaga adkaan kartaan waa niyad adag iyo fal joogto ah
@mrxoosh
@mrxoosh
Guuldarridu maahan sida ay inoogu muuqato oo fashilaad ah, bal waxay tahay goob lagu nasto marka la gelayo socdaalka guusha.
@mrxoosh
@mrxoosh
Qofku in uusan hadafkiisu gaarin u sabab maahan in ay awooddu ku yar-tahay, bal waa in isaga laga waayay hankii uu hadafka ku gaari lahaa
Gabar Ayaa waxa ay soo Qortay lama kale aqoon badnee waa la kala akhris badan yahay. .
Ana waxaaan ku leeyahay Hanka yuusan dib kuu Dhigin Guul lama kala xigee
M

Duruuftu maahan mid keenta guusha iyo guuldarrida, laakiin mid ay tahayba dadka ayaa sababa.
ogaada qof hadaf leh wakhti iskama dayaco.