Budbud academy
6.38K subscribers
161 photos
18 videos
67 links
Download Telegram
Sababta ugu weyn ee EURO (EUR) aan looga trade-gareyn karin maanta (May 1, 2025) waa:

1. Bank Holiday guud ahaan Yurub
ForexFactory wuxuu muujinayaa French, German, iyo Italian Bank Holiday.
Wadamadaas waa kuwa ugu saameynta badan EUR, gaar ahaan Germany iyo France oo ah tiirarka dhaqaalaha Eurozone.
2. Waxa dhacaya marka ay tahay Bank Holiday:
Suuqa ayaa noqda mid aad u hooseeya liquidity-ga, taasoo:

.Yareynaysa dhaqdhaqaaqa suuqa.

.Keeni karta spreads sareeya.

Ma jiro wax xog dhaqaale ah oo EUR ah oo maanta soo baxaysa, taasoo sii yaraynaysa fursadaha macquulka ah ee
movement xooggan.

3. Risk sareeya iyo fursado yar:
Suuqa EUR pairs sida EURUSD, EURJPY, EURAUD, iwm. wuxuu noqon karaa mid aan saadaal lahayn ama aad u gaabiya.
Tani waxay keeni kartaa in trader-ku uu galo trades aan wax qiimo ah lahayn (low-probability setups).
last 3 payout for my funding acount🤑🫡
waa la jimceysanaa✌️🤑
Sicir-bararka Japan sare ayuu marayaa – JPY-na wuu xoogeysanayaa!
Warbixintii ugu dambeysay ee National Core CPI (Japan) waxay muujisay sicir-barar dhan 3.5%, taasoo ka sareysa saadaashii hore ee 3.4%. Tani waxay muujinaysaa in qiimaha badeecadaha iyo adeegyada muhiimka ah ee dalka Japan uu si weyn u kacay sanadkii la soo dhaafay.

Suuqyada ayaa si degdeg ah uga falceliyey xogtan, iyaga oo bilaabay inay iibsadaan Yen-ka (JPY), taasoo keentay in lamaanayaasha sida:

GBPJPY
USDJPY
EURJPY
...ay hoos u dhacaan — taas oo muujinaysa in JPY Xoogan tahay.
Maanta maalin trade-yo laqaato maha waa new weak with holidays jiran .

hadii trade Aada qadaneyso Eur pairs gaadgaad subaxa hore oo ah londen open lkn NY Raja maleh

guuleysta❤️
#Big-Discount

waa 50% munasabada Ciida owgeed
Qiimo dhimistan Sanadkiba mar ayan Sameyna waana Xiligan oo kale ka faaideysta zxpyal.

maalgashi waxa ugu fiican Tan Aad naftaada usameyso.
Alabtan oo kale Seen ku yeelay Aa Ladhaha😁
Eid wanagasan wllyaal

ciidan ciida xigta Rabi Nabad hanagu geersiiyo 🤲
New weak start Tp🎯Alx
Ka dib weerarka Yahuudu qaaday Waatan saameynta ka dhalatay

Qiimaha saliidda = wuxuu kordhay +10% sababo la xiriira Israel–Iran.
Dollar-ku = hoos u dhacay; halka yen iyo chf kor u kaceen
Suuqyada saamiyada = Hoos u dhacay 1–2%, halka dahabka uu sare u kacay.
Waxaa la leeyahay

9 saac ayay qaadan kartaa in Drone laga diray Iran ay gaarto bartilmaameed ISR|L ah.😁